Monthly Archives: November 2012

Cannavaro: Pirlo ama Iniesta ayaa u qalma Ballon d’Or.

Daaficii hore ee Real Madrid Fabio Cannavaro ayaa sheegay in xidiga qadka dhexe ee xulalka Spain iyo Talyaaniga Andres Iniesta iyo Andrea Pirlo aan wax badan...

Doorasho ka dhaceysa Somaliland.

Iyadoo deegaanada Somaliland ay maanta ka dhacayso doorashada Golaha deegaanka ayaa waxaa soo baxaysa in dad badan codkooda si xoog ah loo adeegsanayo. Maamulka Qaatumo...

Nistelrooy: RVP horyaalka ayuu ku hugaamin doonaa Man Utd.

Ruud van Nistelrooy ayaa daaha ka qaaday inuu Robin van Persie Horyalka Ingiriiska xilli ciyaareedkaan dib ugu soo celin doono masraxa riyada old Trafford. Persie...

Walcott iyo Sagna oo laga saaray ciyaartoyda Arsenal ee 2013ka.

Labada ciyaaryahan ee kooxda Arsenal Theo Walcott iyo Bacary Sagna ayaan lagu soo darin ciyaartoyda rasmiga ah ee kooxdu ku shir tegi doonto 2013, xidigahaan ayaa...

Faroole: Puntland anagaa iska leh!

Nin Ganacsade ahaa baa Todobaatameeyadii gatay baabuurka loo yaqaan SABAAX, oo  markaa suuqa baabuurta iyo baladkaba ku cusbaa. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu...

Tahniyad Dhalasho: Cabdi Salaan Maxamuud iyo Deeqo Maxamed.

Jaamac    Cali    Naasir Zamzam  Yuusauf  Nuur Ardo     Maxamed     Cali Faa’iso     Ibraahin    Isxaaq Deeqo      Ibraahin    Isxaaq C/fitaax    Ibraahin   Isxaaq Ayaan      Aadan       Cali Aamino   Maxamuud  Garweyne Fartuun    Cali     Cabdi waxay hambalyo iyo bogaadin ay leeyihiin C/salaan Maxamuud Axmed iyo Deeqo Maxamed Xasan, oo ay 25kii bishan November 2012-ka uu Wiil ugu dhashay magaalada...

Anzhi oo sheegtay inaysan dooneyn Wesley Sneijder.

Anzhi ayaa albaabka ka xiratay Wesley Sneijder waxayna sheegtay inuusan ku jirin liiska ay Janaayo ka xiiseynayaan suuqa kala iibsiga. Kooxda Ruushka ayaa soo bandhigtay...

Tobankii saxiix ee abid ugu fiicnaa Barclays Premier League.

20 sano ayaa laga joogaa markii ay Manchester United lasoo saxiixatay Eric Cantona, aan dibu milicsano Tobankii saxiix ee abid ugu fiicnaa Premier League. Waxaa macquul...

Benitez: Ma garanaayo hadii uu Torres noqon doono sidiisii hore.

Rafa Benitez ayaa qirtay inuusan ogeyn hadii uu Fernando Torres uu noqon doono sidii uu waayo ahaan jiray. Torres ayaa 91 ku dhaliyey 142 kulan...

France oo ku dhowaaqday tallaabo farxad gelisay Muslimiinta adduunka.

France ayaa ka farxisay muslimiinta adduunka, kadib markii ay qaaday tallaabo xaqiijin karta helitaanka dal madax banaan oo ay yeeshaan walaalaha muslimka ah ee...

Manchester United oo xiiseyneysa xidiga PSV Kevin Strootman.

Manchester United ayaa dalab u dirtay ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda PSV Kevin Strootman, sida laga soo xigtay wakiilka ciyaaryahanka. Ciyaarayahanka heerka caalami ee dalka Holland ayaa lala...

Benitez oo diiday inuu raali geliyo taageerayaasha Chelsea.

Tababaraha kooxda Chelsea Rafael Benitez ayaa diiday inuu raali geliyo taageerayaashaChelsea ka dib hadaladiisii uu ku dhaleeceyn jiray intii uu macalinka u ahaaLiverpool. Ninka reer Spain ayaa soo...

Kooxo hubaysan oo dad shacab ah ku dilay Beledweyne.

Xaalada Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saakay kacsan kadib markii saacadihii la soo dhaafay dilal ay ka dhaceen. Habeenkii Xalay kooxo hubaysan oo...

Mahiga oo raali geliyey Somaliland!

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga oo ku sugan Hargeisa, ayaa sheegay inuu raali galin ka bixinayo...

Lazio oo ku ciyaareysa Funaand ay ku qoran tahay ‘No Racism’

Lazio ayaa caawa kulanka ay wajaheyso Udinese ku ciyaari doonta funaanado looga soo horjeedo cunsuriyada, sida ay xaqiijisay kooxda ka dhisan Talyaanigu. Taageere Tottenham ah...

Habmaamuuska Madaxtooyada maxaa ka hallaysan?! (Warbixin iyo Sawirro)

Soo dhawaynta iyo qaabillaada mas’uuliyiinta iyo marti sharafta kaaga timaadda waddamada dibaddu waa arrin muhiim ah oo aad ku kasban kartid saaxiibtimada dalalkaas, korna...

R/W Saacid oo la shiray wafti Yurub ah.

 Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya uqaabilsan. Safiirka Midowga Yurub ee Somalia Michel...

Qarax ka dhacay degmada Marka.

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya qarax qasaaro gaystay oo maanta ka dhacay degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha hoose. Sida la xaqiijiyay Qaraxa oo ahaa...

Somalida Uganda oo soo dhoweysay howl gallada Ciidamada.

Shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada kanbaala ee caasimada wadanka ugandha ayaa si weyn usoo dhaweeyay howlgalada gaarka ah ee ciidamada dowlada somaliyed kula...

Saraakiisha iyo Ciidamada Dowlada oo ballantii uga baxay madaxweynaha.

Saraakiisha iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa ay dhulka la galeen balantii Madaxwaynaha Soomaaliya uu la galay ka hor inta uusaan Soomaali ka tagin. Madaxwayne...

Turkiga oo si cajiib ah u muujiyay ‘sida ay uga go’an tahay’ xasiloonida Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Turkiga ayaa si cajiib ah u muujiyay sida ay uga go'an tahay xasiloon iyo nabadda Soomaaliya, xilli ay dhawaan labada...