Muqdisho (Caasimada Online) - Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada maamul goboleedka Puntland, ayaa lagu qoray ereyo digniin ah oo ku wajahan dhismaha maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa qodobka afaraad si aad ah looga hadlay maamulka gobollada Mudug iyo Gal-Gaduud,waxaana habka loo qoray erayada qaar ee ku jira ay u muuqdaan kuwa daan-daansi ama colaad...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Deva ee Turkida maamulaan ka dhacday dhacdo fool xun, kadib markii nin Turkish ah oo isbitaalkaasi ka howlgala uu xadgudub u geystay mid ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee ka howlgala, isagoo dharbaaxay. Arintan ayaa dhalisay muran iyo shaqo joojin shaqaalaha isbitaalka, waxaana dhacdadan ay ka bilaabatay, markii gabadhan oo...
Guriceel (Caasimada Online) - Boqolaal dadweyne caraysan ayaa maanta oo khamiis ah la wareegay xarumaha maamulka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ee bartamaha dalka Soomaaliya. Dibadbaxyada ayaa ah kuwa lagu taageerayo maamulka Ahlusunna oo magaaladaasi ay ka saareen ciidanka DFS, bishii hore ee December, waxaana rabshadaha ay geeysteen khasaaro dhimasho iyo dhaawca ah. Ilaa labo qof oo shacab ah ayaa ku...
Muqdisho (Caasimada Online)-Dagaal Khasaaro kala duwan geystay ayaa waxa uu ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose kaasi oo u dhexeeyay Maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo Col Barre Hiiraale. Dagaalka oo ahaa mid xoogan islamarkaana leysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Sabca Casharaad oo dhaca duleedka Magaalada Kismaayo. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Cigaal Cabdi Rooble oo kamid ah Odayaasha Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu dhaliilay Siyaasada Ra'isul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, waxa uuna ku eedeeyay in CCC uusan ku socon Siyaasadihii ay adeegsan jireen Ra'isul wasaarayaashii isaga ka horeeyay. Waxa uu sheegay in Ra'isul wasaaraha aysan ka go' in talo islamarkaana uu yahay Mas'uul ku shaqeynaayo amarada Madaxweyne...
Muqdisho (Caasimada Online) - Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa soo saaray hees farashaxan ah oo cusub. Heesta oo ah heeskii "Daruuraha Hillaaciyo" ee Cabdalla Yuusuf Hanuuniye, ayaa Amiin Waxa uu ku daray sawir gacmeedyo dhaqaaqaya, oo ah Faarax C/qaadir oo tumaya music iyo ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo heeska ku luuqeynaya. Halkan hoose ka daawo.
Muqdisho (Caasimada Online) - Mas’uuliyiinta maamulka Shabelle State ayaa sheegay in iyagu ay ka taliyaan gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe, islamarkaana aanay jirin maamul kale oo halkaasi ka arimiya. Muxuyadiin Xasan Afrax oo ah Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa isaga oo u waramay idaacadda Goobjoog Fm, waxa uu sheegay in maamulkooda uu yahay midka saxda ah ee gobaladaasi, islamarkaana maamulka...
Baraawe (Caasimada Online) - Ciidamo ka tirsan kuwa daacadda u ah Col. Barre Aadan Shire Hiiraale, ayaa habeen hore gaaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose. Ciidamadan ayaa sida la sheegay waxa ay xeebta degmada Baraawe kusoo gaareen laba doomood, ayaga oo kasoo baxay deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose. Illaa iyo hadda ma cadda qorshaha iyo ujeedka ciidamada Barre Hiiraale...
Muqdisho (Caasimada Online) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab”ayaa Maalin walba oo Isniin ah Ku qaabila Xafiiskiisa Degmada Hiliwaa Dadweynaha Soomaliyeed si uu u dhageysto Cabashada, Tallooyinka,Fikradaha Wax Dhisaya iyo Aragtidooda Guud. "Aniga la ima weynin maalin walba oo isniin ah waa Maalinta Shacabka(Puplic Day)" ayuu yiri Guddoomiye Muungaab oo isagoo shacabka dhex fadhiya. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...
Sanadka 2015 ayaa waxaa la filayaa in gayiga Somaliyeed guud ahaan ka dhacaan isbadalo waa weyn. Mandaqada Puntland ayaan diirad ku saari doona qoraalka kooban: Mushaar la’aanta iyo cabashooyinka isasoo tarayo: Kadib markii bishii Janaayo 2014 laga guuleystay xulufadii Farole waxaa aad loogu rajo weynaa in GAAS isbadal dhab ka dhalindoono gayiga Puntland. Arintaa ayaa hada u muuqato mid quus ah....
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa la filayaa in maanta oo Khamiis ah uu Ra'isul wasaaraha DF Somalia Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke uu ku dhawaaqi doono Golaha xukuumadiisa. Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Tiro badan oo Wasiiradii hore ah uu soo celin doono RW C/rashiid Sharma'arke, iyadoo Go'aankaasina uu leeyahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa'uud. Sidoo kale, waxaa Xukuumada cusub kamid...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State ee Soomaaliya Cali Khaliif Galaydh, ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay in maamulkiisa uu ka tirsan yahay islamarkaana hoos yimaado dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Galaydh ayaa warkan ka sheegay wareysi uu siiyey idaacadda Dalsan ee magaalada Muqdisho. Galaydh waxa uu sheegay in isaga shaqsi ahaan uu la soo shaqeeyay Dowladan oo uu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo wareedyo ka tirsan DF Somalia kana howlgala Xarunta Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Villa Somalia uu kulan xasaasi ahaa ku dhexmaray Siyaasiyiin iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Damjadiid. Ilo wareedka ayaa sheegaya in Ujeedka kulanka uu ahaa mid ay Damjadiid uga arrinsanayeen talaabooyinka horyaal sanadka uga harsan Dowlada, waxaana xusid mudan in inta uu...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan iyo golihiisa wasiirada oo ku shiray madaxtooyada Kismaayo ayaa ka arrinsaday habka lagu soo xulayo golaha Barlamanka Jubbaland. Wasiirada qaar ayaa soo jeediyey fikirka ah in xubnaha Barlamanka loo qeybsado qaab qabiil ama hanaanka ah 4.5 inkastoo ay fikir taas ka duwan qabeen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo xubno kale oo ka tirsan golaha wasiirada Jubaland. Dood...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa kusoo waramaayo in Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed ee Somalia lagu wareejiyay Ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ee halkaasi Howlgalada u jooga. Wararku waxa ay sheegayan in Ciidamadaasi ay ilaalinta xarunta kala wareegen Ciidamo kale oo ka tirsanaa kuwa DF, iyadoona amarkaasi uu kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Shariif Xasan Sheekh...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo dagaalka ka socda deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaalka uu weli yahay mid socda, islamarkaana Beelaha uu dagaalka u dhexeeyo uu soo kala gaaray gurmad beeleedyo. Maleeshiyaadka uu dagaalka u dhexeeyo, ayaa isu adeegsanaaya Hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana la soo warinayaa in halkaasi uu hadda ka socdo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Kooxo hubeysan ayaa dil ugu geystay magaalada Muqdisho nin Injineer ah iyo askari ilaalo u ahaa, kuwaasi oo sugnaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Ninka Injineerka oo aan wali la shaacin magaciisa oo seddexan ayaa la sheegay xiliga la dilayay inuu ku sugnaa inta u dhaxeyso Xaafada Carafaad io Ceymiska. Injineerka ayaa la sheegay xiligii la dilayay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo wareedyo ka tirsan BF Somalia ayaa inoo xaqiijiyay in La-taliyaha dhanka Siyaasada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia C/kariin Guulleed uu manta bilaabay inuu kulamo kala duwan la qaato Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Beeshiisa. C/kariin Guulleed oo u tafa-xeydanaaya kamid noqoshada Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia, ayaa waxa uu kasbanayaa Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Beeshiisa oo iyagu caqabad ku...
Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hogaaminaayo ay maanta dib ugu soo laabteen Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay madaxweynaha in Dowlada Masar ay balanqaadyo kala duwan u sameysay DF Somalia. Madaxweyne Xassan ayaa waxa uu sheegay in Somalia iyo Masar uu ka dhexeeyo xiriir soo jireen ah, xiligaana loo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Inkastoo ay DF Somalia uu xiriir fog kala dhexeeyo Dowlada Turkiga, ayaa waxaa hadana soo ifbaxeyso in Turkiga uusan ku qanacsaneyn in Somalia ay xiriir wanaagsan la yeelato Masar. Dayip Erdogan oo ah Madaxweynaha dalkaasi Turkiga ayaa taariikhda markii ugu horaysay booqasho ku yimid dalka Somalia iyadoo booqashadaas wixii ka dambeeyay Turkigu gargaar iyo mashaariic horumarineed ku...

Maxay ka dhigan tahay tallaabada deg deg ah ee Itoobiya ay qaaday kadib amarkii DF?

Addis Ababa (Caasimada Online) — Wakiilkii dalka Itoobiya u fadhiyey Hargeysa ayaa loo dallacsiiyey derajada ‘ambassador’ oo ka dhigan in uu yahay safiir buuxa...