Muqdisho (Caasimada Online) - Maamulka Somaliland waxa uu gooni isu taag ku dhawaaqay 18 May 1991, balse ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday Somaliland, waxaa intaasi barbar socotey in dalka intiisa kale aysan ka jirin wax dowlad Soomaaliyeed ah oo wadahadal la gasho si tabashooyinkooda wax oga qabato. Sidaasi oo ay tahay Somaliland markasta waxa ay diyaar...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo wareedyo ka kala tirsan Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra'isul wasaaraha dalka ayaa goor dhow inoo xaqiijiyay in kulan uu albaabada u xiran yahay uu xiligaani Villa Somalia uga socdo Madaxweyne Xassan iyo Cumar C/rashiid. Ilo wareedka ayaa intaa ku daray in Kulanka uu yahay mid ku saleysan Arrimaha Xukuumada cusub, waxaana la soo sheegayaa in R/W CCC...
Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdulaahi Gees oo kamid ah Mudanayaasha BF Somalia ayaa waxa uu sheegay in suuragal ay tahay in dhibaatooyin qabiil uu ka dhasho maamulada loo dhisayo gobalada dalka. Xildhibaanka Waxa uu tilmaamay in Maamuladaasi uu ka dhalan karo dagaalo u dhigma kuwii ka dhacay dalka dhowrkii sano ee laga soo talaabay waxa uuna sheegay inay keeni karto...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Madaxtooyada Somalia, ayaa tibaaxaya in kulan uu halkaasi ku dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha BF Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Labada Mas'uul ayaa waxa ay kulankooda uga hadleen laba arrin oo kala ah ansixinta Ra'isul wasaaraha Cusub ee Somalia, Caqabadaha Madaxweynaha xiligaani ka heysta dhanka BF Somalia...
Muqdisho (Caasimada Online) - Gabar 18 sano jir ah ayaa dhimatay kadib markii ay kasoo dhacday dabaq shan biyaano ah oo ku yaala magaalada Marsascala ee jazeerada Malta, ayaanan wali la aasin markii aad looga naxay dhacdadaasi, sida ay shaaciyeen ururka warbaahinta Africa ee dalka Malta. Gudon Cabdulaahi Xasan, ayaa geeriyootay bishan December 6 deedii kadib markii ay kasoo dhacday dabaq shan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Maamulka Puntland ayaa isku dayaya inuu saameyn ku yeesho golaha wasiirada cusub ee la filayo inuu dhowaan soo dhiso ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid, Caasimada Online ayaa ogaatay. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in maamulka Cabdi Weli Gaas uu fursad u arko magacaabista Cumar Cabdirashiid, oo kasoo jeeda deegaanada maamulkaas, uuna doonayo inuu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng: Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay heshiiskii shalay ka dhacay Magaalada Jabuuti oo u dhexeeyay DF Somalia iyo Maamulka Somaliland. Heshiiska oo ka koobnaa ilaa iyo 6-Qodob ayuu sheegay Feysal Cali Waraabe inuu soo dhaweynayo, isagoona hadalkiisa intaasi ku daray inay tahay talaabo horay loo qaaday. Mar wax laga weydiiyay suuragalnimada in...
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay suuragalnimada in Somalia la mideeyo, ayaa waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in sanadka cusub ee 2015-ka lagu guuleysto. Waxa uu sheegay in xiligaani ay u muuqato Ifafaalooyin muujineysa in Maamulka Somaliland ay u hogaansamato la midoobida Somalia inteeda kale. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay in dalka Somalia uu dhismaayo...
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo kulanka dalka Jabuuti ku dhex maray Maaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Gaas oo ka jawaabayey su'aal xilli shir-jaraa'id ku qabtey maxaxtooyada, wuxuu sheegay in Puntland soo dhoweynayso wax walba oo maslaxadda dalku ku jirto haseyeeshee aan wax u dhimeyn danaha iyo jiritaanka Puntland. "Anagu Soomaalidu...
Qofka Soomaaliga ah haday u suurtoobayso wuxuu jeclaan lahaa: Inuu ku boobbo, khasab diintaada kaaga saaro - tiisana uu kugu dirqiyo, beertaada inuu xoolahiisa daajisto, geeliisa aad u raacdo, dalkaaga inuu qayb-goosto, Haddaba sidaynu dadka noocaas ah sharkooda kaga badbaadi karnaa? Markoodii horeba waxay u dhasheen qalafsanaan, madax-faluuq, islawaynaan-been ah & xoolo-raacnimo. Waxayna ku sii darsadeen Muslimnimo xagjir ah &...
Muqdisho (Caasimada Online) - Musharaxa ambassador Abdiraxmaan Diinaari ayaa caddeyay in haddii loo doorto xilka Madaxweynaha maamulka gobalada dhexe inuu lacag la'aan ka dhigi doono waxbarashada ilaa dugsi dhexe. Danjire diinaari oo ka mid ah musharaxiinta maamulkaasi laga dhisi doono gobalada dhexr wuxuu sheegay in dadka gobaladaasi ku nool la hagraday oo ay u bashan yihiin hoggaamiye daacad ah oo wax...
Muqdisho (Caasimada Online) - Beesha Cayr oo ka mid ah beelaha Habar-Gidir, ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadashay dagaaladii toddobaadkii hore ka kala dhacay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, kuwaas oo dhex maray Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Ahlu Sunada Wal-Jamaaca. War Saxaafadeedka, ayaa sidatan u qornaa:- Taariikhdu marka ay ahayd Disember 19, 2014 waxaa hotelka Samiira kulan ku qabsaday shirweyne ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Cumar Geelle, ayaa waxa uu maanta Garoonka Diyaaradaha dalkaasi kasoo sagootiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo. Labada Madaxweyne ee DF iyo Maamulka Hargeysa, ayaa waxaa Magaalada Jabuuti uga socday wada-hadal ay uga arrinsanayeen ka gudubka qaladaadka ay labada dhinac kala tabanayaan, waxaana xusid...
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, ka dhacay kulan looga hadlayay Amaanka Magaalada, iyadoo ay kulankaasi ka qeybgaleen Dhinacyada ku lugta leh Ammaanka sida, Saraakisha Ciidamada Militariga, Boliska iyo Nabad Sugida. Kulanka oo muddo dheer qaatay, ayaa waxaa ka qeybgalay Mas'uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Degmada iyo kuwa AMISOM gaar ahaan Ethiopia, Uganda. Saraakisha ka qayb gashay kulanka ayaa...
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalka Ethiopia ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweynaha iyo wafdiga la socday ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe si weyn ugu soo dhoweeyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire,...
Muqdisho (Caasimada Online)-Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa dadaal xoogan ugu jira in Xukuumada Cusub aysan kamid noqon Laba Siyaasi oo saaxiib dhow la ah Madaxweyne Xassan. Ilo wareed ka tirsan DF Somalia, ayaa xaqiijiyay in Kay uu kulan gaar ah la qaatay R/W CCC Sharmaarke islamarkaana kala hadlay sida Xukuumada...
Muqdisho (Caasimada Online) - War murtiyeed ayaa laga soo saaray wada hadalkii shalay ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, kadib markii shalay ay ku kulmeen magaalada Jabuuti. Wada hadalada oo ahaa shalay mid horu dhac ay ayaa labada dhinac maanta waxay ku heshiiyeen qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin in...
Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow naga soo gaaray dhanka Xafiiska R/W CCC Sharmaarke, ayaa sheegaya in halkaasi ay buux dhaafiyeen Odayaal dhaqmeed kasoo kala Jeeda Beelaha soomaaliyeed. Odayaasha ayaa la sheegayaa inay isugu jiraan kuwo balan la lahaa Ra'isul wasaaraha iyo kuwo qaab qabiil lagu mootiyay iridka Madaxtooyada waxaana la Tilmaamayaa in Ujeedkoodu yahay in R/W CCC ay ku...
Gaalkacyo (Caasimada Online)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka Mudug dhanka maamulka Puntland. Farxaan Cali Xaad, gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug ayaa ku dhaawacmay qaraxa ka dhacay bartamaha magaaladaasi, gaar ahaan kasoo horjeedka xarunta qeybta booliska magaalada Gaalkacyo. Sida  ay sheegayaan wararka aan helayno qaraxa ayaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sida ay sheegayaan wararka aan helayno ciidamadii dhawaan laga saaray degmooyinka Dhuuromareeb iyo degmada Guriceel ayaa isku urursanaya deegaanka Bali-howd oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Deegaanka Bali-howd oo ku yaala meel ku dhow degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa hadda ku sugan ciidamo badan oo ka tirsan...

QM oo ka jawaabtay dalabka DF ee xafiiska UNSOM

Muqdisho (Caasimada Online) – Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay ka hadashay go'aanka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku dalbatay in la joojiyo shaqada xafiiska...