Shirweyne ay ka soo qeyb galeen in ka badan 200 ruux oo isugu jira, Siyaasiyiinta, Dhaqanka, Culimada, Dhalinayarada iyo Haweenka beesha Muddulood ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo looga dhawaaqay mashruuc lagu dhisayo wado marta xeebta oo isku xirta Muqdisho ilaa Hobyo. Shirkaas oo ay qabanqaabiyeen siyaasiyiinta beeshaasi ayna gogoshiisa dhigeen hogaamiyeyaasha dhaqanka ayaa looga dhawaaqay mashruuc muddo dheer...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaarayo Degmada Marko ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi ay Ciidamada AMISOM ku dileen dad shacab ah. Wararku waxa ay sheegayan in dadka la laayay uu kamid ahaa Nabadoon Caan ka ahaa Degmada Marko. Mid kamid ah Saraakiisha Ciidamada DF Somalia ee Marko, ayaa sheegay in dilka kadib ay goobta gaaren islamarkaana ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warsaxaafadeed ka soo baxay 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay hoggaan siyaadadeed oo mideysan iyadoo golahu uu walaac ka muujiyay saameynta ay xiisadaha siyaasadeed ay ku yeelan karaan horumarka laga garaay nabada iyo deganaanshaha Somaaliya. Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay magaalada New...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo-wareedyo ka tirsan Xafiiska Madxaweyne Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweyne Xassan uu soo gabagabeeyay Xulista Ra'isulwasaaraha Cusub, islmarkaana uu diyaariyay Ra'isul wasaaraha bedeli doono C/weli Sheekh Axmed oo ku gacanseeray kalsoonida BF Somalia. Ilo-wareedka ayaa sidoo kale sheegay inay suurtagal tahay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka nagaado safar uu maalinta Bari oo Jumca ah...
Muqdisho (Caasimada Online) - Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan uu madaxweyne Xasan Sheekh ku qal-qaalinayo in laba siyaasi midkood uu ra'iisul wasaare u magacaabo. Shariif Xasan oo aad ugu dhow madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sida la sheegay kasoo horjeeda in ra'iisul wasaare loo magacaabo wasiirka maaliyadda DF Xuseen Cabdi Xalane. Labada...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa soo food saaray walaacyo ku saabsan magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, oo ku cabsi qabo inuu fashilmo. Warar ay Caasimada Online ka heshay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxaweynaha uu ka wel welsan yahay in ra’iisul wasaraaha uu soo magacaabayo uu kalsooni ka heli waayo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdishu ayaa waxaa ku sugan xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Cabdiweli Gaas kuwasoo u suxul duubaya sidii loogu magacaabi lahaa xilka Ra'isal wasaaraha dowlada Federaalka Somalia. Wararkaan ayaa intaas ku daraya in xubnahaan ka tirsan Wasiirada Puntland oo dhowaan safar ku tagey magaalada Muqdishu kulamo la qaateen la taliye-yaasha aadka ugu dhow Madaxweyne Xasan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanayo Magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu Hub u daabulaayo Maamulka Khatumo. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Hubkaasi uu ahaa mid uu C/qeybdiid ugu talo galay in Ciidamada Khatumo loo qeybiyo islamarkaana ay isaga difaacan kuwa Maamulka Somaliland ee fariisimaha ku leh Deegaanada kala qeybiya Khatumo...
Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo habeenimadii xalay Hooygiisa lagala baxay Agaasimihii Wasaarada Haweenka Maxamed Cumar Maxamed, ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Sii hayaha Xilka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka. Khadiijo Maxamed Diiriye waxa ay sheegtay in xariga loo geestay Agaasimaha uu yahay mid aysan kawar heyn Wasaarada waxa ayna Tilmaantay in Xarigaasi uu yahay mid sharci...
Hargeysa (Caasimada Online) - Waxaa Habeenimadii xalay hooygiisa ku yaal Degmada waabari ee Gobolka Banaadir lagala baxay Agaasimaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Dowladda Federaalka Maxamed Cumar Nuur xili uu aqalkiisa ku sugnaa. Wararka laga helaayo Xubno ka tirsan Wasaarada ayaa sheegaya in Agaasimaha ay la baxeen Ciidamo ku labisnaa dareeska Dowlada kuwaasi oo aan ilaa iyo hada la garaneynin halka...
Montreal (Caasimada Online) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay mas´uuliyadda maamulka Hawada Soomaaliya, kadib heshiis ka dhacay magaalada Montreal ee dalka Canada. Heshiiskaan oo uu saxiixay Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Saciid Jaamac Cali `Qoorsheel` ayaa sheegay in howshan ay kula wareegeen maamulka Hawada Soomaaliya sidii ay ula soo wareegi lahaayeen ay aheyd mid meel fog kasoo...
Muqdisho (Caasimada Online ) - Wararka laga helaayo xaafada Juungal ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi ay ku geeriyooden ilaa 8-ruux, halka tiro kalane ay Isbitaal jiifaan kadib markii ay cabeen biyaha sumeysan. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in 100-ruux ay sidoo kale la ildaran yihiin xaalad caafimaad darro oo ka dhalatayay biyaha sumeysan, waxaana dadkaasi...
Muqdisho (Caasimada Online)- Waxaa sii kordhaya tirada musharixiinta loo saadaalinayo xilka wasiirka koowaad ee xukuumada Soomaaliya, kadib markii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay codka kalsoonida kala laabteen C/welli Sheikh Axmed. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad loo hadal hayaa shaqsiyaad gaar ah oo loo malaynayo inay qaban karaan xilka ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya, kaasi oo xafiiska kala wareegaya ra'iisul wasaarihii...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirkii hore ee Wasaarada Howlaha guud iyo guriyeenta Maamulka Somaliland Saciid Sulub kana mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, ayaa waxa uu sheegay in DF Somalia ay ka talaabtay Qodobadii ay kuwada heshiiyen. Waxa uu sheegay in Heshiisyadii ay la galeen DF Somalia uu qeyb ka ahaa in labada dhinac ay joojiyaan faragalinta iyo wararka ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa mudooyinkaani dambe Magaalada muqdisho kusoo badanaayo dhacdooyin layaab galiyay Bulshada Muqdisho, kadib markii la arkay Mootooyinka loo yaqaan Bajaj-ta oo lagu kala iibsanaayo Qamriga iyo Calaqa. Wadayaasha Mootooyinka ayaa waxa ay qaarkood ka ganacsadaan suuq-geynta Qamriga iyo Calaqa, waxaana la soo warinayaa in Mootooyinkaasi ay u shaqeeyan qaab shaqo, balse ay howshoodu tahay suuq galinta Muqaadaraadkaasi. Nuur...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu kulan wadatashi ah la qaatay Mudanayaashii kasoo horjeeday Mooshinka lagu tuuray Ra'isulwasaarihii ku gacanseeray kalsoonida Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa waxa uu Xildhibaanadaasi kala tashtay Xulista Ra'isulwasaaraha Cusub, waxa ayna sidoo kale kawada hadleen qaabka loola shaqeyn lahaa Xukuumada Cusub oo noqon doonto mid ka duwan Xukuumadihii...
Muqdisho (Caasimada Online) - Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho ku dilay ku simihii maamulka Jaamacada Simad ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay ku weerareen gaarigiisa xili uu marayay meel ku dhow suuqa bakaaraha. Ruuxa la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Ustaad Ibraahim Maxamuud Xaamud, waxaana la sheegay inay ku weerareen gaari yar iyagoo ku dilay inta u dhaxeysa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaanadii ka soo horjeeday mooshinkii xilka qaadista Ra'isul wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa inay gole isbaheysi siyaasadeed ah kaga dhowaaqaan Muqdisho. Ilo xog ogaal ah ayaa Caasimada Online u sheegay in golahan uu qaadan doono magacii ay xildhibaanadan ku difaaceen ra’iisul wasaare Cabdi Weli oo ah Golaha Badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed. Xildhibaanada oo la rumeeysan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno gobolka Galgaduud kooxo hubeysan oo maleeshiyaad ah ayaa waxay dileen wiil iyo hooyadii oo hal meel ku wada sugnaa. Masuuliyiinta maamulka degmada Guriceel ayaa ka hadlay arinta ka dhacday deegaanka Bali-og oo qiyaastii 60 Km u jira degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxayna sheegeen inay wadaan baaritaano arintaasi ku aadan. Gudoomiye...
Garoowe (Caasimada Online) - Korneyl Maxamed Xaaji Aadan oo caan ka ah deegaanada Puntland ah ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharax u taagan xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Korneylka oo wareysi siiyey idaacadda Dalsan ee magaalada Muqdisho, ayaa shaaca ka qaaday damaciisa siyaasadeed, waxaana uu sheegay inuu heysto taageerada dadka, isimada iyo siyaasiyiinta gobolka Nugaal. Wareysiga ayuu sidoo kale kusoo dhoweeyey...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...