Xoghaya samafalka gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyey tirakoob ay ka sameeyeen khasaaraha ka dhashay daadadka roobab iyo fatahaado uu sameeyey Wabiga Shabelle ee dhexmara magaalada Beledweyne labo maalin ka hor. Xoghaya samafalka gobolka Hiiraan ee arimaha binu,aadanimada C/laahi Cabdi Ceeymoy oo la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta Dibada Asiga oo jooga Magalada Qaahira ayaa sheegay in daadadka iyo...
Madaxweynaha Somalia Prof. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, halkaasi oo uu ka jeediyay Khudbad aad u qiimo badneyd, oo uu dhinacyo badan taabaneysay, waxaana uu kaga hadlay arriimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo waxyaabaha socda. Halkaan Ka Dhagayso Khudbadda
Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Ayaa maanta sheegtay in la xaqiijiyay Amaanka Magaalada Muqdisho 24kii saac ee la soo dhaafayna ay ciidamaa Amaankuna ka hortageen falal Amaanka dhan ka ah Amaanka dalka. Taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg oo maanta saxaafadda shirjaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in Ciidammada Nabad Sugidda Qaranka iyo guud ahaanba Ciidammada Qalabka...
Kismaayo Caawa waxaa la xaqiijiy inay Isaga Wada baxeen Ciidamada Huwanta ee maanta galay  Mudo sanad ay damacsanayeen la wareegideeda. Ciidamada ayaa maanta waxaa ay magaalada ka dageen dhowr xaafadooda,Sida Saldhigii Degmada,Xabsiga,Airporka,Bangiga iyo meelo kale kuwaas oo ay caawa aysan joogin. Cutubyadii ugu dambeeyay ayaa caawa goordhow ka baxay Kismaayo kadib markii ay heleen amar ah inay Magaalada Dibada ugu soo...
Madaxwaynaha soomaaliya ayaa maanta Booqashadiisii ugu horaysay waxaa uu maanta ku tagay Baydhabo waxaana uu kala kulmay Soo dhawayn wanagaasan. Daawo Muuqaalada madaxwaynaha Booqashadii uu ku tagay Baydhabo
Gabar u dhalatay wadanka Yeman jirtana da'da 20-aad,ayaa ninkeeda dishay kadib markii ay kajartay xubin muhiim ah oo jirkiisa kamid ahayd. Gabadhaan ayaa sida ay sheegtay ninkeeda uga shakisay inuu xiriir kale lalahaa dumar kale.   Gabadhaan ayaa waxay ku nooshahay magaalo lagu magacaabo(Al-jowf)oo 200km dhanka bari kaxigta casimada wadankaas ee Sanca,dadka dagan magaaladaan ayaa booliska kusoo war geliyay ineey heleen...
Ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha Gobolka Sh/hoose ee Dowlada Soomaaliya  ayaa maanta dhacay Sahay gar gaar oo loo waday dad dhibaataysan oo ku nool deegaanka Carbiska ee Duleedka Muqdisho. Sahaydaan Gar gaar oo ka koobnayd Boorish iyo Saliid ayaa loogu tala galay dad daruufo adag ay ku haysato Deegaankaas kuwaas oo ay tiradooda gaarayso 300 ruux. Labo gaari ayaa la sheegay...
Kolonyo ay wateen Ciidamada Itoobiya ayaa maanta qarax waxaa lagula eegtay Magaalada Beledwayne ee xarunta Hiiran. Qaraxa ayaa waxaa uu Ciidamada Ku qabsaday iyagoo ku sii jeeday Deegaanka Ceelgaal waxaana uu ka soo tagay deegaanka Buurta Qowleed ee Beledwayne ka tirsan. Gawaarida ay Wateen  Mid kamid ah Ciidamada itoobiya ayuu qaraxa aafeeyay iyadoo nooca uu qaraxa ahaa la sheegay Miinada Dhulka...
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Wafdiga Madaxweynaha uu hogaaminaye ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay dadweyne badan iyo sidoo kale maamulka Gobalka Baay ee Dowladda Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu kulamo la qaatay Madaxda maamulka Dowladda ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo uu kala hadlay arimaha ammaanka iyo arimaha kale ee Gobalka. Sidoo...
Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Safarkii ugu horayay waxaa uu ku aaday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha ayaa goordhow ay diyaar ka qaaday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Safarka Madaxwaynaha waxaa ku wehliya Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaliya waxaana la filayaa in Saacadaha Soo aadan uu ka dago Baydhabo halkaas oo maanta la dhigay Ciidamada Itoobiya...
Allaha u Naxaristee  Waxaa xalay Dalka Norway  ku Geeriyooday Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo ka mid ahaa Abwaaniinta Waa Weyn ee Soomaaliyeed. Abwaanka Gaariye ayaa Maalmihii ugu danbeeyay waxa uu ku xanuunsanyay Dalka Norway, oo uu xalay ugu danbeyntii ku Geeriyooday. Maxamed Xaashi Dhamac ayaa wuxuu ka mid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed kuwooda ugu Magaca dheer , waxaana Abwaankaan lagu xasuustaa...
Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Maanta booqashadiisa ugu horaysay uu ku baxo waxaana la tilmaamayaa in Madaxwaynaha uu booqon doono gobolo ka tirsan Dalka. Ilo Xog ogaal ah oo aynu Saakay ka helayno Xarunta Madaxtooda Vila Soomaaliya oo uu dagan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa xaqiijinaya  in Madaxwaynaha Safar uu ku jiro. Sadax Gobol oo ka Tirsan...
Naadiga Realmadrid ayaa xalay waxaa u suurta gashay ineey guul weyn ka gaarto kulan katirsanaa horyaalka Spain oo ay laciyaartay dhigeeda Deportivo La Coruna,Real oo xalay marti lo ahaa ugu danbeyntii waxay 5/1 ku garaacday Deportivo,xidigihii xalay kadhexmuuqday kulankaas waxaa kamid ahaa C.ronaldo oo dhaliyay goolasha lo yaqaan 3-leeyda. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay layaab kadib markii Real Looga hormaray gool...
Shantii September, waxaa magaalada Muqdisho gaaray ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi, oo waqtigaas sheegay inuu yahay musharax madaxweyne. Hase yeeshee 9-kii September, waxaa la arkay Cali Maxamed Geedi oo dhex taagan xafaladdii labada Shariif ee lagu taageerayay Shariif Sheikh Axmed, isaga oo taageero u ah Shariif. Haddaba wixii markaas ka dambeeyay Caasimada Online, waxa ay qabtay su’aal ay...
Wariyaal Soomaali ah ayaa lagu Xiray Xaafaada Islii ee  Dalka Kenya ka dib markii lagu eedeeya inay wax ka  ogaayeen qarax ka dhacay Dalkaas. Kadib markii uu qarax ka dhacay Kaniisad ku taala Xaafada Islii ayaa waxaa halkaas tagay wariyasha si xaalada ay u soo ogaadan Sawirana ay ugu soo qaadaan Dhacdadaas waana la xiray mar dambe. Wariyaasha oo ahaa Tiradooda...
Midnimadu waa tan horu Marisa aadmiga, tafaraaruqana waa kan iilka dhiga sharafta,dadnimada,wax wada qabsiga iyo nolol wanaaga walaalaha kala tagsan, Waxaan hubaa in aanay jirin cid igu diidi kartaa intaas, laba qof walboo soomaali ah ee kulantaba marka ay sheekaysanayaan, waxeey ku dhiiradaan qirida dhaba haboowga heeysta umada soomaaliyeed in ay ugu wacan tahay, qaybsanaanta iyo xishmada ay u hayaan...
Bololka/Suuska Ilkaha  (Qoraal cilmiyeed muhim  ah)  Qurmidda ilkahu waxaa weliba loo yaqaannaa madmadoowga ilkaha. Waxay keentaa iligga oo dalooshama haddii la daawayn waayana waxay ka soo tagi kartaa dheehda (qaybta adag ee dusha ee daboolaysa iligga) ooy ku faafi kartaa qaybta ugu weyn (dentine) ee iligga gudahiisa ee jilicsan. Qurmiddu waxay si degdeg ah ugu baahi kartaa qaybta ugu weyn ee...
Liverpool ayaa xiiseyneysa inay Anfield keensato weeraryahanka kooxda Newcastle Demba Ba, si uu maareeye ugu noqdo booska gool dhalinta ee ka maqan Reds. Weeraryahanka reer Senegal ayaa hugaamiye u ah Magpies wuxuuna ka qaataa mushaar cadadkiisu yahay 50 kun oo ginni. Reds oo shan gool ku xaaqday sabtidii kooxda Norwich ayaa raadsaneysa gool dhaliye ka dib markii uu ka dhaawacmay Fabio...
Wararkii ugu dambeeyay ee Galabta aynu ka helayno Kismaayo oo ah xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada ay ku sii fidayaan Goobo muhiim ah oo ka tirsan Magaalada. Ciidamada Huwanta ayaa ayaa qabsaday Airporka Magaalada Kismaayo,Saldhiga Degmada,Xabsiga dhexe,Bangiga waxaana hada iyagoo raxa raxan u socda ay si tar tartiib ah kula wareegayaan qaybaha kale ee magaalada. Sidoo kale...
Xherdan Shaqiri ayaa ku waaniyey kooxdiisa Bayern Munich iyo ciyaaryahanada u ciyaara inay diirada saaraan ku guuleysiga horyaalka Jarmalka ka dib bilowgoodii cajiibka ahaa ee xilli ciyaareedka 2012/13. Bavarian ayaa ku bilaabatay horyaalka Rikoor 100% ah, waxayna kulankoodii adkaa guul darro 2-0 ah dhabarka u saartay Werder Bremen, halka ay Champions League 2-1 ku dubtay Valencia. Ninka u dhashay dalka...

KENYA oo fadeexad weyn dhex joojineysa DF Somalia

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Kenya ayaa maalmo kahor bilowday qorshe ay dowladda federaalka Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Midowga Afrika. Kursigan...