Alessandro Del Piero ayaa gool ugu dabaal degay kulankiisii 800aad (Sideed Boqolaad) ee ciyaar caalami ah ka dib markii ay kooxdiisa Sydney FC guul ka gaartay kooxda Perth Glory. Halyeeygii hore ee kooxda Juventus ayaa 705 kulan u saftay Juve, 91 kulan ayuuna u ciyaaray xulkiisa Italy, halka uu afar kulan xirtay maaliyada Sydney. Pinturicchio ma uusan heleyn wax uga fiican...
Liverpool ayey macquul tahay inay Didier Drogba usoo dhaqaahiso Anfield waxayna ku dooneysaa laba bilood oo amaah ah marka uu bisha soo aadan soo afjarmo Horyaalka Shiinuhu, Reds ayaana dooneysa inay xidigaan ku xaliso dhibaatada ka heysata dhanka weerarka, laakiin waxaa laga yabaa inay ku guul darreysato sida uu qoray wargeyska Daily Mail. Drogba ayaa xilli ciyaareed la dhameysanaaya Shanghai...
Nebi Muxammad (NNKH) waa sayidka khalqiga Alle, iyo Nebigii ugu dambeeyay Nebiyada iyo Rususha. Waxaa la siiyey mucjiso aanan lasiinin cid kale (Quraanka), sidoo kale ficilladisii iyo oraahyadiisii ayaa iyana ah mucjiso oo ka marag kacay zamanka aynu joogna iyo tiknoloojiga casriga. Kuma hadli jirin wax hawadiisa ah, siduuba Alle sarreeye inoogu sheegay Quraanka markuu ka warramayay Nebigiisa (NNKH),...
Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in kooxda hugaanka u heysa Barclays Premier League ee Chelsea aysan aheyn sidii waqtigii uu tababaraha u ahaa Special One. Macalinka Blues Roberto Di Matteo ayaa si wanaagsan ku bilowday horyaalka iyadoo aan weli dhinaciisa dhulka la dhigin. Tababaraha Manchester United Fergie  — oo ay maanta kooxdiisu u safreyso Stamford Bridge, ayaana amaanay kooxda aan weli...
Tababaraha kooxda Chelsea Roberto di Matteo ayaa ku booriyey  kooxdiisa inay ceshtaan daafacooda bidix Ashley Cole, kaasoo ay doonayaan Manchester United iyo Paris St Germain daafaca reer England ayaana qandaraaskiisa Stamford Bridge wuxuu dhacayaa xagaaga soo aadan. Cole ayaa iska diiday hal sano oo qandaraas ah oo ay usoo bandhigtay Chelsea, PSG ayaana dooneysa inay kusoo jiidato qandaraas dhaqaale badan...
Real Madrid ayaa dooneysa inay si la yaab leh usoo bandhigto kooxda ka ciyaarta Premier Laegue ee Tottenham kaasoo ah in daafacooda bidix ee reer Portugal Fabio Coentrao iyo 50 milyan oo ginni ay kaga doonayaan Gareth Bale, sida ay qortay majalada The Sun. Tababaraha Real Jose Mourinho ayey u cadahay inuu Janaayo lasoo wareego xidiga reer Wales ee garabka...
Daawo sawirada degmada Walanwayn oo Ciidamada dowlada ay joogaan.
Wargayska Washington Post ayaa wax ka qoray dhaq dhaqaaqayada Ciidamada Maraykanklu ay ka wadaan Saldhigga Milatery ee Maraykanku ku leeyahay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Dhaq Dhaqaaqan ayuu Wargaysku ku sheegay mid Ciidamada Maraykanku ay ku sii laba jabbaarayaan la Dagaalank waxa loo yaqaano Argagixisada Geeska Afrika iyo Dalka Yaman. Diyaaradaha drones ka loo yaqaano ee aysan cidi wadin ayaa la sheegay in...
Sawirro ay dayax-gacmeed ku qaadday hay'adda Human Rights Watch waxay muujinayaan caddeymo aad u xun ee mujtamac dhan oo la burburiyay galbeedka dalka Burma toddobaadkan. Deegaan dhan oo ka tirsan magaalada Kyaukpyu ayaa u muuqda in gebi ahaanba la gubay oo dhulka lala simay. Human Rights Watch waxay sheegaysaa in dadka halkaas deggan badankoodu ay ahaayeen Muslimiinta Rohingya, kuwaas oo weerar...
Sanadkan 2012-ka guud ahaan dalka Maraykanka waxaa ka dhici doona doorashooyinka guud. Taas waxaa sii dheer in gobalo badan oo ay Minnesotaku jirto loo codayn-doono- In Wax Ka Badalid lagu sameeyo Cahdi goboleedka sida kan Minnesota oo 2 (labo) arin oo waa weyn loo codayn-doono. Soomalidu waxa ay tiraahdaa “War helaa Talo Hela”, run-ahaantiina Soomaaliduna waa dad aad oola socda...
Bayaan manta kasoo baxay dowlada Ruushka ayaa lagu shegay in Ruushka uu qorsheeynayo sidii uu markab dagaal ugu soo diri lahaay Khaliijka Cadan. Roman Martov oo ah sarkaalka ugu sareeya ciidamada Mariiniska Ruushka ayaa mar uu saxaafada lahadlayay waxa uu sheegay in markabka {Marshal Shaboshnikov} uu kazoo dhaqaaqay saldhig ay ciidamada Bada Ruushka ku leeyihiin bariga wadankaas islamarkaasna uu kusoo...
Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxaaa tababar loogu furay Mgaaalada Muqdisho kuwaa oo ah Boolis. Tirada Ciidan ee tababarka loo furay ayaa waxaa ay gaarayaan 40 iyadoo goobta ay ku sugnaayeen Saraakiil ka tirsan Dowlada iyo Amisom. Taliyaha Dugsiga Tababarka Xarunta Generaal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho Generaal Abuukar Axmed oo halkaasi ugu horeyn ka hadlay ayaa wuxuu sheegay in...
Warsaxaafadeed. Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celinaysa in la mamnuucay dhoofinta dhuxusha, iyadoo u hoggaansameysa qaraar ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo lagu boorriyay dowladda inay ka hor tagto tallaabo kasta oo lagu doonayo in lagu dhoofiyo dhuxusha, maadaama dhoofinta dhuxusha ay halis ku tahay deegaanka. Sidaa daraadeed, waxay dowladdu walaac qoto-dheer ka muujinaysaa cid kasta oo...
Ujeedo : Baaq Jaaliyada Absuge Qumbur ee Dalka Norway                       27/10/2012 Jaaliyada Beesha Absuge Qumbur ee ku Nool Dalka Norway waxa ay Cadeeneysaa in aay Taageersantahay Kulankii Dhowaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya Kaasi oo ay Beesha  kaga dhawaaqday Gudi 21 Xubnood ah oo Matala Beesha Abusge...
Ciidamada Dowlada soomaaliya oo kaashanaya kuwa Amisom ayaa maanta waxaa ay dagaal ku qaadeen Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe. Gawaariad gaashaaman Amisom iyo dowlada ayaa ka tagay degmada Balcad waxaana u jileecsadeen Jowhar,waxaana Ciidamadan oo tiradooda ay badan tahay arkay dad ka soo tagay jowhar oo muqdisho yimid. Dadkan oo aan la sheekaysana  ayaa waxaa ay inoo xaqiijiyeen inay jiraan...
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay arrinta iminka Soomaali badan ay aragtiyo kala duwan ka bixinayeen ee maamul u sameynta magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolka. Isaga oo ka hadlay salaadii ciidda kadib ee shalay, ayaa Cabdiraxmaan Faroole, waxa uu si cad u sheegay inuu taageersan yahay dhismaha maamul dadka deegaanka ay halkaasi ka dhistaan. “Waxaan ku baaqayaa in dadka...
Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa uga digay Masuuliyiinta Dowlada Cusub ee Somalia, hal arrin oo ah  inay ku kacaan musuq maasuq, waxaana taa badalkeena uu ugu baaqay dhanka wanaaga. Xasan Sheekh Maxamuud oo Warbaahinta lahadlay ayaa waxaa  carabaabay in Dowladiisa ay ku shaqayn karto kaliya Cadaalada. Profe.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tibaaxay isbadal Cusub inay la yimadaan Madaxada dowladiisa. Madaxwaynaha ayaa sheegay in cadaalada ay hogaan...
Ilaa iyo afar xaaji oo ka mid Soomalida sanadkan xajisay ayaa ku geeriyooday Sacuudiga, iyadoo xaaladii ay ku guteen xajkana ay adkeyd. Wararka ka imanaya dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegaya in tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay Xajka  sannadkan ilaa haatan ay marayso 4 qof. Laba ka mid ah dadkaasi ayaa ku dhintay shilal baabuur. Dhinaca kale, dadka ka soo...
Warar xog ogaal ah oo aan helnay ayaa sheegaya in xalay wada hadallo waqti dheer qaatay ay ka socdeen xarunta madaxtooyada Somalia ee Muqdisho, halkaasi oo madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ay isku khilaafeen arrinta golaha wasiirada. Sida dad xog ogaal ah ay inoo sheegeen, Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa dhinac isaga riixay damaca madaxweynaha iyo kooxdiisa Damul Jadiid, ee ahaa in...
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa khamiistii magaalada Chicago ee gobolka Illinois oo uu kasoo jeedo ka dhiibtay codkiisa doorashada madaxweynaha ee dhici doonta 6-da November. Illaa 34 gobol oo ka tirsan Mareykanka ayaa ogol inaad codkaad xilli ka horeeya maalinka doorashada dhiiban karto, waxaana loo yaqaan (Early Voting). Sharciga Illinois ayaa dhigaya in hadaad ka qeyb galeyso Early Voting lagaaga baahan...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...