Masuuliyiinta Maamulka Banaadir u qaabilsan dhinaca amaanka ayaa qorshaynaya sidii Muqdisho ay ugu samayn lahaayeen howlgalo gur guri ah kaas oo Amaanka Caasimada lagu adkaynayo. Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amaanka maamulka Gobolka Banaadir Warsame maxamad Xasan(Warsame joodax oo warbaahita la hadlay ayaa sheegaya in baaritaanadan ay ka qabsoomayaan Muqdisho oo dhan guryaha ku yaala. Waxaa uu ku micneeyay Gudoomiyahaha howlgalkaan mid...
Aqrsite, waxaan halkan kuugu soo gudbineynaa dhambaal ka yimid aqriste kale oo idinka doonaya talo, waa barnaamijkeeni cusbaa ee aan ugu magac darnay ILA TALI AQRISTE: Ujeedka ayaa ah qofkii talo raba inuu soo weydiisto aqristayaasha aan u fududeyno, maadamaa uu heli karo fikrado badan oo kal duwan, mark a la isku geeyana noqon kara wax ku ool. Waxaan idin ka codsaneynaa...
Iyada oo ay jirto burburkii nidaamka daryeelka caafimaadka kadib sanado badan oo khilaaf ah, ayaa tiro yar oo xarumo caafimaad ah oo Muqdisho ku yaala sida isbitaalada Banaadir, Madina iyo Keysaney, ay sii wadaan in wali shaqaynayaan, caafimaad bilaash ahna siinayaan dadka maxaliaga ah. Luul Maxamed, oo ah madaxa qaybta caruurta iyo dhamlada ee Isbitaalka Banaadir, oo ah mid ka...
Qormadani waa mid kamid ah silsiladdii taxanaha ahayd ee raddinta shubbahaatka lagu marin habaabiyey umaddeenna caamada ahi ee aanan diinba aqoon mid Islaam iyo mid kale toona, waxayna daba taal qormooyin raddin shubaha ahaa oo aanu ku raddineynay nin magaciisa kusheegay Hassan Colhaye. Hassan Colhaye wuxuu kaga duwan yahay ragga asaaggiisa ahi ee la duufsaday isagu wuxuu soo bandhigay jahligiisii,...
Qaar kamid ah haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Banaadir, ayaa gudoomiyaha Gobolka Maxamuud Axmed Nuur Tarsan waxay ku eedeeyeen inuu faragalin kuhaayo oo uu kala geynayo haweenka qaranka Soomaaliyeed. Xaawo C/laahi Qayaad, oo horay uga tirsaneed xilibaanadii KMG ahaa ee dalka soo maray ayaa sheegtay in maalmahaan haweenka qaranka ay ahaayeen kuwo is qilaafsan islamarkaasna qolo qolo ushirayay, Xaawo...
Madaxwaynaha Dowlada Jabuuti Cismaaciil Cumar geele ayaa deeq waxaa uu soo gaarsiiyay Haweenay Soomaaliyeed oo ku nool Muqdisho dhashayna Afar Caruur ah. Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dayib dubad Rooble  ayaa warbaahinta u sheegay lacagtaan loo soo marsiiyay haweenaydan dhashay Afarta caruur Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya. Waxaa uu sheegay Dayib in lacagtan ay soo dhiibtay Marwada koowaad ee Madaxwaynaha Jabuuti Khadro...
Luis Suarez ayaa isku difaacay inuusan dhulka isku tuurin si uu u helo Gool ku laad ama laad xor ah, iyadoo waayadaan xidiga dalka Uruguay lagu dhaleeceynaayey inuu istuuro si ay garsoorayaashu Rigoore ugu dhigaan. Suarez ayaa kooxdiisa Liverpool u dhaliyey goolkii barbaraha ay Chelsea kula wadaageen dhibcda wuxuuna waayadaan fure u ahaa gool dhalinta Reds isagoo ilaa iyo haatan...
Didier Drogba ayaa sharaxay sababtii keentay inuu ka tago Chelsea wuxuuna sheegay in kooxdu ay dooneysay inay dhiig cusub kusoo darto ciyaaryahanadeeda ka dib markii ay ku guuleysatay Koobka kooxaha Yurub. Drogba  ayaa ka tegay Stamford Bridge isagoo ku biiray kooxda Shiinaha ka dhisan ee Shanghai Shenhua ka dib markii uu dhaliyey goolku laadkii guusha ay Chelsea UEFA Champions League...
Kooxo aan la garanayn cida ay yihiin ayaa waxaa ay xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho  ku dileen sadax ruux oo shacab ahaa  kana mid ahaa dadka deganaa halkaas. Dadkaan ayaa waxaanan loogu simin kaliya dil oo waa la gowracay waxaana maydkooda ay maanta yaalaan Xaafadaas oo degma ahaan hoostaga degmada heliwaa. Dilkaan gowraca sadaxda qof ayaa ka dhigaya kii Afaraad...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka dacwootay Xukuumada Kenya, waxeyna Dacwadaas u gudbisay Qaramada Midoobey ayadoo Kenya ku eedeeneyso in ay faragalin ku heyso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qarama Midoobay ayaa raboor Dacwa ah Farta ka saaray X/Qoramada Midoobay Banki Moon. Safiirka ayaa Kenya ku Edeeyey in ay Qalalaase ku hayso xasiloonida siyasada Soomaaliya waxayna hurineysaa Fidno Colaada iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa shalay gelinkii danbe waxa uu lakulmay xilibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo uu kala hadlay sidii xukuumada cusub lo taageeri lahaa islamarkaasna codka kalsoonida loo siin lahaa. Xilibaanada madaxweynaha uu la kulmay waxay ahaayeen, xilibaano maalmihii danbe muran kaqabay qaabka loo soo dhisay xukuumada Cusub, waxaa jirta in is afgrad muhiim ah uu dhexmaray...
AC Milan ayaa ka aamusan mustaqbalka Massimiliano Allegri ka dib markii ay Fiorentina 3-1 uga talaabsatay ciyaar ka dhacday Stadio Giuseppe Meazza waxaana loo arkaa inuu mar kale riski galay mustaqbalka tababaraha. Macalinka laftiisa ayaa sheegay inaysan kooxdu aheyn mid isku aadan ka dib guul darradii Viola, laakiin guul daradii gurigooda ayaa mar kale kasii fogeysay farqiga dhibcaha. Madaxweyne ku xigeenka...
Arsene Wenger ayaa diirada saaran doona Janaayo marka uu suuqu furmo weeraryahanka Manchester City Edin Dzeko ka dib markii uu lasoo baxay waayo mucjisa leh si uu ugu cusbooneysiiyo weerarkiisa uu kala qeyb  galayo usoo bixitaanka Champions League. Gunners ayaa dhibaato ka heysataa dhanka weerarka iyadoo cabsi laga qabo inay sanadkaan ka mid noqon weydo afarta koox ee ugu sareysa...
Milkiilaha Chelsea Roman Abramovich ayaa diyaar u ah inuu Bank-ga u jebiyo ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Everton Marouane Fellaini, isagoo Janaayo ku dalban doona 30 milyan oo ginni. Sida uu qoray wargeyska Sunday People. Xidiga dalka Belgium ayaa si aad ah uga dhex muuqday kooxda David Moyes wuxuuna dhaliyey lix gool xilli ciyaareedkaan isagoo goolkiisii ugu dambeeyey shabaqa kasoo...
Xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa jebiyey rikoorkii goolasha ee ciyaaryahankii hore ee xulka Brazil Pele, xilli uu boqorka kubada cagta dhaliyey 75 gool keliya hal sano. Ninka reer Brazil ayaa ka dambeeyey Gerd Muller, oo 85 gool hal sano u dhaliyey Bayern Munich iyo West Germany keliya 60 kulan oo uu saftay 1972dii. Si kastaba, 25 jirkaan reer Argentina ayaa...
Bankiga horumarinta Africa The African Development Bank (AfDB)¸ayaa eegaya suurta galnimada ah inuu maal geliyo dhismaha Highway isku xiri doona dalalka Kenya iyo Somalia. Bayaan lasoo saaray kadib kullan dhex maray madaxweynaha Kenya Muwai Kibaki iyo wafti ka socday AfDB oo uu hogaaminayay Dr. Donald Kaberuka, oo ka dhacay Nairobi ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka xaajoodeen sidii...
Shalay waxaa daabacnay dhambaal inooga yimid gabar Soomaaliyeed oo talo doon ah. Dhambaalkaas ayaa ahaa kii ugu horeeyay barnaamij cusub oo aan ugu magac darnay ILA TALI AQRISTE, kaasi oo aqrsitayaasha ay tallooyin kusoo weydiisan karaa aqristayaasha kale, inagana aan daabaci doono, waxadana kusoo hagaajin kartaan caasimada@live.com. Halkan ka arag dhambaalkii shalay.  Haddaba inta badan tallooyinkii la siiyay Ayaan waxaa lagu...
Dagaal qasaaro gaystay ayaa magaalada Muqdisho waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada ka wada Tirsan Dowlada Soomaaliya. Ciidamada Booliska iyo kuwa Nabad Sugida ayaa waxaa uu dagaalka ku dhexmaray Saldhiga bari ee degmada Cabdi Casiis ee gobolka banaadir. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Ciidamada Nabadsugida ay soo xireen rag katirsan Dowlada oo dhacayay dad shacab ah waxaana intaa ka dib...
Xukuumadda cusub ee Ra’iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa wali dadaal dheer ugu jirto sidii ay u heli lahayd in baarlamaanku ansixiyo, kaddib markii ay shalay ka baaqsatay inay baarlamaanka horkeento barnaamijkeedda siyaasadeed. Baaqashadaasi ayaa lagu macneeyay kaddib markii ay soo baxeen inay jirto diidmo ka imanaysa xildhibaananda qaarkood oo iyagu watay mooshin ka dhan ah xukuumadda, kaasi oo ay...
Mudanayaasha Baarlamanka ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho,waxaana kulankan looga dooday nuqulo kamid ah xeer heesoodka. Waa fadhigii 21 aad oo  Baarlamanka ,waxaaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamanka Maxamad Sheekh Cismaan jawaari Mudanayaasha ayaa qodob qodob ugu dooday dhamaan qaybaha oo uu ka koobnaa xeer hoosaadka  iyadoo dhamaadka shirka gudoomiyaha Baarlamanka uu kaga digay xildhibaanada Baarlamanka arrin...

Xasan Sheekh oo qaatay go’aan yaab leh, xilli DF ay dhex dabaalaneyso musuq

Muqdisho (Caasimada Online) – Boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay waxa ugu weyn ee ay ka hadleen dadka Soomaaliyeed waa boobka baahsan ee ku socda...