NISA - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Madaxweynaha oo loo diray digniin ku wajahan wada-hadallada Jubaland

Mudane Madaxweyne fadlan ka joog wada hadalada Jubbaland Mudane Madaxweyne, Xasan Shiikh Moxamuud, Waxaa xilweyn kaa saaranyahay ilaalinta qaranimada iyo wadajirka dhuleed ee Somalia maadaama Somalia...

Tahniyad dhalasho oo farxad leh

Aabe Maxamed Cabdi, Hooyo Xaliimo Sacdiyo Xaaji Xasan Ceynte Ayeeyo Abshiro Cismaan Mahdi Faaduma Cadar Maxamed Cabdi C/raxman Maxamed Cabdi & xaaskiisa Leyla Xasan Dhicisow Maxmed Xaji xusen Raage...

Horumarka waxbarasho ee ardyada Soomaaliyeed ee Turkiga + Sawirro

Marka aad maqasho ugu horayn dalka Turkiga ama aad ka daawato shaa shadaha caalamka Madaxda Turkiga, waxaa durba kugu soo dhacaya Dareen  ay ku...

Corinthians oo Chelsea ka qaaday Koobka Kooxaha Aduunka.

Chelsea ayaa laga quusiyey inay Hantaan Koobka Kooxaha Aduunka, ka dib markii ay guul darro 1-0 ah kala kulantay kooxda Corinthians ee dalka Brazil. Labada...

Deeqaha Kuwait Somalia & dadaalka Danjire C/Qadir Amiin Sh. + Sawirro.

Dowlada Kuwait oo ka mid ah Dowladaha ugu Qanisan Dalalka khaliijka ayaa waxay dalka Soomaaliya sanadihii la soo dhaafay siisay  Deeqo kala duwan tan...

L’Express:- Mareykanka oo afduubay Computer-ada Madaxtooyada France.

Wargeys kasoo baxa France ayaa ku eedeeyay Dowladda Mareykanka inay afduubatay (Hack) Computer-da xafiiska madaxweynihii hore ee dalkaas Nicolas Sarkozy, toddobaadydii ugu dambeeyay madaxtinimadiisa. L’Express...

Raddin Shubbaha: Dilkii Casmaa Bin Marwaan. (Difaaca Nebiga NNKH)

Qormadani waa taxanaha raddin shubbaha oo aanu ku raddineynay qoraallo uu inoosoo direy yar Soomaaliyeed oo sheeganaya inuu ka baxay diinta Islaamka, waxyaaba badanna...

Carlos Tevez: Shaki la’aan Messi ayaa ka fiican Cristiano Ronaldo.

Carlos Tevez ayaa u sheegay Cristiano Ronaldo inuusan gaari Karin xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ka hor kulanka arbacada ee Champions League-ga ay isku...

Haraggu (Maqaarka) Wuu Hadlaa: (Mucjisada Quraanka Kariimka ah)

Maalin waluba waxaa soo ifbaxa cilmi cusub oo lagu gaara ogaanshihiisa tiknooloojiyadan casriga ah, kaasoo hortiis lagu xusay Quraanka 1400 sano kahor. Markastoo xaqiiqa...

AC Milan oo dafirtay inay la kulmeen Pep Guardiola si ay ugu bedelaan Massimiliano Allegri.

AC Milan ayaa dafirtay inay kulan la yeesheen Pep Guardiola si ay ugu bedelaan tababare Massimiliano Allegri oo waayadaan cadaadis ku saarnaa Rossoneri. Wararkii ugu...

Raddin Shubbaha ah – Muxammad (NNKH) wuu dagaalamay!! (Taxane qoraallo lagu difaacayo Suubanaha)

RADDIN SHUBBAHA (Qoraal ka yimid Murtad Soomaaliyeed) Aqristayaasha qiimaha badanoow!! waxaan arkay arrin aad iiga fajacisay, anigoo kujira sanduuqa warqadaha ee emailkayga, ayaan eegey sanduuqa...

Chelsea oo 25 milyan ku dooneysa xidiga qadka dhexe ee Barcelona Sergio Busquets

Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa diyaar u ah inuu 25 milyan oo ginni kusoo qaato xidiga qiimahaas u qalma ee Barcelona qadka dhexe...

Yaa la jiiday, yaa wax jiiday Isree-reebka koobka aduunka ee 2014 ku madlan dalka Brazil.

Group A: Croatia ayaa 2-0 ku dubatay xulka tabarta daran ee Wales, waxaana ciyaartan si aad ah uga dhex muuqday gool ma gefe Mario Mandzukic...

DF oo u ceeb qarisay ciidankeeda.

Dowlada Soomaaliya ayaa beenisay in Ciidamada dowlada Soomaaliya ay dhac ka gaysteen Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose ka tirsan. Warar la helay ayaa sheegayay...

Somaliland oo shaacisay in Itoobiya aysan u ogolaan doonin dhismaha dekad cusub

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa sheegtay inay fileyso in dhowaan la soo geba-gebeeyo saxiixa heshiiska ay la galeyso Itoobiya, kaasi oo is-afgaradkiisa lagu...