NISA - search results

If you're not happy with the results, please do another search

SAWIR gacmeed calool xumo ah oo soo baxay!

Nairobi (Caasimada Online) - Toddobaadkii tagay, ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay beddeshay safiirkii Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Amerika, oo dad badan rumeysan...

VIDEO: Weriyeyaal la abaal-mariyey !!!

Hey'ada Rural aid and development Organisation (Rado )  oo saldhigeedu yahay Wadanka Holland  ayaa Abaalmarino kala duwan Gudoonsiisay Fanaaniin iyo Wariyaal,iyadoo Hayadu u garatay...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee CANADA oo baaq muhiim u dirtay Baarlamanka !

BAAQ JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE CANADA Ku: Golaha Shacabka Qaranka Federalka Soomaaliya Ujeeddo: Soo Jeedin Baaq Marka hore, mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah. Intaa kadib, sababta...

XOG cusub: Xeeladdii ay DF ugala soo wareegtay Kenya Zakariye Ismaciil Xirsi

Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo wareedyo ku sugan garoonka dayuuradaha Wajeer oo la socday sida wax u dhacayeen iyo dhaqdhaqaaqa wafdiga Dowlada ee loo...

Mar haddii ay DFS sidaan noqotay ma loo baahan yahay afartaan qodob?!!!

Dadka Soomaalida, ayaa gacantooda ku riday Dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa Madaxmed Siyaad Barre mudda haatan laga joogo ku dhawaad dhowr iyo labaatan Sano,...

Sawiro: Dhismaha maamulka gobolada dhexe oo laga taageeray HOLLAND

Xaflad ay ka soo qeybgaleen boqolaal qofood oo Soomaali ah, laguna soo dhoweynayey maamulka la filayo in dhowaan loo sameeyo Gobolada dhexe ee Soomaaliya...

Dhageyso: Lafa-jebiska Maandeeq waa lagu lug-go’ayaa! W/Q: Maxamed Xaaji

Somalia waa dal dhaca geesta fog ee Afrika, waase umad tiiyoo ay dhan kasta isku mid ka tahay, isla markaana ay leedahay jirkii iyo...

Buurya-qab Kay ayaa Soomaali xukuma

Waxaan la wadaagi lahaa Somalida jawaabaha ka bixinaya qoraalkii uu qoray  Nicholas Kay  Thursday  September 25, 2014  oo uu kaga hadlayay arimaha Somalia iyo...

Boobka Kenya ee BADDA SOMALIA oo mugdi uu galay kadib markay qiratay…

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Kenya ayaa rajo xumo ka qabto Dacwada ku saabsan muranka dhul badeedka ee Dowladda Somalia u gudbisay Maxkamadda caalamiga ah...

Gen. BASHIIR GOOBE oo qoray qormo aan caadi aheyn (Muxuu uga hadlay?)

ISHII BUGTAAY KU BIKAACSO:- 31 August, 2014, goor barqo ah, waxa soo hammmiyey Koox ka koobneyd ilaa 9 naftood halligayaal ah, inay ku dayaan...

Soomaali badan oo ku LA’TAY Xeebaha dalka Libya (Waa imisa tiradooda?)

Tripoli (Caasimada Online) - Wakaalada wararka AFP ayaa maanta oo Sabti ah qortay in la la’yahay 150 qof oo ah muhaajiriin Afrikan ah kuwaasoo la...

VIDEO: UN Monitoring Group iyo been abuurkeedii DFS oo laga daba tagay

Minneapolis (Caasimada Online) - Shirkadda sharci yaqaannada Shulman Rogers oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka oo wada-shaqeyn kala dhaxeyso dowladda Soomaaliya, ayaa beenisay eedeymo la xiriiray...

Warqado caddeynaya kaalintii Fowsiya Yuusuf ku ahayd soo furshada hantida SOMALIA uga xayiran dibedaha (ARAG)

Muqdisho (Caasimada Online) - Documents ay heshay Caasimada Online, ayaa muujinaya kaalintii ay wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ku...

XASAN SHEEKH OO U JAWAABAY QM

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyey warbixin lagu sheegay in uu ku lug leeyahay lunsashada malaayiin dollar oo dowladda u...

Baaritaan ay QM ku sameysay XASAN oo arrimo naxdin leh shaaca ka qaaday

New York (Caasimada Online) - Guddiga dusha kala socda u hogaansanaanta xannibaadaha ay QM saartay Somalia, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh, Fowsiya Yuusuf iyo shirkad Mareykan...

Ma ka dhabbaa EU iyo OXFAM BALLAN qaadka cusub ee ku wajahan Somalia?

London (Caasimada Online) - Midowga Yurub iyo Oxfam ayaa maanta daah-furay mashruuc soconaya saddex sano oo sare loogu qaadayo, isla markaana lagu kaabayo wax soo...

Somaliland, Puntland & Jubba oo lagu casuumay shir lagu karaamo tirayo DF laguna xaqiray Muqdisho, Xagee?

Magaalada Stockholm ee waddanka Sweden, ayaa waxaa ka dhacaya shir looga hadlayo qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya looga hirgelin lahaa mashaariic dhinaca hormarinta...

Ukhtii, iga guddoon furayaasha akhiro iyo aduunba. (Furaha Koowaad waa..)

Hordhac Sida cinwaanka qoraaladan ka muuqataba, waxaan usoo gudbinayaa gabdhaha muslimaadka ah, qaar kimid ah furayaasha sababtooda lagu helo kheyrka aduun iyo kan aakhiroba. Waa...

Xog: Fowsiya Yuusuf oo kursi iibsatay

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Somalia Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa iminka u xusul-duubayso sidii ay ugu soo biiri lahayd...

Dowladda Turkey oo war kasoo saartay lacagta la sheegay inay ka jartay DFS

Istanbul (Caasimada Online) - Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa beenisay inay jartay lacagtii kaashka ahayd oo ay siin jirtay dowladda Somalia, sida ay daabacday...

Somaliland oo shaacisay in Itoobiya aysan u ogolaan doonin dhismaha dekad cusub

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa sheegtay inay fileyso in dhowaan la soo geba-gebeeyo saxiixa heshiiska ay la galeyso Itoobiya, kaasi oo is-afgaradkiisa lagu...