NISA - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Ghana oo arrimaha Soomaaliya looga been sheegtay iyo sarkaal ka hadlay

Saraakiisha booliska dalka Ghana ayaa beeniyay wararka ku aadan in ciidamo boolis ah oo ka socda dalkasi ay ku sugan yihiin dalka Soomaaliya, kuwaasi...

MUCJISADA QUR’AANKA ee ku aadan Nebi AADAM (CS) iyo Nebi CIISE (CS).

يقول تعالى: (إِنَّ مَثَلَ عِيسَى عِنْدَ اللَّهِ كَمَثَلِ آَدَمَ خَلَقَهُ مِنْ تُرَابٍ ثُمَّ قَالَ لَهُ كُنْ فَيَكُونُ)   ''Tusaalaha Ciise Alle agtiisa waa sida tusaalaha Aadam, carro buu...

Muqdisho: Arrin dad badan ay ku dhib qabeen oo weli taagan lagana hadlay

Muqdisho (Caasimada Online) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Ceydiid Ilka Xanaf ayaa wuxuu ka hadlay arimaha ku aadan dacwadaha la xiriira dhulalka la'isku heysto magaalada...

Maxaa ka cusub afduubkii R/W Libya?

Tripoli (Caasimada online) Ra’isul wasaaraha dalka Liibiya Ali Zeidan oo goor sii horeysay oo maanta ah lagala baxay Hotel uu ka deganaa Magaalada Tripoli...

Faallo: Talo xumada Raaskanboni waa tiiraanyada Jubba (Fashil soo socda)

Waqtiyo Qaraar , Waayo Colaadeed , & Marxalado Kala duwan oo uu dalku Soo maray Waxaa Haatan Laguda Galay Waqti Shacabka Soomaaliyeed ay Gaareen...

Kenya oo ku Wareersan Weerarkii West Gate & Magacyo Cusub

Nairobi (Caasimada online) Weerarkii lagu qaaday dhowan Xarunta Ganacsiga ee Westgate Mall, ayaa Baaritaano ay sameeyeen Taliska Ciidamada Difaaca dalkaas waxay ku bandhigeen Magacyada...

R/W Saacid oo ballan qaad sameeeyey

Muqdisho (Caasimada online) Ra'isul wasaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa maanta wuxuu kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah isagoona kala hadlay arimo...

Madaxweynaha oo loo diray digniin ku wajahan wada-hadallada Jubaland

Mudane Madaxweyne fadlan ka joog wada hadalada Jubbaland Mudane Madaxweyne, Xasan Shiikh Moxamuud, Waxaa xilweyn kaa saaranyahay ilaalinta qaranimada iyo wadajirka dhuleed ee Somalia maadaama Somalia...

Tahniyad dhalasho oo farxad leh

Aabe Maxamed Cabdi, Hooyo Xaliimo Sacdiyo Xaaji Xasan Ceynte Ayeeyo Abshiro Cismaan Mahdi Faaduma Cadar Maxamed Cabdi C/raxman Maxamed Cabdi & xaaskiisa Leyla Xasan Dhicisow Maxmed Xaji xusen Raage...

Horumarka waxbarasho ee ardyada Soomaaliyeed ee Turkiga + Sawirro

Marka aad maqasho ugu horayn dalka Turkiga ama aad ka daawato shaa shadaha caalamka Madaxda Turkiga, waxaa durba kugu soo dhacaya Dareen  ay ku...

Corinthians oo Chelsea ka qaaday Koobka Kooxaha Aduunka.

Chelsea ayaa laga quusiyey inay Hantaan Koobka Kooxaha Aduunka, ka dib markii ay guul darro 1-0 ah kala kulantay kooxda Corinthians ee dalka Brazil. Labada...

Deeqaha Kuwait Somalia & dadaalka Danjire C/Qadir Amiin Sh. + Sawirro.

Dowlada Kuwait oo ka mid ah Dowladaha ugu Qanisan Dalalka khaliijka ayaa waxay dalka Soomaaliya sanadihii la soo dhaafay siisay  Deeqo kala duwan tan...

L’Express:- Mareykanka oo afduubay Computer-ada Madaxtooyada France.

Wargeys kasoo baxa France ayaa ku eedeeyay Dowladda Mareykanka inay afduubatay (Hack) Computer-da xafiiska madaxweynihii hore ee dalkaas Nicolas Sarkozy, toddobaadydii ugu dambeeyay madaxtinimadiisa. L’Express...

Raddin Shubbaha: Dilkii Casmaa Bin Marwaan. (Difaaca Nebiga NNKH)

Qormadani waa taxanaha raddin shubbaha oo aanu ku raddineynay qoraallo uu inoosoo direy yar Soomaaliyeed oo sheeganaya inuu ka baxay diinta Islaamka, waxyaaba badanna...

Carlos Tevez: Shaki la’aan Messi ayaa ka fiican Cristiano Ronaldo.

Carlos Tevez ayaa u sheegay Cristiano Ronaldo inuusan gaari Karin xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ka hor kulanka arbacada ee Champions League-ga ay isku...

Haraggu (Maqaarka) Wuu Hadlaa: (Mucjisada Quraanka Kariimka ah)

Maalin waluba waxaa soo ifbaxa cilmi cusub oo lagu gaara ogaanshihiisa tiknooloojiyadan casriga ah, kaasoo hortiis lagu xusay Quraanka 1400 sano kahor. Markastoo xaqiiqa...

AC Milan oo dafirtay inay la kulmeen Pep Guardiola si ay ugu bedelaan Massimiliano Allegri.

AC Milan ayaa dafirtay inay kulan la yeesheen Pep Guardiola si ay ugu bedelaan tababare Massimiliano Allegri oo waayadaan cadaadis ku saarnaa Rossoneri. Wararkii ugu...

Raddin Shubbaha ah – Muxammad (NNKH) wuu dagaalamay!! (Taxane qoraallo lagu difaacayo Suubanaha)

RADDIN SHUBBAHA (Qoraal ka yimid Murtad Soomaaliyeed) Aqristayaasha qiimaha badanoow!! waxaan arkay arrin aad iiga fajacisay, anigoo kujira sanduuqa warqadaha ee emailkayga, ayaan eegey sanduuqa...

Chelsea oo 25 milyan ku dooneysa xidiga qadka dhexe ee Barcelona Sergio Busquets

Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa diyaar u ah inuu 25 milyan oo ginni kusoo qaato xidiga qiimahaas u qalma ee Barcelona qadka dhexe...

Yaa la jiiday, yaa wax jiiday Isree-reebka koobka aduunka ee 2014 ku madlan dalka Brazil.

Group A: Croatia ayaa 2-0 ku dubatay xulka tabarta daran ee Wales, waxaana ciyaartan si aad ah uga dhex muuqday gool ma gefe Mario Mandzukic...

Kiiska wiilka Xasan Sheekh iyo heshiiska Soomaaliya iyo Turkey maxaa ka dhaxeeya?

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay galeen heshiis iskaashi dhanka iweydaarsiga dambiileyaasha, maxaabiista iyo eedeysanayaasha ah, heshiiskaan ayaa saameynaya kiis...