Yaa yiri ISBADAL baa dhacay? Yaa yiri marxalad cusub baa la galay? Yaa yiri murankii waa laga gudbay? Yaa yiri Profyadan ayaa wax tari kara? Yaa yiri khilaafkii baa dhammaaday? Yaa yiri is qabqabsigii baa idlaaday? Yaa yiri is maandhaafkii baa haray? Yaa yiri waxaa la galay xilligii dib u dhiska dalka iyo dib u deginta dadka? Yaa yiri...
Lionel Messi ayaa ka war qaba in laba ka mid ah ciyaartoyda ay isku kooxda yihiin ee Barcelona ay heli doonaan codkiisa Ballon d'Or ee sanadkaan, halka uu sidoo kale mid ka mid ah ciyaartoyda Real Madrid. u maleynayo inay qaadan doonaan abaal marinta. 25 jirkaan ayaa sedax jeer oo isku xigta ku guuleystay abaal marinta, hadii uu sanadaan mar...
Tababaraha xulka Brazil  Mano Menezes ayaa cadeeyey inuu bisha soo aadan kulanka ay la ciyaarayaan xulka Colombia ku dari doono ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Kaka. 30 jirkaan ayaa markiisii ugu horeysay xulka loogu yeeray kulamadii bishii October ay la ciyaareen Japan iyo Iraq wuxuuna xulka intaan ka hor ka maqnaa ilaa koobkii aduunka ee 2010kii wuxuuna tababarihii...
Manchester City ayaa fursad u heshay inay iibsan karoodaan xidig ay waayo badan baadi goo ugu jireen ka dib markii mid ka mid ah Shareholders-ka Rome uu qirtay inay kooxdu iska iibineyso Daniele De Rossi ayna geleyso ganacsi is biimeyn ah. Sida uu qoray wageyska Caught Offside. Waxaa lasoo jeedinayaa inay Giallorossi xidigaan ku iibin karto 47 milyan oo ginni....
Da’yarka kasoo jeeda dalka Brazil ayaa aalaaba waxaa si aad ah u baacsada kooxaha waa weyn ee ka dhisan Qaarada Yurub waxaan qormadaan idinkugu soo gudbineynaa 10 ciyaaryahan oo ay macquul tahay in sida  ugu dhaqsaha badan ay kooxahoodu ku waayaan kuwaas oo si aad ah looga doonayo Yurub marka uu furmo suuqa kala iibsigu. 1. Neymar – Santos Xidigaan da’yarka...
Roberto Di Matteo ayaa daaha ka qaaday inuu la anfariiray ka dib markii ay Chelsea hal ciyaaryahan ku yeelan weysay 23da ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta Fifa Ballon d’Or. Weeraryahankii hore ee kooxda Blues Didier Drogba ayaa lagu soo daray liiskaan ka dib bandhigiisii cajiibka ahaa ee uu sameeyey 12kii bilood ee lasoo dhaafay, laakiin Di Matteo ayaa qaba...
Manchester United ayaa diiradu u saaran tahay ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Bayer Leverkusen Lars Bender, sida laga soo xigtay majalada 4-4-2.com ee kasoo baxda Jarmalka Sir Alex Ferguson ayaana markaan qaatay in lala xiriiriyo xidiga heerka caalami ee dalka Germany. 23 jirkaan qadka dhexe ayaa horumar muuqda ka sameynaayey kooxda Bundesliga ciyarta ee Bayer Leverkusen wuxuuna soo jiitay indhaha...
Beesha Karanle Hawiye, ayaa digniin ku siisay madaxda Dowladda Somalia in golaha wasiirada xukuumadda cusub aan laga yareyn 18 wasiir. Malamihii ugu dambeeyay ayaa warar soo baxay waxa ay sheegayeen in wasiirada cusub lagu koobi doono kaliya 9 wasiir, waxaana taas ka hor yimid dad badan, ayada oo beelo badan aysan heli doonin wasiiro. Kullan ay maanta ku yeesheen hotelka Safari...
Lionel Messi ayaa sheegay inaysan qorshaha ugu jirin inuu ku biiro Paris Saint-Germain wuxuuna daaha ka qaaday inuu ku faraxsan yahay nolosha Barcelona. Kabtanaka xulka Argentina ayaa isniintii cadeeyey inuu ku riyooyano inuu xirfadiisa ciyaareedka ku dhameysto Barca, isagoona aan dheg jalaq u siin dalabka uga imaanaya kooxda ciyaarta Ligue 1 oo aruursaneysa ciyaartoyda caalamka ugu caansan. “Qorshaha duufsashada Paris Saint-Germain?...
Arsenal ayaa Manchester United kula biirtay xiisaha loo qabo 18 jirka weerarka uga ciyaara Crewe Alexandra Max Clayton, sida uu qoraayo wargeyska Metro. Xigaan ayaa 50 kulan u saftay  ka dib markii uu bishii April 2010kii kasoo mid noqday kooxda koowaad. Manchester United, Liverpool iyo Newcastle ayaa hubinaayey xaaldiisa bilihii lasoo dhaafay laakiin hada waxay u muuqataa inuu ka faa’iideysanaayo...
Dad badan oo lagu eedaynayo inay dileen Abwaan Warsame Shire Cawaale oo xalay kooxo hubaysan ay ku dileen degmada Waabari ayaa maanta gacanta lagu dhigay. Ciidamada Booliska ayaa howlgalkan oo ay ku qaadeen Waabari  waxaa ay ku soo qabatay dad dambiyo kala duwan lagu haysto. Qaar kamid ah raga howlgalkan lagu soo xiray ayaa waxaa looga shakinayaa inay kulug lahaayeen dilka...
Garsoore Lee Mason ayaa gacanta loo gelshay inuu Firimbiga u qaato kulanka Chelsea vs Manchester United ee arbacada ka dhici doona Stamford Bridge. Tababaraha kooxda United Sir Alex Ferguson ayaa ka dib ciyaartii axada isagoo qoslaya wuxuu yiri: “Nasiib ayaan ku laheyn Garsooraha”. Xilli ay ciyaar aan jawi hagaagsan ku dhamaan dhex martay labada koox. Waxaana Mason laga sugi doonaa inuu...
Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta dad ku laayay Magaalada Muqdisho ka dib markii uu risaas  ku furay. Shilkaan askariga uu dadka shacabka ku waxyeelay ayaa waxaa uu yimid markii gaari uu saarnaa ay ku dhex wada  murmeen Wadihii gaariga. Dad goobjoogayaal ah oo gaariga saarnaa ayaa waxaa ay sheegayaan in Askariga gaariga uu qabsaday kadibna dadkii...
Gudoomiyaha kooxda Blackburn Shebby Singh ayaa doonaya inuu dalab u diro halyeeygii reer Argentina Diego Maradona kaasoo uu doonayo inuu ka dhigo macalinka cusub ee kooxda. Singh ayaa ulajeedkiisu yahay inuu helo ninkaan aan nasiibka ku laheyn xilkaan ka dib markii uu ku guul darreystay inuu Tim Sherwood  kasoo dhaqaajiyo Tottenham uuna burburay heshiiskii uu caawiyaha Fulham Billy McKinlay ku...
Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee u dhashay dalka Portugal Luis Nani ayaa hoos u dhigay dalab cusub oo ay Manchester United dooneysay inay qandaraaska ugu kordhiso, sida uu qoray wargeyska Daily Mirror. 25 jirkaan ayaa ku socda wadadii ka bixin laheyd Old Trafford ka dib markii uu shank u kulan ciyaaray 13 kulan oo ay kooxdiisu dheeshay xilli ciyaareedkan waxaana...
Atletico Madrid ayaa rajo ka qabta inay soo afjarto xiisaha Chelsea ay u heyso weeraryahan Falcao iyagoo xidiga reer Colombia ka dalbanaaya inuu la galo qandaraas cusub, sida uu qoray wargeyska Daily Mail. Milkiilaha kooxda Blues Roman Abramovich ayaa diyaar u ah inuu la kulmo xidigaan lagu qiimeeyo 46 da milyan ee ginni uuna Janaayo kusoo biiriyo kooxda halka 26...
Xidigaha u sharaxan abaal marinta Fifa Ballon d’Or  2012 ayaa lagu dhawaaqay iyadoo 12 ka mid ah 23kooda ay ka ciyaaraan Horyaalka Spain ee La Liga. Lionel Messi oo abaal marintaan doonaya inuu qaato markeedii afaraad oo isku xigta ayaa la filayaa inuu tartan xoogan kala kulmo Xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo oo kooxdiisa sanadii hore u qaaday Horyaalka Spain....
Dowladda Somalia, waxa ay jirtaaa wax ka yar 2 bilood, haddana wararka naga soo gaaraya, ma ahan kuwa la mahdiyo, oo waa khilaafyo wada curdun ah. Xog aan helnay ayaa sheegeysa in madaxweynaha iyo xubnaha baarlamanka ay ka dhex tafan tahay sababo la xiriira arrinta miisaaniyadda Dowladda. Ilo xog ogaal ah ayaa Caasimada Onlineu sheegay in madaxweynaha uu diiday inuu saxiixo...
Xili Isbuucan gudihiisa laga yaabo in Ra'iisul Wasaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon uu soo dhiso ayaa waxaa wali soo badanaya baaqyada loo jeedinayo Dowlada Soomaaliya. Odayaasha dhaqanka ee ku sugan Muqdisho ayaa u jeediyay dowlada Madaxwaynaha Xasan Sheekh Maxamuud  baaq  ku aadan xukuumada uu soo dhisaya Mr Saacid. Axmad Diiriye Cali oo kamid ah Odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ayaa ugu gacan...
Warar na soo gaaray ayaa sheegaya in golaha wasiirada cusub lagu dhowaaqi doono maalinta arbacada ah, kadib markii ugu dambeyn la isku raacay tiradooda. Loolaankii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee ku aadanaa tirada golaha wasiirada, ayaa la sheegay in ugu dambeyn uu ku adkaaday madaxweynaha oo laga dhigay kaliya 9 wasiir. Waxaa sidoo kale la magacaabi doonaa 9 wasiir...

Waa kuma ninka awoodda badan ee maanta noqday madaxweynaha cusub ee Iran?

Tehran (Caasimada Online) - Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli,...