Ciidamada booliska Somaliland ee ku sugan magalada Laascaanood ayaa saaka xabsiga dhigay weriyihii telefishinka caalamiga ah ee Universal uga soo warami jiray magalada Laascaanood Axmed Saakin Faarax. Weriyaha ayaa waxaa qabtay ciidamo booliis ah isagoo ku guda jira hawl-maalmeedkiisa shaqo ilaa iyo hadda ma cadda sababta dhabta ah ee ka dambaysay xadhiga wariyaha,waxaase ilo ku dhow dhow booliska ay sheegen...
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Mesut Ozil ayaa ka dhawaajiyey inuu xiriir wanaagsan kala dhexeeyo tababarihiisa Jose Mourinho, iyadoo ay wayadaan soo badanayeen warar ku saabsan khilaaf kala dhexeeya ninka reer Portugal. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Germany ayaa halgan u galay booskiisa xilli ciyaareedkaan cusub ee 2012-13, iyadoo lala xiriirinaayey khilaaf adag oo kala dhexeeya Mourinho ka...
Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay Tom Cleverley usoo bandhigto heshiis cusub oo loogu laba jibaari doono mushaarka uu ka qaato Old Trafford ka dib markii uu ciyaaro fiican soo bandhigay 12-kii bilood ee lasoo dhaafay, sida uu qoray wargeyska The Mirror. Ka dib markii uu waayo usoo joogay amaah, Cleverley ayey qabteen indhuhu isagoo ka mid ah kooxda koowaad...
Weeraryahanka kooxda Real Madrid Gonzalo Higuain ayaa u arka fursad gaar ah inuu xulkiisa Argentina waqti dheer kula ciyaaro xidiga Barcelona Lionel Messi. Higuain ayaa amaanay ninka ay isku dalka kaso jeedaan, wuxuuna maanka ku hayaa in daafacyadu aysan tabar u laheyn inay celiyaan Messi marka ay kubadu ku jirto lugtiisa. “Waxaan ahay weeraryahan waxaana heystaa fursad aan kula ciyaaro Messi....
Wayne Rooney ayaa hugaamin doona xulkiisa England kulanka ay Wembley Stadium caawa ku wajahayaan xulka San Marino wuxuuna sheegay inuu  lasoo bixi doono hab dhaqankiisa ugu fiican. Weeraryahanka kooxda Manchester United ayaa kabtan u ah Three Lions — inkastoo laba mar casaan la siiyey isagoo u ciyaaraya xulkiisa hadana wuxuu ku dhawaaqay inuusan mar kale ku laaban doonin wadadaas calaamadaha...
Waaya aragii xulka Holland Ronaldo De Boer ayaa qaba in imaanshiyaha Roben van Persie ee Manchester United ay xidiga isku wadanka yihiin inay ka caawineyso inuu noqdo laacibka ugu wanaagsan caalamka. De Boer ayaan aaminsan in RVP uu ku saxnaa inuu kasoo hayaamo kooxdii uu kabtanka u ahaa ee Arsenal. “Tani waa mid sax ah waqtigaan, Van Persie wuxuu soo  afjaray...
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid  Sami Khedira ayaa aqbalay in kooxdiisu aysan si fudud kusoo qaban Karin kooxda horyaalka hugaamineysa ee Barcelona, laakiin Sami ayaan weli u hibeyn horyaalnimada. Kooxda difaacaneysa horyaalka ayaa sideed dhibcood ka dambeysa Catalan, wuxuuna Khedira u arkaa dhibcaha u dhexeeya kuwo lasoo megi karo. “Dabcan, wey adkaaneysaa inaad soo qabato koox u xoogan sida...
Dadka Jilaabatada ah ee kunool magaaalada Kismaayo ayaa cabasho ka keenay Ciidamada Ajaaniibta ee ku sugan Xeebta magaalada kismaayo. Jilaabatadan ayaa sheegay in laga hor istaagay Howlihii Caadiga ahaa ee ay ka haysteen Xeebta magaalada Kismaayo oo ay ka soo saaran jiraan nolal maalmeedkooda. Ciidamada Dowlada Kenya ayaa Xayiraad ku soo rogay kaluumaysigii ka jiray Xeebta magaalada,waxaana ay ku mar marsiyootay...
Shacabka Soomaaliyeed ee u dhaqan magaalada Muqdsho ayaa ka ficil celiyay warar magaalada soo galay oo ku saabsan magacaabista golaha wasiirada cusub ee Dowladda federaalka Somalia. Waxaa shalay iyo maanta magaalada hareeyay war ku saabsan in qaar ka mid ah xubno horey xilal wasiir usoo qabtay laga yaabo in lagu soo daro golaha wasiirada cusub, haddiiba Ra’iisul Wasaare Saacid uu...
Madaxweynaha dalka Iran Maxmud Axmedinajad ayaa ku dhowaaqay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu Somalia la wadaago hal arrin oo ah khibradda uu kaga roon yahay ee ku saabsan meelo badan. “Iran waxa ay diyaar u tahay in Somalia siiso dhammaan waxyaabaha ay kaga khibrad roon tahay, sida daryeelka caafimaad, tammarta dhismaha waddooyinka iyo deegaameynta” ayuu yiri Axmedinajad, kadib...
Somaliland ayaa qaadeysa tallaabo la mid ah tii Puntland, ayada oo shidaal ka baareysa deegaano hoos taga maamulkaasi. Genel Energy iyo shirkado kale oo caalami ah ayaa isku diyaaranaya sidii ay uga howlgelin lahaayeen sahanka shidaalka gudaha Somaliland, horumar ay masuuliyiintu ku rajo wayn yihiin in barwaaqo iyo shaqo abuur ay u keento aagga. Bilowgii Diseembar, Genel Energy ayaa bilaabaysa in...
Qeybtii 2-aad Halkan ka aqri Qeybti 1-aad. Habeen adiga oo wayso qaba oo si aadan Qur’aanka u illaawin dusha ka akhriyaya, oo beerta guriga wareegaya, ayaad daaqad furan ka aragtay Siraad oo qaawan. Hadda qaawanaan aan dun yarina korkeeda saarrayn! Muraayad aan adiga kuu muuqan ayey hor taagan tahay oo timo yar qoyan shanlaynaysaa. Qacdii hore naxdin iyo filanwaa baa kugu...
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Nuxurka Aragtida/Dooda. Waxaan Rabaa inaan aqristayaasha la wadaago mowduucaan aan u arko in uu mihiim u yahay in ay fahmaan dhamaan dadka soomaalida ah anigoo mowduucaan kusoo qaadan doono 1- Tusaalooyin dalal aduunyada ku yaal oo dagaalo sokeeye aay ragaadiyen hada ka baxay oo dalkooda...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa lagu eedeeyay inuu wax u eg hogaamiye kooxeednimo cusub uu ka wado degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, isag aoo si gaar ah u bartilmaameedsanaya beesha degta halkaasi. Beesha Degta Degmada Balcad ee Mataan Cabdulle, ayaa soo saartay bayaan ay eedeyn kulu dusha uga tuurta Mr. Jiinow. Nuqul ka mid ah bayaankaasi oo lasoo gaarsiiyay Caasimada...
Wayne Rooney ayaa kabtan u noqon doona xulkiisa marka uu jimcada isreebreebka koobka aduunaka wajahayo xulka San Marino ciyaar ka dhaceysa garoonka Wembley, sida ay xaqiijiyeen xiriirka kubada cagta Ingiriiska. Xidiga Manchester United ayaa hugaamin doona Three Lions oo ay ka maqan yihiin kabtan Steven Gerrard oo ganaaxan ka dib markii uu casaan qaatay kulankii Ukraine iyo Frank Lampard kaasoo...
Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo noqday dalka ka dib markii maalmihii la soo dhaafay uu joogay dalka Uganda. Xildhibaano,Wasiiro iyo Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa garoonka kasoo galbiyay Madaxwayne Xasan iyagoo u galbiyay Aqalka Madaxtooyada. Xasan Sheekh ayaa waxaa uu guhada Airporka Aadan Cade uu kula hadlay Warbaahinta waxaana uu Warbixin kooban uu ka siyay Safarkiisa Uganda. Madaxwaynaha ayaa...
W/Q: Ifrah Mohamud Wehliye Askar ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maalita labaad waxaa ay dil ugu gaysteen Magaalada Muqdisho dad rayid ah Risaas ay fureen Sadax Askari oo ciidamada Dowlada ayaa waxaa ay sababtay Dhimashada Sadax qof iyo Dhaawaca labo kale oo dhamaantoodba ahaa shacab. Ciidamada ayaa gaari dad rayid ay saarnayeen ku risaasadeeyay Isgoyska banaadir waxaana Xiligaas uu ku sii jeeday...
Nemanja Vidic ayaa ka tegeyn kooxdiisa Manchester United, sida laga soo xigtay wakiilkiisa. 30 jirkaan kabtanka u ah kooxda United, ayaa kasoo kabsanaaya dhaawac kasoo gaaray jilibka isagoo aan ciyaari doonin shan kulan oo hada ka dambeysa. Wuxuusanadii hore kubilowday keliya 16 kulan tartamada oo dhan iyadoo uu ku dhibaatonaayey dhaawaca jilibka ah. Wakiilka Vidic, Silvano Martina ayaa laga soo xigtay: “Vidic...
Arsene Wenger ayaa markaan suuqa u geli doona bedelkii  Robin van Persie wuxuuna mar kale alaabka u garaaci doonaa kooxo ay ka gadoodsan yihiin weeraryahano tayo leh. Tababaraha Arsenal ayaa si joogta ah maanka ugu haaya inuu Janaayo suuqa ka doonto weeraryahan buuxiya booskii uu Man Utd uga biiray ninka reer Holland. Waxaana jeebka Wenger ku  jira 35 milyan oo ginni...
Radamel Falcao ayaa loo ogolaan doonaa inuu ka tago kooxdiisa Atletico Madrid hadii ay Manchester City ama Chelsea midkood bixiso qiimaha lagu doonayo oo ah 48 milyan oo ginni, sida laga soo xigtay madaxweynaha kooxda reer Spain. Macalinka kooxda City Roberto Mancini ayaa isbuucaan u duulay Spain si uu usoo daawado weeraryahanka. Wuxuuna ninka reer Italy soo arkay weeraryahanka u...

Xasan Sheekh oo ku qasban inuu deg deg u qaado tallaabo kadib fadeexada soo baxday

Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa ku suntan dalka ugu musuqa badan caalamka xilligan. Booskan ayey Soomaalida ku fadhisa sanado badan, iyada oo wax shaqo...