Sii hayaha Safaaradda Soomaalida ee Suuriya oo laga cabanayo! Safaaradda Soomaalidu ku leedahay dalka Suuriya ayaa la soo baxday dhaqan aad looga yabay, ee ay kula kacday Soomaalida deggan dalka Suuriya, oo maraya marxalad adag, ka dib markii ay ka billowdeen dagaallo sokeeye sannadkii la soo dhaafay walina ay socdan. Mudane lagu magacaabo Bashiir Ibraahim Xaaji Cismaan, oo ah Sii Hayaha...
Taageerihii kaasoo muuqday Stamford Bridge isagoo sameynaya falal cunsuri ah oo uu ula jeeday weeraryahanka Manchester United Danny Welbeck ayaa la helay magaciisa, ninkaa ayaa smeynaayey astaanta daanyeerka xilli uu hortiisa taagnaa Danny waxaana lagu magacaabaa Gavin Kirkham. Taageerahaan ayaa sameeyey astaanta daanyeerka xilli ay kaamirooyinku qabanayeen kulankii 5-4 ku dhamaaday ee dhacay garoonka Chelsea. Kirkham, waa 28 jir, waxaana lagu...
Chelsea ayaa loo sheegay inay maskaxeeda ka saarto inay lasoo saxiixato xidiga qadka dhexe ee heerka caalami ee dalka Brazil Paulinho. Roberto Di Matteo ayaa rajeynaayey inuu 24 jirkaan burburiyaha ah keeno Stamford Bridge si uu tartan ula galo xidigihiisa dooqa koowaad Obi Mikel iyo Ramires. Laakiin xidiga lixda kulan ee caalamiga ah u saftay xulkiisa ayaa dhowaan heshiis cusub qalinka...
Xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ka maqnaa tababarkii jimcada ee kooxdiisa iyadoo gababdha uu saxiibka la yahay Antonella Roccuzzo la ogyahay in cusbiltaalka la dhigay si ay u umusho wiilkooda loogu magac daray Thiago. Roccuzzo ayaa horaantii subaxdii jimcada loo qaaday Hospital USP Dexeu, xidiga heerka caalami ee dalka Argentina ayaana kula biiray iyadoo uu cisbitaalku ku dhow yahay...
Liverpool ayaa dooneysa inay qiimo 8 milyan oo ginni ah Arsenal Janaayo ugala soo wareegto Theo Walcott, xidiga reer Englan waxa uu qadnaraaskiisa Arsenal dhacayaa inta lagu jiro xagaaga waxayna Gunners isku deyeysaa inay la saxiixato qandaraas cusub inta aan la gaarin ciida Kirishtanka. 23 jirkaan ayaa laga war qabaa inuu diiday shan sano oo qandaraas ah oo uu isbuucii...
Waxaa jira warar xan ah oo lala yaabay kuwaas oo sheegaya in Alessandro Nesta uu bisha Janaayo kusoo laaban karo Milan inta uu xiran yahay horyaalka MLS-ka Mareykanka. Halyeeyga daafaca ah ayaa ka tegay kooxda intii lagu jiray xagaaga ka dib markii uu dhacay qandaraaskiisu wuxuuna bog cusub oo noloshiisa ciyaareed ah ka furtay kooxda ka dhisan Mareykanka ee Montreal...
Wafdi Caalami ah oo kasocday dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaaren magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose kuwaa oo u kur galaya xaalada amaan iyo mida nolaleed ee magaladaas. Xubnaha Wafdigan waxaa kamid ahaa Wasiirka gaashaandhiga Xuseen Carab ciise,Taliyaha Ciidamada  Xooga dalka Geneal Diini iyo madax kale. Safarkan Wafdiga dowlada ay ku gaareen Kismaayo ayaa waxaa ku wehlinayay Wariyaal...
Madaxweynaha UEFA Michel Platini ayaa kalsooni ku qaba in geesiga Juventus iyo Italy Andrea Pirlo uu ku guuleysan karo abaal marinta Ballon d’Or. Halyeeyga qadka dhexe ayaa ka mid ah sedax ciyaaryahan oo Talyaani ah oo ku jira liiska 23ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marintaan waana Gianluigi Buffon iyo Mario Balotelli. “Pirlo wuxuu u ciyaaray si fiican waxaana filayaa inuu...
Robinho, Mattia De Sciglio iyo Kevin-Prince Boateng ayaa dib ugu soo laabtay tababarka Milan, laakiin Luca Antonini ayaaa weli la tacaalaya inuu kasoo laabto dhaawac uu ka qabo bowdada. Sedaxda ciyaaryahan ayaa dhaawacyo uga maqnaa kulamadii ugu dambeeyey ee Milan, balse waxay u shaqeynayaa si adag iyagoo kooxda kala qeyb qaadanaya tababarka maalinlaha ah. Taasi macnaheeda ahaa ah inay diyaar u...
Sida aynu wada ognahay Soomaalliya waa wadan dhibaata badani ay ka taagneed oo 21 sanadood dil, dhac iyo boob lagu soo jiray, laakiin hada waxaa moodaa ifafaalaha rajada dowlada cusub iney muuqdaan ilaaheyna waxaan uga baryeynaa in towfiiqda waafajiyo. Hadii aan usii daadago gunta maqaalka waxey tahay xagee dowladu wax kabilowdaa? Ileen maanta dhaqaale ahaan, dhisma ahaan, aqoon ahaan iyo...
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Mahiga ayaa arrin la yaab leh ugu baaqay wariyaasha Soomaalida oo ah inay is hubeeyaan. Mahiga oo la hadlay Warbaahinta gudaha iyo dibada ayaa waxaa uu sheegay in Mudooyinkii ugu dambeeyay uu maqlayay dilka Wariyaasha loogu gaysto Muqdisho uuna xaadir u ahaa sida uu hadalka u dhigay in Wariyihii 18...
Caasimada Online ayaa waxaa u suurta gashay inay hesho liiska horudhaca ah ee qaar ka mid ah wasiirada cusub ee lagu wado inuu ku dhowaaqo ra’iisul wasaare Saacid. Sida maalmahanba hadal heyntu ahayd waxaa golaha wasirada ay ka koobnaan doonaan illaa 9 wasiir oo kaliya, inkasta oo weli ay socdaan wada hadallo madaxdu ay ka lee yihiin tirada oo ay...
Arrinta maamul u sameynta magaalada Kismaayo iyo Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, ayaa weli waxa ay tahay kubbad dhex taal diilinta dhexe ee garoonka, ayada oo dhinacyo badan ay arrintaas ku lug yeelanayaan. Warar nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qaramada Midoobe ay soo fara gelisay arrintaas, gaar ahaan xafiiskeeda qaabilsna Somalia ee UNPOS ee uu madaxda ka yahay Augustine Mahiga. Xog aan...
Haweeney degan gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in shaqadeedii laga ceyriyay, sababtoo ah ragga ay u shaqeyneysay ayaa ka cowday inay aad u qurux badan tahay, islamarkaana ay u labisato hab dareen kicis ah. Lauren Odes oo 29 jir ah ayaa sheegtay in dadkii shaqada siisay oo ah Yahuuda Orthodox ay u sheegeen inay aad u qurux...
Qeybti 5-aad. Qeybihi hore halkan ka arag 1-aad   2-aad  3-aad 4-aad Taydoonta ha ahaato ee bal ka warran haddii ay soo baxdo, oo kuu timaado, oo ku tidhaahdo: ”Waan gam’i waayey ee kaalay i weheli?” I weheli?! Acuudu billaahi mina sheydaani rajiim! Balaayo ku wehelisay! Adiga oo sidaas u fekeraya ayaa albaabkii oo indhahaaga ku beegan la furay, waxaana ka soo baxday Siraad oo u eg...
Soomaaliya waa wadan ay aafeeysay Qabyaalada, qof walbana uu ka fakaro saamiga ay beeshiisu ku leedahay dawlada, waxaan dareemi karnaa qaabka ay ku yimaadeen, madaxweeynaha, r/wasaaraha, gudoomiyaha baarlamaanka, Qaabkaas waxaan u naqaan, 4.5, Waa tii aan la soconay markii la doortay Jawaari in uu qancay Shariif Aadan, uuna iska iloobay musharaxnimadiisii madaxweeyne, dawladan ma aha mid ku dhisan qaab xisbiyada...
Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiska waxaa uu ku qaabilay Wafdi ka socday Dowlada Switzerland . Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Safiirka iyo Xoghayaha Koowaad ee dalka Swiss u qaabilsan Soomaaliya waxaana ay Madaxwaynaha ay kala hadleen Xiriirka labada Wadan sidii loo wanaajin lahaa. Dowlada Switzerland ayaa sheegtay in waligood in Dowlada Soomaaliya ay garab ka siin jireen Arimaha...
Maamul goboleedka Puntland ayaa wafti heer sare ah u diri doona magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, oo xiisado siyaasadeed ay ka jiraan, xog aan helnay ayaa sidaas sheegeysa. Warar xog ogaal ah oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in madaxweyne Faroole uu qaatay go’aankan, islamarkaana sababta loo dirayo waftiga ay tahay inay la socdaan howlaha maamul u...
War laga helayo aqalka Madaxtooyada Vila Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu bilaabay kuluma gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Baarlamanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala tashanaya Xildhibaanada arinta soo xulida golaha wasiirada ee Xukuumada cusub maadama uu doonaya madaxwaynaha in Dowladiisa ay hormar ku talaabsato. XildhibaanDaahir Amiin Jeesow oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in madaxwaynaha uu...
Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa gaashaanka ku dhuftay wararka xanta ah ee la xiriirinaaya inay soo iibsanayaan ciyaaryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo. Wargeyska kasoo baxa dalka Talyaaniga ee La Gazzetta dello Sport ayaa horaantii isbuucaan qoray in kooxda ka dhisan Caasimada France ay 100 milyan oo euro ku dooneyso ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal, laakiin Al-Khelaifi ayaa...

Waa kuma ninka awoodda badan ee maanta noqday madaxweynaha cusub ee Iran?

Tehran (Caasimada Online) - Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli,...