Daawo: AL-SHABAB oo baahiyay muuqaallo iyo Sawiro aragagax iyo cabsi geliyay dalka KENYA!!

Nairobi (Caasimada Online) – Warbaahinta ururka Alshabaab taageerta ayaa soo bandhigtay sawiro iyo Filim muujinaya noloshha dhabta ah ee Al-shabaabka ka dagaalama Dalka Kenya.

Filika cusub waxaa lagu soo bandhigay muuqaallo ka tarjumaya nolosha dhabta ah ee xoogaga Alshabaab ee gudaha Kenya ka dagaalamaya.

Filimkaan waxaa soo saaray Mu’asasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee ururka Al-Shabaab.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

21 31 41 51 6 7 8 9 10 11 11

Caasimada Online
Xafiiska Kenya
Caasimada@live.com