Arrag sawir aad ka qaadi doonto carro iyo madax wareer oo laga sameeyay weerarkii Hoteel Saxafi

Muqdisho (Caasimada Online)-Weerarkii maanta ka dhacay Hoteel Saxafi ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga sameeyay Sawir Gacmeed caajiib ah kaasi muujinaaya cidii ka danbeeysay weerarkaasi arxan darada ah.

Sawirkaani ayaa muujinaaya in Maleeshiyada Al-shabaab ee falkaasi ka danbeysay ay ku faaneyso fulinta weeraro lagu cabo dhiiga shacbiga Soomaaliyeed.

Sawiraaga aminarts ayaa Sawirkaani ku muujiyay aragtidiisa ku aadan qaabka uu weerarka u dhacay iyo sida ay Kooxda Alshabaab u arkaan dhacdadaasi.

HOOS KA DAAWO SAWIRKA
SAXAFI11