Sawir qosol leh: Ladabada Amisom iyo Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray xaalada ugu danbeysay ee Somalia iyo qorshooyinka lagu dhiiri galinaayo AMISOM iyo Al-shabaab.

Sawirka ayaa muujinaaya in AMISOM ay ku hanweyntahay in Saldhigyo amaba fariisimo looga sameeyo magaalada Gaalkacyo, waxa ayna taasi sii dheereeneysaa joogitaankooda Somalia.

Sawirka kaasi xiga ayaa waxaa lagu muujiyay qorshaha maleeshiyada Al-shabaab ay ku dhiirigalineyso Dagaalada ay kula jirto Ciidamada Dowlada iyo AMISOM, si uusan u joogsan dagaalka ka taagan Somalia.
AMISOM2025 copy