Lacag badan oo lagu kala qaatay kadib Hishiis dhacay + Sawirro

Ururka Alshabaab ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay inay hishiisiiyeen beelo dhawaan ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolkaasi,kaasi oo maalmihii ugu dambeeyay hishiisiintooda ay ka socotay deegaanka Laanta Miraayo.

Wakiilka Alshabaab ee Galgaduud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in beelaha Maxamuud Hiraab iyo Reer Xaaji Saleebaan markale aysan ku dagaalamaynin halkaasi  sida ku cad hishiiska ay kala saxiixdeen.

Makii ay hishiiyeen beelahaasi ayaa waxay kala qaateen diyadii dadkii ku dhintay dagaalkii ugu dambeeyay ,iyadoo laba dhinac ay kala qaateen lacago aad u badan.

Daawo Hishiiska kadib.

galguduud9

galguduud4

galguduud6

galguduud4 galguduud10