NISA - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Maxaan ka ognahay taliyihii NISA ee ay dishay xaaskiisa?

Doolow (Caasimada Online) - Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, Barre Maxamed, oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ee Soomaaliya aa xaqiijiyay dilka taliyihii...

Taliyihii NISA ee Doolow oo xaaskiisa ay dishay – Sidee ayuu dhacay shirqoolka?

Doolow (Caasimada Online) – Taliyihii hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ee degmada Doolow, Ibraahim Hilowle Xuseen ayaa maanta la dilay kadib markii...

Sawirro: NISA oo soo afjartay maxkamadihii Jambaluul soona bandhigtay mootooyin

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidanka NISA ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada Hoose, kaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab. Ciidanka...

NISA oo qabatay 10 xubnood oo basaasiin u ah Al-Shabaab oo ku dhex jiray dowladda

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ayaa sheegay in hey’adaha ammaanka ee...

Taliyaha NISA oo ka dagay Dhuusamareeb + Ujeedka

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyaha Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Salaad ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb...

NISA oo warbixin xasaasi ah u gudbisay madaxweyne Xasan

Muqdisho (Caasimada Online)  Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee shalay kormeer ku tegay xarunta dhexe ee Taliska Hay'adda Nabad-Sugidda Qaranka,...

Sawirro: Maxaa ka soo baxay kulamadii Xasan Sheekh, hoggaanka NISA iyo guddiga…?

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT). Madaxaweynaha ayaa xubnaha...

WEERAR lagu beegsaday ciidanka dharcadda hay’adda NISA oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan...

Xog: Saraakiil sare oo loo xiray weerarkii Kulliyadda xilli su’aalo ay hareeyeen NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil sare ayaa loo xiray weerarkii dhimashada badnaa ee shalay lagu qaaday xerada ciidamada Kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho,...

Xog: Ninka ay NISA xogtiisa bixisay ee keentay inuu Nuuraadiin Xaaji tago Xamar

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxa hay'adda sirdoonka Kenya ee NIS, Nuuradiin Xaaji, ayaa khamiistii la soo dhaafay socdaal ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimada...

NISA oo howlgal ku dishay xubin ka tirsan Al-Shabaab

Bariire (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ay gobolkaas howlgal culus ka sameeyeen ciidanka NISA. Howlgalkan oo...

NISA oo laysay Al-Shabaab qorsheynayey inay weeraraan Bariire + Tirada la dilay

Muqdisho (Caasimada Online) - War ka soo baxay hey’adda NISA oo ay baahisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey xogta howlgal culus oo dhacay...

CC Shakuur oo ka falceliyey tallaabooyinka ay qaaday NISA

Muqdisho (Caasimada Online) - Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani'aadanimada, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame...

Xamza iyo NISA oo $20,000 ku abaal-mariyey wiil bixiyey xogta qarax la qorsheeyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre oo uu garab taagnaa Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee...

Sawirro: Mahad Salaad oo xarun cusub kusoo kordhiyay NISA + Waxa ay qabaneyso

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta kormeer ku tagey xarunta hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka...

Sarkaal ka tirsan hay’adda NISA oo qarax lagu dilay

Marka (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax nooca miinada oo xalay ka dhacay bartamaha magaallo xeebeedka...

Al-Shabaab oo iska fogeysay ‘la-taliyihii Axmed Godane’ ee ay NISA soo bandhigtay

Muqdisho (Caasimada Online) - Al-Shabaab ayaa iska fogeysay La-taliyihii horjoogaha guud ee kooxda Axmed Godane oo dhawaan ay soo bandhigtay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

‘La-taliyihii Axmed Godane oo usoo gacan galay’ NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay garsoore beenaadkii kooxda...

Sawirro: NISA oo Muqdisho ku qabatay hub culus oo ay ku jiraan qaraxyo iyo gaadiid

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa galinkii dambe ee maanta gacanta kusoo dhigay soo bandhigay hub...

NISA oo dekedda iyo garoonka markale ku qabatay saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa maanta markale dekedda Muqdisho ku qabatay Konteer siday agab iyo...

Somaliland oo shaacisay in Itoobiya aysan u ogolaan doonin dhismaha dekad cusub

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa sheegtay inay fileyso in dhowaan la soo geba-gebeeyo saxiixa heshiiska ay la galeyso Itoobiya, kaasi oo is-afgaradkiisa lagu...