NISA - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Sawirro: NISA oo qabatay Shabaab-kii ugu badna oo Hiiraan uga talaabayay…

Beledweyne (Caasimada Online) – Ciidamada hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa maanta howl-gal culus ka sameeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Howl-galkaan...

Shirkadda Dalkom Somalia oo beenisay warar been abuur ah oo lagu beegsanayo

Muqdisho (Caasimada Online) - Shirkadda Dalkom Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku beenisay warar been abuur ah, oo lagu sumcad dilayo shirkadda, oo...

Aadan Isaaq iyo Siid Cali oo 5 sano kadib u gacan galay NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda gobolka Bakool ayaa waxaa maanta isku soo dhiibay laba xubnood oo ka tirsan kooxda...

War ka cusub ninkii ay qabatay NISA ee qaraxyada u qaabilsana Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhowaaqday xukunka Ibraahim Cusmaan Macalin Abiikar oo kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa qeybta qaraxyada. Maxkamadda...

NISA oo gacanta ku dhigtay koox halis ah oo kusii jeeday…

Afgooye (Caasimada Online) - Ciidamada Nabad-Sugida Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa gacanta ku soo dhigay gawaari qalab...

Daawo: NISA oo soo qabatay rag ay hore usoo bandhigtay maleeshiyada Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigtay saddex ka mid ah shaqsiyaad dhawaan tegay deegaanada Al-Shabaab joogto,...

Maxay tahay farriinta uu dirayo taliyaha NISA Mahad Salaad?

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Soomaaliya waxay ku jirta xilligeedii ugu fiicna xagga amniga tobankii sano ee u dambeysay. Waxaa xal loo helay qaraxyadii gaadiidka,...

Sawirro: NISA oo soo bandhigtay xubno kasoo bar-bar dagaalamay Al-Shabaab

Baydhabo (Caasimada Online) - Ciidanka Hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Koofur Galbeed ayaa maanta soo bandhigay afar xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. Xubnahan oo isku...

Sawirro: Golaha wasiirada oo ansixiyay sharciga amniga Saybarka iyo Xeer Nidaamiyaha NISA

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shirkooda todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyay sida caadada ahayd ra'iisul wasaare...

NISA oo qabatay 25 qof oo loo waday Al-Shabaab

Afgooye (Caasimada Online) - Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ka warbixisay howlgal culus oo ay maanta ciidamada ammaanka ka sameeyeen...

NISA oo soo qabatay Abwaan kale oo bartiisa Facebook si weyn uga taageeray Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar aan helayno ayaa sheegaya in ciidanka Nabadsugida Gobolka Banaadir ay caawa gacanta ku dhigeen Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo...

Sawirro: NISA oo qabatay darawal Shabaab u gacan galiyay gaari dowladeed

Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka, gaar ahaan kuwa dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay laba nin oo ay sheegtay in...

Soo qabashada Sufyaan Taakeeye ‘oo billow u ah’ ugaarsiga NISA ee dibadda

Muqdisho (Caasimada Online) – Sharciga caalamiga ah ee la-dagaalanka argagixisada aad uma isticmaasho dowladda Soomaaliya, waana midda keentay in la arko dad Soomaaliyeed oo...

Falcelin xooggan oo ka dhalatay soo qabashadii NISA ee Sufyaan Taakeeye

Muqdisho (Caasimada Online) - Falcelin bulsho oo xoog leh ayaa ka dhalatay war ay maanta dowladdu ku shaacisay inay soo xirtay Sufyaan Taakeeye oo...

NISA oo gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Taakeeye

Muqdisho (Caasimada Online) - Hay'adda Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa goordhow shaaca ka qaaday inay gacanta ku soo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed oo loo yaqaano...

NISA oo soo qabatay ninkii ugu halista badnaa Al-Shabaab, soona bandhigtay xogtiisa

Muqdisho (Caasimada Online) - War ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigtay...

Aqriso: NISA oo shaacisay magacyada 7 sarkaal oo Al-Shabaab laga dilay

Muqdisho (Caasimada Online) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA oo shaacisay magacyada iyo sawirada hoggaamiyaal ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo lagu...

Maxaan ka ognahay taliyihii NISA ee ay dishay xaaskiisa?

Doolow (Caasimada Online) - Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, Barre Maxamed, oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ee Soomaaliya aa xaqiijiyay dilka taliyihii...

Taliyihii NISA ee Doolow oo xaaskiisa ay dishay – Sidee ayuu dhacay shirqoolka?

Doolow (Caasimada Online) – Taliyihii hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ee degmada Doolow, Ibraahim Hilowle Xuseen ayaa maanta la dilay kadib markii...

Sawirro: NISA oo soo afjartay maxkamadihii Jambaluul soona bandhigtay mootooyin

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidanka NISA ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada Hoose, kaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab. Ciidanka...

Kiiska wiilka Xasan Sheekh iyo heshiiska Soomaaliya iyo Turkey maxaa ka dhaxeeya?

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay galeen heshiis iskaashi dhanka iweydaarsiga dambiileyaasha, maxaabiista iyo eedeysanayaasha ah, heshiiskaan ayaa saameynaya kiis...