NISA - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Ciidanka DF oo howl-gal ay qeyb ka tahay NISA ku galay howdka JILIB Marko, burburiyeyna…

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helaya howl-gal culus oo maanta ay ciidamada qaranka oo isugu jira Booliska gaarka ah ee...

NISA oo xirtay sarkaal sare oo ka tirsan hay’addii uu ka shaqeynayay Cabdinaasir

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa maanta soo xirtay Mubaarik Nuur Cali oo ah sarkaal sare oo ka...

Dabilhii NISA ee Muqdisho ka gaystay dilka bareerka ah oo xukun adag lagu riday

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday Dable NISA Badri Cabdiraxmaan Kaahin. Badri ayaa loo soo...

Ciidanka NISA oo gacanta kusoo dhigay ninkii gubay xaaskiisa Luul Cabdicasiis

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ayaa goordhoweyd gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad...

Maxay weli u shaqeynayaan baraha Shabaab kadib markii NISA ay sheegtay inay tirtay?

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay ku dhawaad 20 Mareegood ama Website-yo ay sheegtay in...

NISA oo dunida ka tirtirtay warbaahintii Shabaab, heshay xogta dadkii maamuli jiray

Muqdisho (Caasimada Online) - Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay dibadda ka soo xirtay 14 Website oo kooxda Al-Shabaab...

NISA oo shaaca ka qaaday magacyada 6 horjooge oo ay soo afjartay, kuna hawlanaa…

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa shaacisay inay soo afjartay nolosha 6 horjooge oo muddo dheer ku hawlanaa...

NISA oo soo afjartay shabakaddo dadka ka cabsi gelin jiray baraha bulshada

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Nabad-sugida iyo Amniga Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay goordhoweyd in ay bur-burisay 20 koox oo shacabka ka cabsi...

NISA oo shaaca ka qaaday magacyada madaxdii Al-Shabaab laga dilay shalay

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada horjoogayaal kooxda Al-Shabaab looga dilay duqeyn ka dhacday xarunta u...

NISA oo howlgal ku dishay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab + Magacyada

Mahadaay (Caasimada Online) - Ciidamada Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanayaa saaxibada caalamiga ah ayaa maanta howlgal culus ka sameeyay qaybo...

Taliyeyaasha BOOLISKA iyo NISA oo maanta hortegay golaha wasiirada + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) - Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyay ra'iisul wasaare Xamza Cabdi Bare,...

Mooshin culus oo ku saabsan xiisadda hay’adda NISA iyo Hormuud oo la geynayo BF

Muqdisho (Caasimada Online) – Xiisadda xooggan ee ka dhex aloosan Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA iyo Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud, ayaa gaartay...

FARMAAJO oo war culus ka soo saaray xiisadda NISA iyo shirkadda HORMUUD

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee...

Xasan Cali Kheyre oo qoraal xasaasi ah ka soo saaray xiisadda NISA iyo HORMUUD

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qoraal xasaasi ah ka soo saaray khilaafka ka dhex qarxay hey’adda...

Xog: Xasan Sheekh oo safarkii Dhuusamareeb u soo gaabiyey xiisada NISA iyo HORMUUD

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta deg deg ah uga safray magaalada Dhuusamareeb oo qorshihiisu uu ahaa in ilaa...

Fal-celin xooggan oo ka dhalatay xiisadda NISA iyo Hormuud

Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay xiisadda ka dhex aloosan Hay’adda NISA iyo Shirkadda Hormuud, taasi oo salka ku haysa dhaq-dhaaqa...

Ciidamada NISA oo xiray xarunta weyn ee Hormuud

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa goordhow xiray xarunta weyn ee Shirkadda Hormuud ee Suuqa Bakaaraha. Wararka ayaa...

NISA oo shaaca ka qaaday arrin weyn oo ka dambeysa fatashaada HORMUUD

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay'adda NISA ayaa soo saartay bayaan deg deg ah, kaasi oo ay uga jawaabeyso qoraal kasoo baxay shirkadda Hormuud iyo...

Hormuud oo sheegtay inay soo weerareen ciidanka NISA iyo arrin ay ku qasbeen

Muqdisho (Caasimada Online ) – Shirkada Isgaarsiinta ee Hormuud ayaa sheegtay in ciidamada hay'adda NISA ay weerar ku qaadeen xarun kamid ah kuwa shirkadda...

Taliye ka tirsan NISA iyo ilaaladiisa oo weerar lagu dilay

Afgooye (Caasimada Online) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar qorsheysan oo ay maanta dagaalyahanada Al-Shabaab ay ka fuliyeen duleedka degmada Qoryooley...

Kiiska wiilka Xasan Sheekh iyo heshiiska Soomaaliya iyo Turkey maxaa ka dhaxeeya?

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay galeen heshiis iskaashi dhanka iweydaarsiga dambiileyaasha, maxaabiista iyo eedeysanayaasha ah, heshiiskaan ayaa saameynaya kiis...