Sawirro: Saameynta uu reebay weerarkii SAXAFI

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo Axadii lasoo dhaafay Alshabaab weerar qasaaro xoogan geystay ka fuliyeen dhismaha hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wali taagan saameynta ka dhalatay werarkaasi.

Sawiro cusub oo laga soo qaaday hotel Saxafi iyo ganacsigii ku hareereysnaa ayaa muujinaya burburka lexaadka leh ee soo gaaray dhismayaasha ganacsiga ee carwooyinka u badnaa kuna yaalay isgoysks Km4 ee Muqdisho iyo dhabarka dambe ee Hotelka.

Sidoo kale qaraxa ayaa saameyn ku yeeshay fiilooyinka korontada oo Km4 ku badan iyo adeega isgaarsiineed ee Land Line-ka ahaa.

Hoos ka daawo sawirada

Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam
Created with Nokia Smart Cam