Al-Shabaab - search results

If you're not happy with the results, please do another search

100 ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda

Muqdisho (Caasimada Online) -  Dowladda federaalka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay xubnaha kasoo goosanaya Al-Shabaab ee isku soo dhiibayo ciidamada Xoogga...

Duqeyn lala eegtay xarun degmo oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab + Khasaaraha

Jowhar (Caasimada Online) - Guddoomiyaha maamulka degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe Muxyadiin Maxamuud Kulmiye ayaa faahfaahin dheeraad ah ah ka bixiyay duqeymo Arbacadii ka...

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyo ku yaalla duleedka degmada Balcad

Balcad (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar toos ah oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen duleedka degmada Balcad...

Maxay abwaanada reer Somaliland ee Al-Shabaab ku biiray uga duwan yihiin dadka?

Muqdisho (Caasimada Online) - Hadal-heyn xoogan iyo falcelin ayaa ka dhalatay tirada sii kordheysa ee abwaanada kasoo jeeda gobollada waqooyi ee ku biiraya kooxda...

Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku ridday sarifle jaajuus u ahaa Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday Maxamed Cali Xersi Diirshe oo ay ku xukumay1 5 sano...

Cali Guudlaawe oo tegay DEGMO ay halis ku hayaan Al-Shabaab, kadibna ka sameeyay…

Balcad (Caasimada Online) - Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Caki Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee gobolka...

Xog: Abwaan kale oo tegay JILIB kuna biiray Al-Shabaab

Hargeysa (Caaasimada Online) - Sida ay sheegayaan warar hoose oo soo baxaya waxaa Al-Shabaab isku dhiibay Abwaan Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo yaqaano (Jeesto)...

Al-Shabaabkii ugu badnaa oo soo buux dhaafiyay duleedka magaalada MUQDISHO

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maalmihii lasoo dhaafay ay xoogaga Al-Shabaab soo buux dhaafiyeen aagga...

Yaa adkaaday ATMIS iyo Al-Shabaab, kadib dagaalkii qaraaraa ee JANAALE?

Janaale (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay xoogaga Al-Shabaab iyo ciidamada howlgalka ATMIS...

Macawiisleyda oo weeraray goob ay isku uruursaneyeen Al-Shabaab + Khasaaraha

Buuloburde (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in in gelinkii dambe ee shalay ay gobolkaas isku fara saareen ciidanka...

DUQEYN lala beegsaday goob ay isku urursanayeen Al-Shabaab + Khasaaraha

Buuloburde (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Hiiraan. Duqeyntan...

Sheekh jooga Muqdisho oo qarsan waayey taageerada Al-Shabaab oo afka furtay

Muqdisho (Caasimada Online) Wadaad caan ah ayaa farriin yaab leh u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo toos u taageeraya kooxda arxanka daran ee...

Daawo: Wasiirka cusub ee amniga oo shaaciyay goorta lasoo afjarayo Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka cusub ee amnuga gudaha Soomaaliya, Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 64-aad...

Dowladda oo war culus ka soo saartay dagaal maanta Al-Shabaab lagu laayey

Muqdisho (Caasimada Online) - Howlgal lagu laayey kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaanka Baarsanguuni oo...

Weerar ay damacsanayd Al-Shabaab oo laga hortegay

Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta weerar ay damacsanaayeen Al-Shabaab laga hortegay, kadib howlgal culus...

Muuse Biixi oo cadaawad ku eedeeyey Xamar: “Al-Shabaab dilaya ayay naga xigsadaan”

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda Ciidul-fidrida ayaa ku dheeraaday qadiyadda...

Sidee Muqdisho loogu dilay Nabadoon laf dhuun-gashay ku noqday Al-Shabaab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Nabadoon Gaabow Buule Xasan oo ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Awdheegle ayaa xalay lagu dilay...

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo maanta ku qaaday xero ku taalla…

Nairobi (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay maanta dagaalyahanada Shabaab ku qaadeen aagga magaalada Mandera ee dalka...

Qorshe ay damacsaneyd Al-Shabaab oo laga hortegay

Xarardheere (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah koonfurta gobolka...

Xogta howlgal Al-Shabaab looga dilay horjooge + Magaca

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanka Hanti-wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howl-galkan...

Somaliland oo caalamka ka dalbatay faro-gelinta kiis culus oo ka taagan Muqdisho

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa baaq culus u dirtay beesha caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda...