Al-Shabaab - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Maxay yihiin ciidamada Danab ee Mareykanka u tababaray Soomaaliya?

Waxaa taliye cusub loo magacaabay ciidamada kumaandoosta Danab ee Soomaaliya, ka dib markii xilka laga qaaday talihii hore, Ismaaciil Cabdimaalik. Taliyaha cusub ee Danab, Gaashaanle...

Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Mareykanka

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalbaday in lasii wado taageerada militari ee Mareykanka uu siiyo Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo wacad ku maray soo afjarida arrin ka taagan Galmudug

Dhuusamareeb (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa markale ku celiyay inuu maamulkiisu uusan aqbali doonin qalaalase iyo colaad kasoo cusboonata...

Militariga Soomaaliya oo ka hadlay weerarki askarta lagu laayey iyo siduu ku dhacay

Muqdisho (Caasimada Online) – Militariga Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay weerar xalay ka dhacay duleedka degmada Afgooye oo lagu dilay 13 askari. “Waxaan...

Africom oo shaacisay halis ka dhalan karta qorshaha Trump ee la bixida ciidamada

Muqdisho (Caasimada Online) - War kasoo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa looga hadlay qorshaha madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump uu...

Dad shacab ah oo qarax lagula beegsaday gobolka Sh/Dhexe + Khasaaraha

Jowhar (Caasimada Online) - Faah faahino dheeri ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax saaka dad shacab ah lagula beegsaday duleedka degmada...

Loolanka Garbahaarey – DF oo ciidan cusub dirtay iyo Madoobe oo abaabul wada

Beled-Xaawo (Caasimada Online) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay ciidamo dheeraad diyaarado ku geysay degmooyin ka tirsan gobalka Gedo, kadib markii ay dib usoo...

Askar iyo saraakiil badan oo lagu laayey weerar ka dhacay duleedka Afgooye

Muqdisho (Caasimada Online) - Inta la xaqiijiyay 12 askar iyo saraakiil isugu jira oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maqribnimadii caawa lagu...

Safaaradda Mareykanka ee Somalia oo war soo saartay kadib dalabkii Trump ee uu ciidamada kula baxayo

Muqdisho (Caasimada Online) - Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa maanta war ay soo saartay oo ku aadana dhacdadii xanuunka badneyd ee 14-kii Oktoobar 2017-kii, ku...

ROOBLE oo ku dhawaaqay go’aan ka dhan ah Shabaab

Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hadal ka jeediyay maanta munaasabad lagu xusayay dadkii ku dhibaatoobay qaraxii 14-ka October...

Muxuu FARMAAJO ka yiri hadalkii DONALD TRUMP?

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa durbo ka fal-celiyey hadalkii ka soo yeeray madaxweynaha Mareykanka ee ahaa in...

Donald Trump oo dalbaday in ciidamada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya

Washington (Caasimada Online) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la-taliyayaashiisa sare u sheegay inuu doonayo in ciidamada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya, sida ay...

19 jirkii fuliyey weerarkii lagu dilay Hodan Naaleeye oo shaaciyey ‘arrin yaab leh oo lagu soo qalday’ + Video

Kismaayo (Caasimada Online) - Maxkamadda ciidamada ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Deeqow Caliyow Kuusow, oo kamid ahaa raggii ka qeyb qaatay weerarkii Hotel...

Xog: Qeyb ka mid ah shaqada dekedda Muqdisho oo maanta khilaaf u istaagtay

Muqdisho (Caasimada Online) - Qaar ka mid ah ganacsatada waa weyn ee magaalada Muqdisho ayaa Caasimada Online u sheegay in maanta ay hakad ku...

Kenya oo shaacisay saddex shuruud oo ciidamadeeda ay uga baxayaan Soomaaliya

Nairobi (Caasimada Online) - Wasiirka gaashaandhigga dalka Kenya, Monica Juma ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadashay wararka sheegaya in dowladeeda ay...

Xisbi shaaciyey inuu dhex dhexadinayo DF iyo Shabaab + Warqad loo diray Erdogan

Muqdisho (Caasimada Online) - Xuseen Cali Cilmi waa guddoomiyaha xisbi la magac-baxay Taageerayaasha Mahdiga, waxuuna sheegay inuu u tartamayo madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan 2020/2021-ka. Xuseen...

Madaxweyne FARMAAJO oo codsi u diray shacabka

Muqdisho (Caasimadda Online) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka oo ku asteysan 12-ka October, wuxuuna weydiistay...

Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin ciidamada dalka Itoobiya

Muqdisho (Caasimada Online) - Faah-faahin dheeriya ayaa kasoo baxeysa weerar madaafiic ah oo kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhiga ciidamada Itoobiya ku leeyihiin gobolka Baay, gaar...

Xasan Sheekh: “Waxaa jira deegaano uu mamnuuc ka yahay calanka Soomaaliya”

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 66 sano guuradii ka soo wareegatay markii...

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay Beledweyne iyo wararkii ugu dambeeyey

Beledweyne (Caasimada Online) - Faah faahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa weerar khasaare kala duwan dhaliyey oo xalay ka dhacay qeybo ka mid...

Go’aanka Farmaajo iyo Shariif oo saadaal aan fiicnayn siinaya Xasan (5 qodob)

Muqdisho (Caasimada Online) – Labadii madaxweyne hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga horyimid qoraalkii kasoo baxay...