Al-Shabaab - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Macawiisleyda oo weeraray goob ay isku uruursaneyeen Al-Shabaab + Khasaaraha

Buuloburde (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in in gelinkii dambe ee shalay ay gobolkaas isku fara saareen ciidanka...

DUQEYN lala beegsaday goob ay isku urursanayeen Al-Shabaab + Khasaaraha

Buuloburde (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Hiiraan. Duqeyntan...

Sheekh jooga Muqdisho oo qarsan waayey taageerada Al-Shabaab oo afka furtay

Muqdisho (Caasimada Online) Wadaad caan ah ayaa farriin yaab leh u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo toos u taageeraya kooxda arxanka daran ee...

Daawo: Wasiirka cusub ee amniga oo shaaciyay goorta lasoo afjarayo Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka cusub ee amnuga gudaha Soomaaliya, Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 64-aad...

Dowladda oo war culus ka soo saartay dagaal maanta Al-Shabaab lagu laayey

Muqdisho (Caasimada Online) - Howlgal lagu laayey kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaanka Baarsanguuni oo...

Weerar ay damacsanayd Al-Shabaab oo laga hortegay

Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta weerar ay damacsanaayeen Al-Shabaab laga hortegay, kadib howlgal culus...

Muuse Biixi oo cadaawad ku eedeeyey Xamar: “Al-Shabaab dilaya ayay naga xigsadaan”

Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda Ciidul-fidrida ayaa ku dheeraaday qadiyadda...

Sidee Muqdisho loogu dilay Nabadoon laf dhuun-gashay ku noqday Al-Shabaab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Nabadoon Gaabow Buule Xasan oo ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Awdheegle ayaa xalay lagu dilay...

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo maanta ku qaaday xero ku taalla…

Nairobi (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay maanta dagaalyahanada Shabaab ku qaadeen aagga magaalada Mandera ee dalka...

Qorshe ay damacsaneyd Al-Shabaab oo laga hortegay

Xarardheere (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah koonfurta gobolka...

Xogta howlgal Al-Shabaab looga dilay horjooge + Magaca

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanka Hanti-wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howl-galkan...

Daawo: Dowladda oo war kasoo saartay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Balcad

Balcad (Caasimada Online) - Warsaxaafadeed kasoo baxaya dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay weerar xoogan oo qaraxyo ku billowday, kaas oo ay Al-Shabaab saaka...

Al-Shabaab oo weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday degmada BALCAD + Sawirro

Balcad (Caasimada Online) -Faah-faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay saaka maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ku qaadeen gudaha degmada Balcad ee gobolka...

Ciidamada DF oo howdka ugu galay Al-Shabaab + Sawirro

Afgooye (Caasimada Online) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab ka wada qaybo kamid ah gobolka Shabeelaha...

NISA oo soo bandhigtay Al-Shabaab-kii ugu badnaa ee mar qura isa soo dhiiba

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka NISA ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay kooxda...

AL-SHABAAB oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay diyaarad Drone ah oo ku…

Muqdisho (Caasimada Online) - Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta gacanta ku dhigtay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn, sida ay ku sheegtay qoraal ay soo saartay...

War cusub oo kasoo kordhay darawalkii Farmaajo ee u goostay kooxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Xilldhibaan Faadumo oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xog ku aadan darawalka madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed...

DF oo war ka soo saartay khasaarihii ugu badnaa oo Al-Shabaab loo gaystay

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda federaalka ayaa soo saartay war-saxaafadeed lagu shaaciyey khasaare culus oo kooxda Al-Shabaab lagu gaarsiiyey ugu yaraan seddax goobood oo...

Xog xasaasi ah: Darawalkii gaarka ahaa ee Farmaajo oo u goostay kooxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa la xaqiijiyey in darawalkii gaarka ahaa ee madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu u goostay kooxda Al-Shabaab, arrintaan oo...

Al-Shabaab oo weerar culus ku ekeeyay fariisin ciidan oo ku taal gobolka Sh/Dhexe

Daaru-Nimca (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan kooxda ay weerar ku qaadeen saaka fariisin...

Go’aanka Farmaajo & Shariif oo saadaal aan fiicnayn siinaya Xasan Sheekh (5 qodob)

Muqdisho (Caasimada Online) – Labadii madaxweyne hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga horyimid qoraalkii kasoo baxay...