Al-Shabaab - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday xerada ATMIS ee duleedka Baraawe

Baraawe (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay xalay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen saldhig...

Xogta sarkaal muddo fog ka tirsanaa DF oo Al-Shabaab u jaajusay saraakiil sar-sare

Muqdisho (Caasimada) – Daahir Cali Cabdi Amiin (Garboole) oo ka tirsan ciidanka minishiibiyada ee degmadda Afgooye ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab, gaar...

Daawo: Shacabkii u badnaa oo u guuray dhulka kooxda Al-Shabaab + Sababta

Xarardheere (Caasimada Online) - Taliyaha ururka saddexaad ee Gorgor Dhamme Cali Axmed Cagey oo shir jaraa'id ku qabtay degmada Xarardheere ayaa ka hadlay howlgallada ka...

Al-Shabaab oo shaaciyey magaca iyo beesha ninkii isku qarxiyey albaabka Hotel SYL

Muqdisho (Caasimada Online) - Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay wareysi laga sii duubay is-miidaamiyihii fuliyay qarixii ugu horeeyay ee lala beegsaday Hotelka SYL ee 14-ka...

Sawirro: Baabuur sahay u waday kooxda Al-Shabaab oo gacanta lagu soo dhigay

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka Galmudug ee ku sugan Koonfurta Gaaalkacyo ayaa xalay howlgallo ka sameeyay magaaladaas, kaas oo guul kusoo idlaaday. Ciidamada ayaa...

Al-Shabaab oo durba kasoo kabatay dharbaaxadii DF, dibna usoo celisay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa ku guuleysatay in markale ay hawada kusoo celiso bogagii Internet-ka ee dowladda federaalka Soomaaliya ay horey uga...

Daawo: Nabadoon lagu helay la shaqeynta Al-Shabaab oo maxkamad lasoo taagay

Kismaayo (Caasimada Online) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maanta ka bilaabatay maxkamadeynta Ugaas Aadan Maxamed Geeddi Cabdi oo loo...

Xog: Xeeladda cusub ee Al-Shabaab ay u adeegsatay weerarkii Hotel SYL

Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii uu dhacay weerarka hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho waxaa isa soo tarayay xogaha kasoo baxaya ee la...

Xildhibaan shaaca ka qaaday mas’uuliyiin ku lug leh fashilka dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Maxamed Cumar (Caana-nuug) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ka dhanka ah...

Weerarka SYL oo banaanka keenay sida ay kooxda Al-Shabaab uga faa’iideysatay…

Muqdisho (Caasimada Onlin) - Weerarka ay xalay kooxda Al-Shabaab ku gashay Hoteelka SYL ayaa u muuqda mid ay kooxda kaga faa'iideysatay dabaca muddooyinkii dambe...

Al-Shabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel SYL iyo mas’uuliyiin weerarka ku…

Muqdisho (Caasimada Online) - Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa weerar toos ah ka geysatay gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel SYL oo ka soo horjeeda...

Sawirro: Dowladda oo lagu wareejiyey gaadiid loogu tala-galay dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid dagaal oo loogu tala...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay saraakiil Al-Shabaab ah

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal dhanka cirka ah oo ay diyaaradahooda dagaalka 10-kii bishan ay...

Baxsad ka tirsanaa shabakad Al-Shabaab u geysay gaari dowladeed oo la qabtay

Kismaayo (Caasimada Online) – Waxaa maanta degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay Xasan Ibraahim oo kamid ahaa shabakad saddex nin oo Janaayo...

Qorshe culus oo Al-Shabaab ay damacsaneyd oo laga hortagay, lana bur-buriyay…

Marka (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo gelinkii dambe ee shalay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed...

Mas’uul xil sare kasoo qabtay Gobolka Banaadir oo loo soo xiray Al-Shabaabnimo

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa maanta soo xiray guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenley Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo loo haysto...

Al-Shabaab oo jab culus lagu gaarsiiyay howlgal ka dhacay Koonfur Galbeed + Sawirro

Buurhakaba (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka...

Lix saldhig oo ay lahaayeen Al-Shabaab oo la duqeeyay

Muqdisho (Caasiumada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo xoogan oo xalay ka dhacay deegaano dhaca xadka u dhexeeya gobollada Shabeelaha Hoose...

DF Soomaaliya oo $7 milyan ka xayirtay AL-SHABAAB

Muqdisho (Caasimada Online) - War-saxafadeed kasoo baxay dowladda Fedderaalka Soomaaliya oo aanay hay’ad gaar ahna ku saxiixneyn ayaa lagu sheegay inay dowladda ku guuleysatay...

Qorshe culus oo Al-Shabaab ay damacsaneyd oo laga hortagay, lana bur-buriyay…

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in howl-gal culus oo lagu fashilayay qorshe ay damacsaneyd kooxda Al-Shabaab...

Go’aanka Farmaajo iyo Shariif oo saadaal aan fiicnayn siinaya Xasan (5 qodob)

Muqdisho (Caasimada Online) – Labadii madaxweyne hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga horyimid qoraalkii kasoo baxay...