khiyaanada - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Ayatollah Ali Khamenei: Imaaraadka waxaa raacday ceeb aan abid ka hari doonin

Tehran (Caasimada Online) - Hoggaamiyaha sare ee Iran ayaa ku eedeeyey Imaaraadka Carabta inay khiyaameeyeen dunida muslimka, markii ay go’aansadeen inay xiriir la yeeshaa...

Talooyin ku socda madaxda DF Somalia oo ku aaddan wada-hadallada Somaliland

Inta aanan u gelin talooyinka aan siinayo Madaxda Dowladda Federaalka ee ku aaddan wadahadalada ay kula jiraan maamulka Somaliland ee midnimo-diidka, aan marka hore ka...

Washington DC: Soomaaliya oo dunida la hortagtay qaran xisaabtami kara

Shir sanadeedkii Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Maaliyadda Caalamka (IMF) ayaa October 14 ilaa 20, 2019 lagu qabtay magaalada Washington ee dalka Mareykanka. Shirkaas waxaa...

Maalmihii Jaalle Siyaad ee October 21, 1969-January 26, 1991 (Xog-warran)

Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka,  Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid...

Axmed Fiqi: Xog badan oo qarsaneyd ayaa soo baxday

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday inay caddaatay in dowladda Soomaaliya ay ka been sheegtay heshiiska shidaalka kadib...

Maalmihii Jaalle Siyaad ee October 21, 1969 – January 26, 1991 (Xog taariikheed)

Muqdisho (Caasimadda Online) - Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka,  Kacdoonkan oo aanu dhiig...

Sannad walba waxaan u dabaal dagnaa 1-da Luulyo innaga oo kala qeybsan

Midowgii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya sanadii 1960-kii oo hadda laga joogo 58 sano wali waxaa socda in soomaalida  cadaw geedu doonayo in uu dhulkooda...

Sida ay isku shabahaan Soomaaliland iyo qisadii “dharka cusub ee boqorka”

Waxaa jirtay qiso uu waa horey qoray nin dalka Danmark u dhashay oo loogu magac daray ”dharka cusub ee boqorka”.  Qisada ayaa sida tan...

Halgankii xisbiga S.Y.L oo 75 sanno jirsaday: Aqriso taariikhdiisa billow illaa dhammaad

Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay...

Daawo sawirro cusub oo muujinaaya meydka Cali Cabdalla Saalax

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa lagu dilay magaalada Sanca, sida lagu sheegay raadiyaha wasaaradda arrimaha gudaha ee Xuthiyiinta. Telefishin...

Itoobiya: Heshiis iyo deris wanaag! (Khiyaanadii 1897 iyo wixii hadda ka dhacay Somalia)

Waxaan helay dikumiinti ay CIA diyaarisay 70 sanno ka hor oo ka sheekeynaya sida boqorkii Itoobiya Menelik uu ugu khiyaannay Talyaaniga iyo adduunka intiisa...

Xaaska Qalbi-dhagax, gabadhiisa, xildhibaanno Iyo aqoon-yahan cadaadis ku haya Villa Somalia

Baaqa Maamo Khadro Maxamed Cabdi  oo ah xaaska Qalbi-dhagax iyo Fartun Cabdikarim Muuse oo ah gabadhiisa ay dirayaan waa kii ugu dambeeyay baaqyo isdaba...

“DF waxa ay muwaadiniinta u gacan galineysaa cadowga hilba cunka ah ee aan arxanka laheyn” Waxaa yiri….

Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo dowlada Federaalka ah ee Somalia ay qirtay in Sargaalka lagu magacaabo C/kariin Qalbi Dhagax lagu wareejiyay dowlada Ethiopia ayaa waxaa...

20 ka mid ah musharraxiinta oo wata baasaboorro shisheeye (Magacyada iyo dalalka)

February 8, 2017-ka, waxaa dalka ka dhaceysa doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah, 20 ka mid ah 24-ka murashax ee hadda taagan waxaa ay heystaan...

KALA BOOBOOBA BAAL II REEBA: Yaa Somalia gacanta ku dhigay?

Meesha maanta ay arrimuhu marayaaan waa meel aad khatar u ah oo dalkaani ku sugan yahay marxalada cinwaanka oo ah KALA BOOBOOBA EE BAAL...

Cumar Cabdirashiid oo is-eedeeyay

Somaliya waxay u dhammaatay maalintii dad uu ka mid yahay R/Wasaare Cumar C/rashiid ay xukuumad madax u naqdaan iyo qaar kale oo isaga ka...

Ergooyin u codeeyey xildhibaano oo la siiyey jeeg lacag oo bug ah (Labo magaalo ayay ka dhacday)

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalooyinka Jowhar iyo Cadaado ayaa sheegaya in Xildhibaanada labada Aqal ee halkaasi lagu...

Warbixin + Sawirro: Qareenada Somalia oo ka daba tagey beentii Kenya soona bandhigay dood cajiib ahayd

Hague (Caasimada Online) - Qareennada Soomaaliya ayaa maanta maxkamadda cadaaladda adduunka ka horjeediyay hadallo cad cad, kalsooni iyo caddeymo adag ay ka muuqdaan, iyagoo...

Yaa mas’uul ka ah bahdilaadda iyo xaqiraadda gobolka Benaadir?

Sida laga warqabo waxaa muddooyinkaan danbe soo baxayay go’aamo lid ku ah xaqa iyo xuquuqda Gobolka Benaadir. Gobolka Benaadir wuxuu ka mid ahaa goboladii...

Waa kuma madaxweynaha Somalia ee 2016-ka?

(Fariin ku socota Murashixiinta Madaxweyne ee sanadka 2016-ka, Xubnaha Baarlamaanka Cusub iyo Walaalaha Soomaaliyeed). (Fariin ku socota Murashixiinta Madaxweyne ee sanadka 2016-ka, Xubnaha Baarlamaanka Cusub...

Muqdisho oo u baahan is-beddel maamul oo deg deg ah afar arrin dartood

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waa meesha laga qiimeeyo dowlad kasta oo fadhisa Villa Somalia. Amniga, dhaqaalaha, jaceylka bulshada iyo adeegyada dowladnimadaba waxay...