khiyaanada - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Sidee C/WELI GAAS u qiyaanay reer Puntland?

Cabdiweli Gaas Waa Musiibo Qaran‏ Musiibo Qaran waxaa inta badan lala xiriiriyaa aafooyinka dabiiciga ah oo geysta khasaaraha xad dhaafka ah oo aan la qiyaasi...

Dastuurka cusub ee SOMALIA: Ajnabi dalka waa ka noqon karaa madaxweyne (Qorshe cusub?)!!

Sabtidii waxaa la soo xiray kalfadhigii 7-aad ee baarlamaanka federaalka, waxaa la sheegay in la dhameystirayo cutubyada dhiman sida 5, 6, 7, 8 iyo...

Dhagarta duugan iyo damanaanta Soomaalida !!‏

Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (SWT) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubanaa Muxamed (CSW). Intaa...

Warbixin sir ah: Musuqmaasuqa, tagri-falka, iyo boobka hantida qaranka Somalia

MOWQIFKA GURMAD № 5 (LUULYO 1, 2015) Hordhac Tan iyo intii ay duntay dowladnimadii Soomaaliya 1991kii, waxaa hannaanka siyaasadeed ee Soomaaliya soo waajahay hagardaamooyin fara badan...

Waxgaradka gobolka Bari oo u digay C/W GAAS

Ku Madaxweynaha Puntland Ku Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ku Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Ku Culimimada Iyo Waxgardka Puntland. Anagoo ka duuleyna Bayaanadii horey looga soo saaray...

Gen. BASHIIR GOOBE oo qoray qormo aan caadi aheyn (Muxuu uga hadlay?)

ISHII BUGTAAY KU BIKAACSO:- 31 August, 2014, goor barqo ah, waxa soo hammmiyey Koox ka koobneyd ilaa 9 naftood halligayaal ah, inay ku dayaan...

FAALLO: Xoriyada Haweenka Reer Galbeedka! (Xanuuno Iyo Dhalanteed)

Haweeneyda waa laf dhabarta bulsho walbo, waa macalinka hoyga uu ka soo askumo mujtamac walbo oo dunidaan ku nool Hawyneydu waxay soo saartaa nooc...

Kiiska wiilka Xasan Sheekh iyo heshiiska Soomaaliya iyo Turkey maxaa ka dhaxeeya?

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa waxay galeen heshiis iskaashi dhanka iweydaarsiga dambiileyaasha, maxaabiista iyo eedeysanayaasha ah, heshiiskaan ayaa saameynaya kiis...