Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo doortay guddoomiye cusub

Muqdisho (Caasimada Online) Waxa magaaalada Muqdisho shaley ka dhacday doorasho ay ka soo qaybgaleen dhammaan xubnaha guddiga olombikada Soomaaliyeed, kuwaasoo ka socday  Banaadir, Baay,...

Faroole oo beeniyay arrin lagu heystay muddooyinkii dhowaa

Garowe (Caasimada Online) -Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamad Faroole ayaa ka hadlay wararka sheegayay inuu sii dheeraysanayo Waqtigiisa Madaxwaynaha Puntland. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole  mar...

Booskii Xildhibaannimo ee C/weli Gaas oo loo dhaariyay xildhibaan cusub

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisal wasaarihii hore Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa iska casilay xilka xildhibaannimo ee baarlamaanka Soomaaliya, waxa la sheegay in...

Faah-faahin: Nooca kullan Shariif Xasan & Axmed Madoobe dhex maray

Nairobi (Caasimada Online) Ilo wareedyo lagu kal soon yahay ayaa Shabakadda Caasimada Online u sheegay, in kulan uu ku dhexmaray magaalada Nairobi ee xarunta...

Dagaal ka dhex qarxay Somaliland iyo Khaatumo State iyo guulo la sheegtay

Laascaanood (Caasimada Online) Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ka kala socda Maamulka Khaatuma iyo Kuwa Puntland ayaa waxaa ay ka dhaceen deegaano ka tirsan Gobolka...

Warbixin: Dibad baxyo ka dhan ah Faroole oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dibadyo maanta ka dhacay maagalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, kuwaasoo looga soo horjeedo...

Faroole oo Nabaddoono caan ah kala baxay Hoteelo ay deganaayeen.

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaasi ay xireen nabadoono caan ka ah Deeganadaasi. Nabadoonadan la xiray ayaa waxaa wararku sheegayaan...

Meydadka Tahribayaal Soomaali ay ku jiraan oo la keenay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) Sida ay sheegayaan saraakiisha badda maamulka Puntland, waxa magaalada Boosaaso ee gobalka Bari la keenay illaa 18-qof oo tahriibayaal Soomaali ah, kuwaaso...

Madaxweyne Hassan Sheekh oo u ambabaxay Wadanka Jabuuti.

Muqdisho (Caasimada Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Axad ah u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaasoo...

Galmudug oo mamnuucday lacagaha been abuurka ah.

Gaalkacyo (Caasimada Online) Maamulka Galmudug ayaa ka digay lacagaha been abuurka ah ee la soo galiyo deegannada uu ka arimiyo. Agaasimaha wasaaradda maaliyadda maamulka Galmudug...

Madaxwaynaha Somalia oo Booqosho ku tagaya 3 Gobol oo dalka ah.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Maanta booqashadiisa ugu horaysay uu ku baxo waxaana la tilmaamayaa in Madaxwaynaha uu booqon...

Somaliland oo caalamka ka dalbatay faro-gelinta kiis culus oo ka taagan Muqdisho

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa baaq culus u dirtay beesha caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda...