Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Hal Degmo oo Muqdisho ku taalla ayaa kumanaan dollar ugu deeqday P/Land

Muqdisho (Caasimada Online) Magaalada Muqdisho waxaa ka billowday gurmad deeqo loogu uruurinaayo dadka wax ku noqday dabeylaha iyo roobabka xooggan ee ku dhuftay Bariga...

Ururka al-Islaax oo ka hadlay Khilaafka Madaxweynaha iyo R/wasaaraha

Muqdisho (Caasimada Online) Ururka Islaax ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka ka dhex taagan Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo...

Ax’ed Madobe oo gurmad u diraya P/L

Kismaayo (Caasimada Online) Magaalada Kismaayo waxaa maanta shir jaraa'id ku qabtay hoggaamiye ku-xigeenka Maamulka Kumeel-garka ee Jubba, Gen Cabdulaahi Ismaacil Fartaag. Wuxuu ugu horrey tacsi...

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay Khilaafka Madaxda DF

Muqdisho (Caasimada Online) Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay shir ay soo qaban qaabiyeen hey'adda culimada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha hey'addaas Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo la...

Warbixin: Maxaa looga hadlay shirar ay kala qabteen Xasan Sheekh & Saacid?

Muqdisho (Caasimada Online) Waxaa goordhow soo dhammaatay shirar ay ku kala qabteen Villa Somalia Madaxweynaah Soomaaliya iyo Raiisal wasaarihiisa. Shirarkan oo la islahaa waxaa looga...

Faroole oo tegi waayay goobaha ay ka da’een roobabka

Garoowe (Caasimada Online) Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole oo ay la socdaan xubno Maamulkiisa ayaa maanta tegay deeganno ku yaalla Gobalka Nugaal. Madaxweynaha ayaa la...

Dhimashada oo sii korartay meelaha ay duufaanta ku dhufatay ee Soomaaliya

Garoowe (Caasimada Online) Waxaa sii kordhaya dadka ku dhintay dabeelaha roobabka wata ee ku dhuftay deegannada Puntland. Wariyaha Caasimada Online ee Puntland, ayaa soo sheegaya...

Gaas oo 2 arrin u ballan qaaday P/L

Gaalkacyo (Caasimada Online) Raiisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hadda ku sugan magaalada Gaalkacyo kana mid ah musharrixiinta u taagan...

Faroole oo booqanaya deegannada duufanta ay meerteen

Garoowe (Caasimada Online) Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta u ambabaxay deeganno ku yaalla gobalka Nugaal halkaasoo duufaano roobab wata ay ku dhufteen...

DHAGEYSO: Halis aysan dad badan ka war-heyn oo ka socota Somalia

Roobab wata dabeylo ayaa ka socda degmada Bender Beyla iyo deegaanada u dhow ee gobolka Bari. Dabeylahan iyo roobabkan oo la sii saadaaliyey ayaa bilaabmay...

Wabixin: Digniin culus oo loo jeediyay dadka Soomaalida ee ku nool xeebaha

Boosaaso (Caasimada Online) Waxaa caawa la soo saaray digniin ku saabsan dabeelo xooggan oo ku wajahan qaar ka mid ah bartamaha Soomaaliya. Cabdulaahi Iidaan Ismaacil...

Cabdiweli Gaas oo tegay Gaalkacyo

Muqdisho (Caasimada Online) War hadda soo dhacay ayaa sheegaya Raysal wasaarihii hore ee DKMG Cabdiweli Maxamed Cali Gaas in uu ka degay garoonka marxuum...

MAXAAN ka faa’iidnay FEDERAALKA?

Laga soo bilaabo sanadkii 2004 oo aheyd markii deegaanka Embagati ee Dalka Kenya lagu unkay dowladii Federalka Ku meel gaarka aheyd ee uu Hogaaminayay Col.Cabdulaahi...

Danjire Key oo Faroole u sheegay in ay xal ugu jirto in uu la heshiiyo DFS

Garoowe (Caasimada Online) Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, oo tagay magaalada Garoowe eexarunta Puntland ayaa...

Wiil uu dhalay Faroole oo la soo dagay hub badan (Siddee wax u jiraan)

Boosaaso (Caasimada Online) Ilo Xog-Ogaal ah oo la hadlay  Shabakadda Caasimada Online ayaa sheegaya in maanta dekedda Boosaaso ay ku soo xirteen seddax doon...

KASHIFAAD: Faroole oo hub badan ka soo degsaday Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) Ilo xog-ogaal oo ah ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug oo la hadlay Shabakadda Caasimada Online, ayaa sheegay in maanta...

Soomaali badan oo xaalad khatar ah ay ku heesato xeebaha Talyaaniga

Roma (Caasimada Online) Wararka naga soo gaaraya xeebaha Talyaaniga ayaa sheegaya in halkaas ay ku go’doonsan yihiin tahriibayaal Soomaali ah oo ka yimid waddanka...

Shir looga hadlayo shidaal laga soo saarayo Somalia oo berri ka dhacaya..

London (Caasimada Online) Magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska waxaa maalinta berri ah ka furmaya shir looga lahadlaayo shidaal laga baarayo dalka Soomaaliya. Shirkan waxaa...

Hiiraan: Guddoomiye ku-xigeen hore oo weerar afka ah ku qaaday DF

Baladweyne(Caasimada Online) Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee maamulka gobalka Hiiraan, ayaa weerar afka ah ku qaaday dowladda fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda arrimaha gudaha iyo...

Faroole: DFS ayaa ka dambeesay wixii igu qabsaday shirkii New Deal

Nairobi (Caasimada Online) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa si kulul u weeraray madaxda dowladda fedaraalka Soomaaliya. Isagoo la hadlaayay galabta BBC-da ayuu sheegay Foroole...

DF oo shaacisay arrin yaableh oo dagaalka socda uu ku qasbay madaxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab ay wajahayaan culeyskii u weynaa iyo xaalad quus ah,...