Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

FROOLE oo ka hadlay xannibaadii lagu sameeyey khudbaddiisii New Deal

Brussels (Caasimada Online) - Cabdiraxmaan Faroole oo hogaamiya maamulka Puntland,ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khudbad uu ka jeediyey shirkii New Deal, balse Midowga...

DOOD: Maxay kula tahay arrintan?

Washington DC (Caasimada Online) Jimco wanaagsan dhammaan akhristayaasha Shabakadda Caasimada online ee kala jooga adduunyada oo dhan. Doodda toddobaadkan waxaan uga hadli doonaa shirkii dhawaan...

Warbixin: Axmed Madoobe oo ku sii jeeda dalka Denmark + Ujeedka

Copenhagen (Caasimada Online) Sida uu soo sheegayo wariyaha qaaradda Yurub  ee Shabakadda Caasimada Online, waxaa ka socota magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark qabqaabada...

XOG: Shariif Xasan oo Baydhaba kusii jeeda & qorshe uu wato oo billabanaya

Muqdisho (Caasimada Online) - Illo Xog-Ogaal ah, oo la hadlay Shabakadda Caasimada Online, ayaa sheegaya in xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi xildhibaanno...

XOG: DF oo laga yaaabo in wax aysan jecleysan ay kala kulanto shirka New Deal ee magaalada Brussels, Sabab?

Nairobi (Caasimada Online) Shabakadda Caasimada Online, ayaa ogaatay in shirka ka dhacaya magaalada Brussels maalinta Isniinta ee toddobaadkan lagu casuumay dhammaan maamulada ka jira...

Xasan oo caawa u dhoofay Brussels

Brussels (Caasimada Online) Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka ambabaxay wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud kuwaasoo ku wajahan magaalada...

XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Faroole oo ku kulmay Dubai

Dubai (Caasimada Online) Illo xog-ogaal ah oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha Soomaaliya, ayaa u sheegay Shabakadda Caasimada Online madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud caawa in...

Maxay ka hadleen Saacid iyo Faroole oo ku kulmay dalka Djibouti

Djibouti (Caasimada Online) Wararka naga soo gaaraya magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Djibouti , ayaa sheegay in halkaas ay ku kuleen ra'iisal wasaaraha Soomaaliya,...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo Runta u sheegay Faroole

Muqdisho (Caasimada Online) Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Jibriil ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, kaasoo dhawaan sheegay in wax...

Guddoomiye Tarsan oo weerar afka ah ku qaaday Xukuumada Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo caawa la hadlay mid ka mid ah Idaacadaha gudaha...

Faroole oo jooga Addis-Ababa, kana codsaday Ethiopia gacan, kadib markii ay fashilmeen dadaalladii Nairobi

Addis-Ababa (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole, ayaa booqasho ku tagay magaalada Addis-Ababa dalka Ethiopia, halkaasi oo uu mar kale ka billaabay...

Faroole oo ku fadeexoobay Nairobi iyo Beesha Caalamka oo arrin uu horey u diiday qasab ku ogoleysiisay “XOG”

Nairobi (Caasimada Online) - Maamulka Puntland ayaa shalay shaaca ka qaaday inuu taageeray heshiiska dowladda Somalia iyo kooxda Jubba ku dhex maray magaalada Addis-Ababa,...

Galamudug oo tageysa New Deal

Gaalkacyo (Caasimada Online) Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo maanta la hadlaayay wariyaasha ayaa sheegay in maamulkiisa uu ka qaybgali doono shirka...

Cabdiweli Gaas oo ka hadlay heshiiskii Addis Ababa sheegayna in…..

Addis Ababab (Caasimada Online) Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumaddii KMG ahayd ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali oo saxaafadda kula hadlayay maagalada Nairobi ayaa soo...

Magalada Muqdisho oo ay ka socdaan kulamo looga hadlayo Shirka Ethiopia iyo DF Somalia oo Khamaar ciyaareysa

Muqdisho (Caasomada Online) Magaalada Muqdisho, waxaa tan iyo xaley markii ay soo baxeen wararka sheegaya in dowladda iyo mid ka mid ah garabyada isku...

Reer Khaatumo Leh: Idaacada VOA Ma Warbaa Nagu Seegan?

Marar badan ayaan waxaan maqley dad dhahaaya ama kudoodaaya idaacada VOA uma'aha dhexdhexaad maamulda dalka kajira oo waxey kuxirantahey ama buubisaa maamulo khaas ah: arintaas wax weyn...

Xog: Maxaadan ogeyn oo ka socda Xafiiska ra’iisul wasaare Saacid?

Muqdisho (Caasimada Online) Sida ay u sheegeen shabakadda Caasimada Online, qaar ka mid ah shaqaalaha xafiiska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, waxa ka billowday siddii loo badali...

XOG: Maxaadan ogeyn oo Dowladda Kenya ay maanta ka sameyn doontaa magaalada Muqdisho?

Warar lagu kal soon yahay oo ay heshay shabakadda Caasimada Online ayaa sheegaya in maanta magaalada Muqdisho laga furi doono safaarada Kenya ee Somalia. Sarkaal u...

Dowladda Britain oo ku dhawaaqday lacago gaar ah u dagaalka ka dhanka ah burcad badeedda

London (Caasimada Online) Dowladda Britan ayaa ku dhawaaqday lacago gaar ah in ay ku bixineyso dagaalka lagula jiro kooxaha burcad badeeda Soomaalida. War ay qortay...

Maamulka Khaatumo iyo wixii uu ka yiri aqoonsigii USA ee Somalia

Buuhodle (Caasimada Online) Maamulka Khaatumo ayaa soo dhaweeyay aqoonsiga dhawaan dowladda Maraykanka ay siiyay dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha maamulkaas Maxamed Jaamac Yuusuf  (Indha-sheel) ayaa shir jaraa`id...

Waa kuma ninka awoodda badan ee maanta noqday madaxweynaha cusub ee Iran?

Tehran (Caasimada Online) - Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli,...