Boosaaso - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Koox HUB lasoo dageysay iyo ciidanka Puntland oo ku dagaalamay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidamada ammaanka Puntland iyo koox hubeysan uu...

Wararkii ugu dambeeyay weeraro ka dhacay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Oline) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weeraro culus oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Weerarka koowaad...

Faah-faahinta qarax ka dhacay Boosaaso + Khasaaraha

Boosaaso (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan gaystay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...

Boosaaso: Ciidan gadoodsan oo tallaabo xasaasi ah qaaday

Garoowe (Caasimada Online) – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya gobolka Bari ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa maamta xirtay...

Ganacsade kasoo jeeda KOONFUR GALBEED oo lagu dilay magaalada Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo ay saaka kooxo hubeysan ka gaysteen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...

DAACISH oo xirtay qaar ka mid ah ganacsiga Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in weli ay xiran yihiin qaar ka mid ah goobaha ganacsiga...

Faah-faahinta dab xooggan oo baabi’iyay xarun ganacsi oo ku taal Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) – Dab xooggan ayaa saaka ka kacay xarun ganacsiga oo ku taalla magaalada Boosaaso, taasi oo lagu magacaabo Fadhi-same. Dabka ayaa lasoo...

Dekedda BOOSAASO oo maanta xiran + Sababta

Boosaaso (Caasimada Online) - Dekedda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay xiran tahay, taas oo saameyn ku yeelatay...

Xog: Daacish ‘oo laba arrin midkood kala dooransiinaysa’ ganacsatada Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) – Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa dardar-gelisay ololaha ay lacagta baada ah uga qaadaneyso ganacsatada maamulka Puntland, gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso...

PUNTLAND oo xukun adag ku ridday raggii qoyska ku dhibaateeyay BOOSAASO

Boosaaso (Caasimada Online) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xukun ka soo saartay kiiskii xasaasiga ahaa ee dhowaan ka dhacay magaalada Boosaaso, kadib markii...

Kheyriya Maxamed oo xog ka bixisay sidii qoyskeeda loogu bahdilay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Qoyskii dhowaan weerarka loogu geystay magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay weli sugayaan caddaalad, qoysaan ayaa laga baahiyey muuqaal naxdin leh...

Daawo: Booliska oo soo bandhigay rag sameeyey kiis ka yaabiyey reer Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Taliska ciidanka booliska gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaciyey in lasoo xiray afar qof oo saacadihii lasoo dhaafay ay baraha...

Puntland oo shaacisay cidda ka dambeysay weerarkii Boosaaso iyo tallaabo ay qaadeyso

Garoowe (Caasimada Online) – Puntland ayaa ka hadashay weerarkii dhawaan ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso...

Xog: Daacish oo xirtay goobo ganacsi oo ku yaal Boosaaso – Maxay dalbatay kooxda?

Boosaaso (Caasimada Online) - Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah, kooxda Daacish ayaa xirtay xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalada...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha weerarkii qaraxyada ee Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday qaraxyo oo lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso...

Sawirro: Weerar qaraxyo loo adeegsaday oo lagu qaaday xarun ku taalla Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday qaraxyo oo lagu qaaday xarun ganacsi oo ku...

Shacabka BOOSAASO oo horseeday in la fashiliyo qarax culus oo la qorsheeyey

Boosaaso (Caasimada Online) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada ammaanka Puntland ka sameeyeen qaybo kamid ah magaalada...

Xildhibaan Cabdiraxmaan XAAJI oo lagu dilay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in xalay xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka degmada...

Sawirro: Dibad-baxyo ka billowday Boosaaso + Ujeedka

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta uu dibad-bax ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kaas...

Maxaa ka jira in ILHAAN loo diiday inay tagto Boosaaso?

Boosaaso (Caasimada Online) - Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa been-abuur ku tilmaantay war la faafiyey oo ahaa  in laga...

Waa kuma ninka awoodda badan ee maanta noqday madaxweynaha cusub ee Iran?

Tehran (Caasimada Online) - Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli,...