Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada dowlada Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada AMISOM ayaa saaka iyo xalay saqdii dhexe waxay howlgalo ka sameynayeen xaafadaha dhanka Tookiyo iyo Shanta Geed ee degmada Howlwadaag. Howlgalka oo ahaa mid u muuqday mid qorsheysan ayaa ciidamada Nabad Sugida iyo ciidamada loo yaqaan Alfa Group waxay u dhaceen xaafado ku yaala agagaarka xarunta degmada, halkaasi...
Tripoli (Caasimada Online)-In ka badan 180 qof oo ay ku jiraan Soomaali ayaa ku go’doonsan badda u dhexeysa Libiya iyo Talyaaniga kaddib markii ay doonidii ay la socdeen ay buux dhaaftay. Cali Afrax Xuseen oo ka mid ah Soomaalida saaran doontaas ayaa sheegay in ay ka walwalsan yihiin nolashooda maadama ay doonta buux dhaaftay. Wuxuu sheegay in dhammaan wixii sahay ay...
Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas xaley lagu dilau ganacsade magaalada caan ka ah. Dabley ku hubeysan bastoolado ayaa nin ka ganacsada qaadka ku toogtay meel ku dhow Isgoyska Somali Star oo ka mid ah meelaha ugu mashquulka badan Kismaayo, dabadeedna waa ay baxsadeen sidda ay lee yihiin...
Hargeysa (Caasimada Online) - Wasiirkii Xiriirka Golayaasha, Tiknoologiyada iyo Cilmi-baadhista Md. Aadan Axmed Warsame oo xilka laga qaaday Salaasadii toddobaadkan, ayaa fashiliyey inay jiraan shaqsiyaad laamaha dawliga ah ku xididaystay oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuula sidii shaqada looga fadhiisiin lahaa masuulka daacadda u ah xilgudashadooda, balse aan danaha shaqasiyaadkaas dhegaha u furin. Md. Aadan Axmed Warsame oo Madaxweyne...
Gaalkacyo (Caasimada Online) - Seddex shaqaale Gargaar oo lagu afduubtay dalka Soomaaliya ayaa lasii daayay kadib ku dhawaad labo sano oo afduubtaan loo heystay deegaanada dhulka Soomaalida. Hayadaha gargaarka caalamiga ayaa sheegay in dadka wax afduubay shaqaalahaasi ay qabsadeen bishii july sanadki 2012, iyaga oo ku sugnaa meel kamid ah maamul goboleedka Puntland. “In badan oo dood ay noo socotay dadka wax...
Qoys ka kooban 10 ruux oo ku nool Tuulo lagu magacaabo laba garas oo hoos timaada Degmada Cadale ee Gobolka Shabelada Dhexe ayaa waxaa qabsaday dhacdo naxdin leh taasoo sababtay dhimasho 4 ruux halka tiro 6 kalana ay ku sugan yihiin xaalad hilis oo nolol iyo geeri u dhaxeeyso. Dhacadadaan ayaa ah in Qoyskani ay ku sumoobeyn Biyo caadi ah...
Dhammaan maamulka iyo shaqaalaha Caasimada Online, waxa ay tahniyad dhalasho oo farxad ay ku dheehan tahay u dirayaan Weriye Cabdinaasir Maxamuud Cumar Zero iyo Zamzam Yuusuf Ugaas Nuur oo 31-kii bishii May 2014 uu wiil ugu dhashay Isbitaalka University of Washington Medical Center ee magaalada Seattle ee Gobolka Washington ee dalka Mareykanka. Wiilkaas ayaa waxaa loo bixiyey Maxamed Cabdinaasir. Waxaan leenahay...
Marka (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexeysa maleeshiyaad ka soo kala jeeda beelaha Biiyo-maal iyo Habar-gidir. Goobjooge la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay in magaalada lagu arkayo ciidamo hubeysan oo wata gaadidka dagaalka kuwaasoo raba in ay ka qeybgalaan dagaallada dib...
Beijing (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay sababaha ay ku qaadacday shirkii seddax geesood ahaa oo looga hadlaayay qoxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya. Wasiirka arrimaha dibedda, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa BBC-da u sheegay, in shirkaas ay uga baaqdeen markii ay arkeen sidda xun ee loola dhaqmaayo muwaadiniinta Soomaalida ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan xaafadda Islii...
Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin Caamir ayaa soo saaray sawir gacmeed cusub oo uu ku muujiyey loolanka siyaasadeed ee ka dhex oogan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo General Gabre-ha Ethiopia oo dhex taagan. Waxaa sawirka ku jira Faarax Cabdulqaadir iyo Cabdi Kariim Guuleed oo daawanaya loolanka labada nin, waxaana Amiin Caamir uu muujinayaa in Gabre u hiilinayo Xasan Sheekh.  
Stockholm (Caasimada Online) - Khadar Biixi oo ka mid ah odayaasha Somaliland ee ku dhaqan waddanka Sweden; sida uu sheegayna safka hore kaga jira dadkii ugu horreeyey ee ka qeybqaatay ololaha madax-bannaanida Somaliland, ayaa ku dhaliilay dowladda Somaliland ee uu madaxda ka yahay Siilaanyo inay la fadhiisato shirka ka dhacaya Stockholm Sweden wax uu Biixi ku tilmaamay maamulo ka...
Waa qoraaldadii taxanaha ahaa ee aan ka qori jirnay dhacdooyin taariikhda dhaw iyo tii horeba ahaa oo mudan in dadka loo soo gudbiyo si ay uga faa’iidaystaan. Waxaan qormadan ku soo qaadanaynaa Abuu Xamza Al- Masri oo ah wadaad si aad ah looga yaqiinay LONDON- ENGLAND, kavdibna lagu xidhay Ingiriiska, haddana loo dhiibay Maraykanka oo ay ku socoto maxkamadayn. Taariikh...
Fanaanka Aar maanta ayaa bartiisa Facebook soo dhigay hadal uu ku muujiyay inuu heesta Go'doomay ku duubay qurbaha kadib markii lagu qabyaaladeeyay Jigjiga. Fanaanka Aar maanta oo shacbiyad badan leh wuxuu bartiisa Facebook ku yiri "Dhaantooyin laysku xaasido iyo Soo bandhiga bilicda dhulka hoyoo layska hor istaago, ayaa igu kaliftay inaan qurbo video ku duubo. Sheekada‪#‎Go'doomey‬ jaceyl keliya maahee ila...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo xog-ogaal ah ayaa u sheegay Caasimada Online, inay isu soo dhowaadeen madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha, oo khilaafkooda markii hore salka ku hayay isku shaandheen la rabo in lagu sameeyo golaha wasiiradda xukuumadda. Waxaa muuqata in madaxweynaha loo dhaafay labo wasiir oo ugu jirra xukuumadda kuwaasoo kala wasiirka caddaaladda iyo garsoorka Faarax Sheekh Cabdiqaadir iyo wasiirka arrimaha...
Muqdisho (Caasimada Online) - Afar ka mid ah maraakiibta dagaalka ee dalka Turkiga, ayaa maanta waxay ku soo xirteen Dekeda Magaalada Muqdisho, iyadoo ay la socdeen cutubyo ka tirsan Ciidamada Badda ee Turkiga.Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxay ku qaabileen Dekeda Caalamiga ah ee Muqdisho, waxaana suurta gashay in Madaxdu ay Ciidamada Turkigu kula qadeeyaan mid ka mid ah maraakiibtaasi.Maraakiibtaan,...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirkii hore ee ammaanka qaranka, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa tilmaamay in xilka uu iska casilay 24-kii bishii horre ay ku timid go’aan uu qaatay ee aaney jirin wax culeys ah ama cadaadis ah oo la saaray. Wuxuu sheegay in wasaaradiisa ay tahay wasaaradda ugu shaqada badan wasaaradaha xukuumadda oo aaney hal qof waxbo ka qaban karin dedaal...
Marka (Caasimada Online) - Wasiirka difaaca xukuumadda Soomaaliya ahna sii hayaha xilka wasiirka arrimaha ammaanka ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda deeganka Shalanbood ee gobalka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhexeeya beelaha Habar-gidir iyo Biyo-maal. Wasiir Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud ayaa tilmaamay in xaasada ka taagan Shallanbood ay dowladda ka xuntahay isla markaana ay ku baaqeyso in si shuruud...
Washington DC (Caasimada Online)-Dowladda Maraykanka ayaa isbadal ku sameeyay siyaasadeeda ku aadan arrimaha Soomaaliya,iyagoona kalkan si toos ah ula macaamilaya dowladda dhexe. Tan iyo markii kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka ee Afrika, ay sheegtay in madaxweyne Obama uu dhawaan magacaabi doono safiirka u fadhiya xukuumadda Wanshinton magaalada Muqdisho, in uu isbadal ku dhacay hannaanka siyaasadda ee kula macaamilo Soomaaliya. Waxaa muuqda...
Muqdisho(Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaliya ayaa ka hadlay waxyaabaha uu salka ku hayo khilaafka ka dhextaagan madaxda sare ee dalka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sheegay in khilaafkaasi uu ka dambeeyay markii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya madaxweynaha dalka ay ka dalbadeen inuu xilkaasi isaga dago, maadaama ay sheegeen inuu wax ka qaban waayay xaalada dalka. C/raxmaan...
Muqdisho(Caasimada Online) - Waxaa maalmihii lasoo dhaafay socday qorshe kulamo kala duwan ay ku yeelayeen madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibanada ayaa horay u dalbaday in xilka uu isaga tago madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, kadib markii ay sheegeen inay ka dhabeyn waayay balanqaadkii uu sameeyay markii doorashada ay socotay. Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...