Monthly Archives: December 2012

Xusuusta uu K/cagta ku reebi doono sanadkaan dhamaadka ah.

Kubada cagtu marna waa mucjiso marna waa juhdi aad bixiso, mar adigoo guusha iska leh ayaa lagaa qaadayaa marna adigoon laheyn ayaad heleysaa, xasuusyada...

Evra: SAF waana burinayaa hadii Man City nasoo qabato.

Daafac bidixeedka kooxda Manchester United Patrice Evra ayaa si kajan ah u sheegay in tababaraha Gaamuray Sir Alex Ferguson uu ciyaartoyda kooxda oo dhan...

DF oo ka qeyb galeysa shirka Ahlusuna

Dhuusamarreeb (Caasimada Online) Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in wafdi heer caalami ah, ay ku wajahan yihiin magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobalka Galgaduud. Wafdigan oo...

Koox Russia ka dhisan oo Messi ku dalban rabtay 205 milyan.

Wargeyska maalinlaha ah ee kasoo baxa dalka Spain El Mundo Deportivo ayaa maanta qoray in koox ka dhisan dalka Ruushka ay is-af-garad ku gaareen...

Robert Lewandowski oo ku dhow inuu ku biiro Man United.

Robert Lewandowski ayaa qarka u saaran inuu u saxiixo kooxda Manchester United, sida laga soo xigtay wargeyska kasoo baxa dalka Jarmalka Bild. Weeraryahanka kooxda Borussia...

Liverpool oo ku dhow inay lasoo wareegto goolhaye J.Butland.

Liverpool ayaa diyaar u ah inay talaabo kale ku darto xiisaha ay u qabto goolhayaha qaranka England Jack Butland, sida uu qoray warsidaha Daily...

Sir Alex Ferguson oo 71 jirsan doona Isniinta soo aadan.

Mar kale ayuu sii korayaa tababaraha qabiirka ah ee kooxda Manchester United, laakiin uma muuqato inay wax badan iska bedeleen Sir Alex Ferguson. Hugaamiyaha Red...

Neymar oo niyad jebiyey Barca, Chelsea, Man City & Real.

Weeraryahan Neymar ayaa sheegay inuu rajeynayo inuu u dhaqaaqo Qaarada Yurub laakiin wuxuu sheegay inuusan kooxdiisa Santos meelna uga socon inta bisha Janaayo uu...

Rooney oo laba ama sedax Isbuuc garoomada ka maqnaanaya.

Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa garoomada dhaawac uga maqnaan doona inta u dhexeysa laba ilaa sedax Isbuuc ka dib markii uu dhaawac...

Chelsea oo Janaayo 85 milyan oo ginni suuqa gelin doonta.

Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa diyaar u ah inuu sanadka cusub suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ku qarash gareeyo 150 milyan oo ginni, si...

Pato oo ku dhow inuu macsalaameeyo K/Cagta Yurub.

Weeraryahanka ay dhaawacyadu diloodeen Alexandre Pato ayaa kusii dhowaanaya inuu 15 milyan oo dollar kaga tago kooxdiisa AC Milan, waxaana la sheegayaa inuu heshiis...

Wafdi heer Wasiir oo ka socda DF oo u duulay Kismaayo + Ujeedka

Wafdi heer Wasiir oo ka socda Xukuumada Soomaaliya,  ayaa saakay u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose. Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Cabdi Xakiin...

Inta uu la eg yahay ballaca albaabka Jannada iyo Mucjisada Rasuulka SCW

Nebi Muxammad (صل الله عليه وسلم), wuxuu ahaa nebigii ugu dambeeyay nebiyada Alle. Mucjisada la siiyeyna nebi isaga ka horreeyay lama siinin. Nebi Muxammad...

IMF oo ishortaagtay in la baxiyo Lacag ka badan $100 milyan oo Somalia u taal bangiyada adduunka + Documents

Dowladda KMG ee xilligeedu dhamaaday ee Shariif Sheekh Ahmed ayaa wakiilatay sanadkii 2010 nin lagu magacaabo Cali Cabdi Camalow oo hore u ahaa guddoomiye Bangiga...

Qurbo-Joogta Puntland oo ka qeylisay ficilladii maamulka Faroole (Bayaan)

KA: QURBA-JOOGTA  PUNTLAND KU: MADAXWAYNAHA PUNTLAND   -   GAROWE OG: HEY'ADAHA CAALAMIGA (UN, AU, ARAB LEAGUE, OIC, IGAD)  UJEEDDO: SII DAYN SHURUUD LA'AAN NABADOONO IYO WAXGARAD LAGU...

Sababta iyo habka lagu ogaado dilalka Somalida K/Africa

Johannesburg (Caasimada Online) Warbixin ay soo saareen maanta oo Arbaca ah, guddiga jaaliyadda waddanka Koonfur Africa, ayaa lagu sheegay in ay aad u yaraadeen...

Faallo: Dawlada Deegaanka Khaatumo: Sanad Guuro Sad leh

Dawlada Deegaanka Khaatumo oo G'u jirsatay ayaa lagu yagleelay deegaan dadka dagaai u hamuun qabeen inay mar un arkaan calanka Soomaaliya oo ka dul...

Faah-faahin: Nooca kullan Shariif Xasan & Axmed Madoobe dhex maray

Nairobi (Caasimada Online) Ilo wareedyo lagu kal soon yahay ayaa Shabakadda Caasimada Online u sheegay, in kulan uu ku dhexmaray magaalada Nairobi ee xarunta...

Daawo Video Naxdin leh oo laga soo duubay Saxaraha Suudan & Liibiya

Muuqaalka Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa Muuqaal ku saabsan dhibaatada ka dhalata Tahriibka oo aad ka naxeysid qof dhan oo xubnaha jirkiisa lala baxayo...

Dhismihii Jubbaland oo fashil ku dhow & Aw-Libaax oo isaga tagay Kismaayo

Beled-Xaawo (Caasimada Online) - Waxaa maanta Magaalada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo soo gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Ahlusunnada Konfureed Sh .Maxamed Maxamuud...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...