Monthly Archives: December 2012

Warbixinta sanadlaha ee 10-ka website ee ugu wanaagsan kuwa Soomaalida

Shabakadda ku baxda English-ka ee sunatimes.com, ayaa sameysay warbixintii sanadlaha ahayd ee lagu qiimeynayay 10-ka website ee ugu wanaagsan website-yada Soomaalida ah. Waxa ay sidoo kale...

DEG DEG: Qarax khasaaro geestay oo mar kale ka dhacay Kenya

Nairobi (Caasimada Online) War hadda soo dhacay ayaa wuxuu sheegayaa in qarax nooca bambaanada ah caawa lagu weerraray kaniisad ku taalla magaalada Mandheera ee...

XOG: Ganacsato badan oo Soomaali ah oo billaabay in hantidii ka taallay Kenya ay u raraan……!

Nairobi (Caasimada Online) Warar ay heshay shabakadda Caasimada Online ayaa sheegaya in wixii ka dambeeyay markii rabashado ay ka dhaceen xaafadda Islii ee magaalada...

Baarlamanka oo diiday meel marinta miisaaniyadda xukuumadda ee 2013

Muqdisho (Caasimada Online) Fadhi maanta xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya uu ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxa ay ku diideen meel marinta miisaaniyadda...

Magacyada iyo xilliyada Soomaalida sanadkan lagu dilay Koonfur Africa

Kadib Baartiaan Dheer Iyo Xog Uruurin Aynu Ka Sameynaya Magalooyin Kala Duwan Oo Ku Yaala Dalka Koofur Afrika Si Aan Wax Badan Ugu Ogaana...

Dagaal ka dhex qarxay Somaliland iyo Khaatumo State iyo guulo la sheegtay

Laascaanood (Caasimada Online) Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ka kala socda Maamulka Khaatuma iyo Kuwa Puntland ayaa waxaa ay ka dhaceen deegaano ka tirsan Gobolka...

Jaaliyadda Maakhir State oo Shir culus ah Ku Yeeshay Cape Town

Cape Town, - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan soomaalida kasoo jeeda deegaanada Maakhir State ee Gobalada Sanaag, Hayland iyo galbeedka bari ee...

Sawirro + Video + Warbixin: Muqdisho kala duwanaa shalay iyo Maanta

Tani ma ahan Muqdishidii lagu bartay dagaalada, dilka, dhaca iyo nidaam la’aanta, hada waa caasimadii Soomaaliya oo dhamaan waxyaabihii lagu tilmaami jiray bari ka...

DF oo ku dhowaaqday war farxad leh oo ku aadan ciidamada qaranka

Muqdisho (Caasimada Online) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhaqaale badan ku bixin doonto dhismaha iyo xoojinta ciidamada Soomaaliya, si ay u badalaan mustaqbalka...

Afar dal oo Yurub ah oo dib u celin doona Soomaalida “Warbixin”

Denhaag (Caasimada Online ) Wasiirka  qaxootiga ee wadanka Holland, Fred Teeven oo isniintii la hadlay  baarlamaanka Holland, ayaa sheegay in amaanka caasimadda Soomaaliya, Muqdisho...

Gudniinka Fircooniga ah iyo Galmada

Gudniinka gabdhaha oo dadyowga Somaliyeed ku dhaqmaan loona yaqaan Gudniinka Fircooniga ah (Female Genital Mutilation) waa qalliin halis ah oo curyaamiya xubnaha taranka ee...

Ajaaniibtii xooga lagu soo furtay oo tagay magaalada Gaalkacyo

Shaqaallo ajaaniib ah oo gacanta ugu jiray kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa maanta Xuriyadoooda dib u helay waxaana ay gaareen magaalada Gaalkacyo. Tirada dadkan Ajaaniibta...

Daawo Muuqaal Qurux Badan oo laga soo duubay Garoonka Adan Adde.

Muuqaalka Maaanta aan idiin soo gudbineeyno waa Muuqaal kooban oo laga soo duubay Garoonka Caalamiga ah ee Adan Adde Airaport kaas oo ay ka...

Ajaanib lagu dilay dalka Somalia

Wararka aan ka heleyno degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxda burcad badeeddaay dileen la heyste u dhashay wadanka Denmark, oo horey...

Dooni ku dagtay Xeebaha Puntland iyo ganacsto ku hanti beeshay

Garowe (Caasimada Online) Wararka naga soo gaarato deeganka Bander-beyla ee gobalka Karkaar ayaa sheegaya in dooni u rarneed ganacsato Soomaali ah ay ku degtay...

Adel Taarabt oo sheegay inuu ku wajahan yahay AC Milan.

Kubad Sameeyaha Muslimka ah ee kooxda Queen Park Rangers Adel Taarabt ayaa shaaca ka qaaday inuu wadahadalo sida macquulka ah uu ugu dhaaqaaqayo AC...

Rafael Benitez: Chelsea weli way u tartami kartaa Horyaalka EPL.

Tababare Rafael Benitez ayaa shaaca ka qaaday inay  Chelsea weli xilli ciyaareedkaan ku tartami karto horyaalka Barclays Premier League. Ka dib markii ay 8-0 ku...

Gool dhaliyaha Swansea Michu oo loogu yeeray qaranka Spain.

Weeraryahanka kooxda Swansea City Michu oo la yaab ka dhigaya Horyaalka Ingiriiska ayaa looga yeeray xulkiisa Spain bisha February. Vicente del Bosque, tababaraha xulka heysta...

Benitez oo la dhacsan inuu D.Luiz qadka dhexe kasii ciyaaro.

Tababaraha Chelsea Rafael Benitez ayaa diyaar u ah inuu David Luiz kulamada soo aadan u isticmaalo qadka dhexe si ay kooxdu ugu tartanto Horyaalka. Blues...

SAF: Van Persie waa Eric Contana-ha cusub ee Man United.

Sir Alex Ferguson ayaa aaminsan inuu Robin Van Persie la mid yahay halyeeygii kooxda Manchester United Eric Contana. Tababaraha United ayaa shalay daaha ka qaaday...

KENYA oo fadeexad weyn dhex joojineysa DF Somalia

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Kenya ayaa maalmo kahor bilowday qorshe ay dowladda federaalka Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Midowga Afrika. Kursigan...