Farmaajo - search results

If you're not happy with the results, please do another search

FARMAAJO oo qoraal kasoo saaray arrintii shalay lagula kacay SHEEKH SHARIIF

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray go’aankii shalay warbaahinta dowladda loogu diiday inuu ka...

‘FARMAAJO iyo SHARIIF yey warqado soo tuurin ee ha yimaadaan baarlamaanka’

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u jawaabay madaxweynayaashii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...

Farmaajo iyo Shariif oo qoraal wadajir ah ku shaaciyey in Xasan Sheekh uu ka diiday…

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo si wadajir ah usoo saaray...

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo billaabay qorshe culus ka hor gogosha Garoowe – Xog

Garoowe (Caasimada Online) – Sidaan hore u baahinay intii Garoowe loo joogay cameelo-saarka Saciid Deni ma dhicin kulan gaar ah oo dhex-maray madaxweynaha Xasan...

Maxay Farmaajo, Shariif iyo siyaasiyiinta u daneynayaan shirka uu ku baaqay DENI?

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku baaqay in shir weyne qaran oo ay isugu yimaadaan...

Farmaajo oo qoraal xasaasi ah soo saaray kadib arrintii uu ku dhowaaqay Saciid Deni

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya ee Puntland ay...

Madaxweyne Farmaajo oo naqdiyay tallaabadii BF

Doha (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay tallaabadii uu maanta qaaday baarlamaanka, ee uu ku ansixiyay habraaca...

Sidee looga fal-celiyay kulanka Xasan iyo Farmaajo ee Qatar?

Doha (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Farmaajo...

Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo ku kulmay Qatar kana wada-hadlay arrimo xasaasi ah

Doha (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed...

Doodda dastuurka oo soo laba kacleysay iyo Farmaajo oo war culus soo saaray

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay qorshaha wax ka beddelka Dastuurka, oo la filayo...

FARMAAJO oo war culus ka soo saaray xiisadda NISA iyo shirkadda HORMUUD

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee...

Farmaajo oo ka hadlay dib u doorashada Saciid DENI, farriina u diray mucaaradka

Doha (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay doorashada maamulka Puntland ee maanta ka dhacday Garoowe, taasi oo...

Muxuu madaxweyne Farmaajo ka yiri heshiiska BADDA ee Somaliland iyo Itoobiya?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa damac guracan iyo dhul boob ku tilmaamay heshiiska ay Addis-Ababa ku gaareen...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegasho yaab leh kasoo saaray guusha dayn-cafinta

Muqdisho (Caasimada Online) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo soo saaray qoraal uu kaga hadlayo barnaamijkii deyn cafinta Soomaaliya oo caawa...

Yuusuf Gama’diid: Xasan Sheekh wuxuu wadaa wixii uu shalay ku diiday Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) - Yuusuf Xuseen Axmed (Gama'diid) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh...

Magacaabista Jabriil: Xasan Sheekh ‘oo ka fogaaday’ khalad la mid ah kii Farmaajo

Nairobi (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jabriil Ibraahim Cabdulle u magacaabay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya. Magacaabistan ayaa...

Saciid Deni oo dhaafi doona Farmaajo iyo Muuse Biixi haddii hal arrin laga ogolaado

Garoowe (Caasimada Online) – Xasaradaha la abuuro dhamaadka muddo xileedka waxay u muuqdaan xirfad adduunka duug ka ah, balse u cusub madaxda Soomaalida. In aan...

Farmaajo oo war xasaasi ah kasoo saaray xaaladda dalka

Dooxa (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka,...

Saadaq Joon oo u jawaabay Farmaajo “Dadkaaga dhinac ka raac haddii kale…”

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa si adag uga jawaabay qoraalkii uu maanta soo saaray madaxweynihii hore ee...

Farmaajo oo qoraal xasaasi ah kasoo saaray arrinta uu Xasan ku dhagan yahay

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu ku muujinayo sida u diidan yahay dhaqan-gelinta heshiiskii...

Waa kuma ninka awoodda badan ee maanta noqday madaxweynaha cusub ee Iran?

Tehran (Caasimada Online) - Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli,...