Farmaajo - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Xasan, Farmaajo iyo Geedi oo digniin ugu filan Deni kahor inta uusan ku xiran Itoobiya

Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo doorashadii ugu dambeysay ee Soomaaliya ee heer federaal ka galay kaalinta 3-aad, haatanna...

Dowladda Xasan oo qaaday wadaddii kooxda Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday wadaddii kooxdii madaxweynihii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lagu tirin jiray mid ku caan-baxday...

Odowaa oo si cajiib ah ugu jawaabay Shariif iyo Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay tallaabadii shalay ee baarlamaanka Soomaaliya uu...

Sheekh Shariif iyo Farmaajo oo qoraal culus kasoo saaray qorshaha berri ee BF

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal xasaasi ah oo ku...

Daawo: Xildhibaan DF ka dalbatay xogta darawalkii FARMAAJO ee la waayey

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Faadumo Faarax oo golaha shacabka ku metesha qoyska darawalkii Farmaajo oo la sheegay inuu Shabaab u goostay ayaa maanta...

War cusub oo kasoo kordhay darawalkii Farmaajo ee u goostay kooxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Xilldhibaan Faadumo oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay xog ku aadan darawalka madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed...

Xog xasaasi ah: Darawalkii gaarka ahaa ee Farmaajo oo u goostay kooxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa la xaqiijiyey in darawalkii gaarka ahaa ee madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu u goostay kooxda Al-Shabaab, arrintaan oo...

Wax ka ogow shanta dhinac ee safarkii Sheekh Shariif iyo FARMAAJO ee Garoowe

Muqdisho (Caasimada Online) – Labadii cisho ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Garoowe joogay labadii madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxay la...

Cali GEEDI oo qoraal kulul ugu jawaabay Shariif iyo Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa soo saaray qoraal dheer oo jawaab u ah diidmada ay madaxweynayaal...

Xog: Sheekh Shariif iyo Farmaajo oo ku hungoobay safarkii Garoowe iyo Deni oo…

Garoowe (Caasimada Online) – Shirkii Garoowe ee madaxdii hore ee dalka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidii la filayay aan noqon, ayada...

Sidee ayaa looga fal-celiyay tallaabadii FARMAAJO?

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay inuu dhowaan booqanayo deegaano ka tirsan SSC-Khaatumo oo ay...

Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay inuu tegayo Laascaanood + Qorshihiisa

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo haatan ku sugan magaalada Garoowe ayaa shaaca ka...

Deni, Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo shirkoodii ka soo saaray 9 qodob oo xasaasi ah

Muqdisho (Caasimada Online) - War-saxaafadeed ka kooban sagaal qodob ayaa laga soo saaray shirkii wadatashiga ahaa ee magaalada Garoowe uga socday Farmaajo, Sheekh Shariif...

Sawirro: Shir u dhexeeyo Farmaajo, Shariif iyo Saciid Deni oo ka furmay Garoowe

Garoowe (Caasimada Online) - Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa maanta ka furmay shir xasaasi ah oo u dhexeeyo madaxweynayaashii hore ee dalka,...

Daawo: Xamza oo Farmaajo iyo kooxdiisa kula taliyey inay cafis weydiistaan dadka

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa u nasteexeeyey madaxweyne Farmaajo, isagoo kula taliyey in dadka Soomaaliyeed ee lagu...

Daawo: Xasan Sheekh oo si adag ugu jawaabay Sheekh Shariif iyo Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada ayaa si adag uga hadlay xiisadda ka dhalatay...

Farmaajo oo si yaab leh loogu weeraray safarkii Garoowe

Garoow (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay ka degay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, ayaa si yaab leh...

Sheekh SHARIIF oo Xasan ku eedeeyay wax ka daran wixii ay ka diideen Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ka shaqeynayo qabyaalad. Shariif ayaa si cad...

Sawirro: Farmaajo oo gaaray Garoowe iyo xog ku saabsan qorshaha isaga iyo Deni

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Farmaajo...

Xog: Farmaajo oo ku wajahan Garoowe + Qorshaha socda

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinta berri ah lagu wadaa inuu tego caasimada maamulka Puntland ee Garoowe. Wafdi...

Somaliland oo caalamka ka dalbatay faro-gelinta kiis culus oo ka taagan Muqdisho

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa baaq culus u dirtay beesha caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda...