Farmaajo - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Xog: Farmaajo oo ku wajahan Garoowe + Qorshaha socda

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalinta berri ah lagu wadaa inuu tego caasimada maamulka Puntland ee Garoowe. Wafdi...

Xasan Sheekh oo wajahaya ‘jariimo lamid ah’ tii ay Bariire ku gashay dowladii Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) - Diyaaradaha dagaalka ee taageera dowladda Soomaaliya ayaa habeen hore duqeymo culus ka geystay tuulada Baqdaad oo u dhow degmada Afgooye...

Fal-celin culus oo ka dhalatay hadalkii Maxamed Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa habeen hore khudbad muuqaal ah sii daayay, kaasi oo uu kaga hadlay...

FARMAAJO ‘oo ay godkiisa biyo ugu soo galeen’ kadib tallaabadii uu xalay qaaday

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay shir jaraa'id qabtay ayaa soo hadal qaaday Chapter 7, kaasi oo...

Daawo: FARMAAJO oo ku hanjabay in qof kasta u laaban doono tuuladiisa haddii aan…

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad muuqaal ah oo la sii duubay oo warbaahinta lala wadaagay maanta...

FARMAAJO oo sameeyay arrin uu horey ugu dhaliili jiray mucaaradka + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa tegay xerada Xalane, oo ay...

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ku dhawaaqay go’aan culus oo Farmaajo ka dhan ah

Muqdisho (Caasimada Online) - Kulan looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee dalka uu ka bilaabay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta lagu qabtay...

Xog: Saciid DENI qeyb ma ka noqon doona qorshaha Sheekh Shariif iyo Farmaajo?

Muqdisho (Caasimada Online) – Saciid Cabdullaahi Deni hoggaamiyaha dib loo doortay ee maamulka Puntland oo dhinaca kalena aan qarsan damaciisa mustaqbalka ee Villa Soomaaliya...

Maxaad ka ogtahay 4-ta dhinac oo ay leedahay soo laabashada Farmaajo ee Muqdisho?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dorraad dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Farmaajo oo dhinaca kale mudane baarlamaan...

Xog: Sheekh SHARIIF iyo Farmaajo oo dhisaya isbaheysi culus oo ka dhan ah Xasan

Muqdisho (Caasimada Online) – Xogo dheeraad ah ay kasoo baxaya kulan xasaasi ah oo xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Shariif...

Sidee looga falceliyey kulankii Sheekh Shariif iyo Farmaajo?

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, xilli ay...

Baarlamanka oo laga dalbaday inuu xasaanadda ka qaado FARMAAJO + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabelle, Sheekh Cismaan Barre oo wareysi siiyay Telefishinka Somali Cable ayaa weerar culus oo dhanka afka...

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo mowqif kasoo saaray kulan ay ku yeesheen Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, xilli ay...

Falcelin yaab leh oo ka dhalatay dib ugu soo laabashada dalka ee Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) - Shacabka Soomaaliyeed ee isticmaalaha baraha bulshada, gaar ahaan Facebook ayaa si weyn uga falceliyey dib u soo laabashada madaxweynihii hore...

Daawo: Farmaajo oo shaaciyay qorshaha uu Muqdisho u yimid iyo tallaabo uu qaadayo

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday qorshaha...

FARMAAJO oo soo gaaray Muqdisho xilli ay meel xasaasi mareyso xiisadda…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Farmaajo ayaa laba sano kadib...

Daawo: Xildhibaan Caana-nuug: Farmaajo ma cafin doono aakhiro iyo adduun

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa u jawaabay madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo...

FARMAAJO oo qoraal kasoo saaray arrintii shalay lagula kacay SHEEKH SHARIIF

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray go’aankii shalay warbaahinta dowladda loogu diiday inuu ka...

‘FARMAAJO iyo SHARIIF yey warqado soo tuurin ee ha yimaadaan baarlamaanka’

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u jawaabay madaxweynayaashii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...

Farmaajo iyo Shariif oo qoraal wadajir ah ku shaaciyey in Xasan Sheekh uu ka diiday…

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo si wadajir ah usoo saaray...

DF oo shaacisay arrin yaableh oo dagaalka socda uu ku qasbay madaxda Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab ay wajahayaan culeyskii u weynaa iyo xaalad quus ah,...