Farmaajo - search results

If you're not happy with the results, please do another search

PROF. Laba-Garre: Waxaan lee yahay Saacid xilka ha isku dhejin ee ka deg

Guddoomiyihii hore ee Ahlusunada gobollada dhexe Prof, Laba-Garre ayaa kusoo biiray madaxda  ka hadashay khilaafka Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Saacid Farax Garaad kuwaasi oo...

Ma la socotaa su’aasha ugu weyn ee maanta la is-weydiinayo Soomaaliya?

Baarlamaanka ma noqon doonaa madaxii 2-da garab u dhaxeeyay? Dalkeenna waxaa soo maray xukun askareed (military regime) oo soo jiitamaayay muddo 21 sannadood ah, kaasoo...

Sirta xasaasiga ah ee ka dambeysa is khilaafka “madaxda qaran” ee Somalia

“If there is a will, there is a way”. HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa...

WARBIXIN: Halkuu ku dambayn karaa khilaafka madaxda Soomaaliya?

Muqdisho (Caasimada online) Mar qura ayaa waxaa cirka isku shareeray khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra'iisalwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)...

WARCELINTA MAQAALKII HAWIYE WAA DHAGOOLE DHIBAN (AQRI)

Dhowaan Caasimada Online, waxaan ku faafiyey maqaal cinwaankiisu ahaa Hawiye waa degoole dhiban. Maqaalka Murtidiisu waxay ku uruursaneyd shan qodob oo kala ah: 1.NGOleyda Islax...

KASHIFAAD: Dagaal laba afle ah oo ay Faroole iyo beeshiisa ku billaabeen DF iyo shirqoolo xooggan oo socda

Nairobi (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helay dad ku dhow dhow Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegaya in toddobaadkii tagay uu...

FAALLO: Puntland la tag beey baratay ka dhigistu waa ku ceeb

Cali Sugule Dun-carbeed waxaa uu curiyay, "Dab iyo dhagax la iskuma dhuftee kala dhawraay. Wax ka dhigan gobonimada qabiil dhex gashay kala dhowraay"! Maah-maahdii Soomaliyeed...

Madaxweyne Sheikh Shariif Sh. Axmed ma la tabay mise anaa mooday?

Tan iyo markii talada lagala wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed, dadka Soomaalida ah oo aad ugu mashquuli jiray arrimaha siyaasadda...

Magacyada R/Wasaareyaashii Somalia soo maray (1965-2012) + Xiliyadooda.

1)- 29/02/1956-01/07/1960,Waxaa dalka ra'isal wasaare ka ahaay Md.C/laahi Ciise Maxamuud. Waqtigaas dalka ma uusan qaadan xurnimadiisa. 2)- 01/07/1960-12/07/1960,Waxaa dalka ra'isal wasaare ka ahaay Md.Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal. 3)-...

Wasiirka gaashaandhiga Cusub oo ka hadlay qorshihiisa Amaanka dalka.

Wasiirka Gaashaandhiga Cusub ee Xukuumada Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xaalada Amaan ee Magaalada Muqdisho iyo waxa kaga qorshaysan. C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi...

Baarlamanka oo kursi gaaban ugu fadhiya xukuumada Shirdoon!

Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa mudo waxa uu la’aamusnaa inuu soo magacaabo RW, kadib maalmo aad ufarabadan oo ay shacabka iyo Baarlamankaba...

Tiro yar mise tub toosan? !!!!!

Muran iyo dood ka dib, Madaxweynaha iyo Wasiirka koowaad  waxay soo bandhigeen tirada Wasiirrada ay ka koobnaanaysa Xukuumadda cusub, oo la isla gartay inay...

Faallo: Boqolkiiba konton ha ku biirin mucaaradka!

Soomaaliya waa wadan ay aafeeysay Qabyaalada, qof walbana uu ka fakaro saamiga ay beeshiisu ku leedahay dawlada, waxaan dareemi karnaa qaabka ay ku yimaadeen,...

Madaxweyne Xasan iyo R/W SAACID oo gaaray heshiis ka dhan ah qurbo joogta oo ku aadan Dowlada cusub.

Iyadoo goor dhow RW Saacid uu codka kalsoonida ka helay  Baarlamanka Soomaaliya,  ayaa waxa jira warar hoose oo sheegaya in Madaxweynaha iyo Ra'iisulwasaarahaba ay...

Saacid oo la sheegay in Ra’iisul Wasaare loo magacaabayo.

Haddii aysan saacadaha soo socda wax is beddelin, Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u xushey in uu la shaqeeyo, oo uu raysal wasaarena u...

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqaya Ra’iisul Wasaarihisa inta lagu guda jiro 48 saacadood.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu soo afjaray Wadatashiyadii uu waday mudooyinkaan kaa oo uu kusoo magacaabayo ra’iisul Wasaarihiisa. Ilo lagu...

Madaxweyne Maxaa kuu haray?, mar haddii aad…………!!!!

Madaxaweyne Xasanoo Maxaa kuu haray mar hadaad ra’iisal wasaarihi magacaabi weysan tahay. Maxaa kuu haray mar hadaad Kismaayo maamul umagacaabi kari weysay. Maxaa kuu...

Saddex Midna Ra’iisal Wasaare Xaq Uma Laha! “FAALLO”

Mudane Madaxweyne, Prof. Hassan Sh. Mohamoud, Waxaad Madaxweyne u noqotay dal iyo dad kala qaybsan oo qabyaaladu ay bedeshay nidaamkii dawliga ahaa iyo kala daymbayntii....

“XOG”: Madaxweynaha oo maanta ku dhowaaqaya Ra’iisul Wasaaraha.

Warar soo gaaray Caasimada Online ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud, uu maanta oo ah Khamiis (October 4, 2012) si rasmi ah...

Madaxweynaha Oo Kulamo Xasaasi Ah Laleh Odoyaasha Dhaqanka

Saacadihii ugu danbeeyay ayaa waxaa Villa Somalia kasocday kulamo is daba joog ah oo uu madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh maxamuud laqaadanayay odoyaasha dhaqanka ee...

KENYA oo fadeexad weyn dhex joojineysa DF Somalia

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Kenya ayaa maalmo kahor bilowday qorshe ay dowladda federaalka Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Midowga Afrika. Kursigan...