Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Ururada ku horreeya doorashada Puntland iyo xilliga lagu dhawaaqayo natiijada

Garoowe (Caasimada Online) - Waxaa meel gaba-gabo ah mareysa tirinta codadka doorashada dowladaha hoose ee Puntland, taasi oo bilaabatay kadib markii ay codeynta soo...

Sanaadiiqda doorashada PUNTLAND oo la weeraray

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobollka Nugaal ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan ay dhaceen qaar kamid ah sanaadiiqda cod-bixinta doorashada Puntland...

Doorashada Puntland oo dagaal isu rogtay iyo Garoowe oo la isku faro saaray

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Garoowe ayaa sheegaya in ay kasii daresyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaaladaas, taas oo ka...

Ciidamo kasoo goostay Somaliland oo ku biiray Puntland

Ceerigaabo (Caasimada Online) - Warar aynu ka heleyno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo kasoo goostay Somaliland ay ku biireen Puntland, kuwaas oo lagu...

Ciidamada PUNTLAND iyo Daacish oo ku dagaalamay Bari

Boosaaso (Caasimada Online) - Faahfaahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada ammaanka Puntland ku qaadeen goobo ay ku...

Shirka Golaha Wadatashiga oo maanta ka furmaya Baydhaba xilli ay Puntland..

Baydhaba (Caasimada Online) - Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta si rasmi ah uga furmi doono shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kaas oo...

Xog ku saabsan arrimaha ay isku raaceen isimada SSC iyo madaxda Puntland + Sawirro

Garoowe (Caasimada Online) - Isimida SSC ee muddooyinkii dambe ku sugna magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo shalay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka...

Puntland oo qaaday tallaabo lama filaan ah oo la xiriirta doorashada muranka dhalisay

Garoowe (Caasimada Online) - Dowlad-goboleedka Puntland ayaa dib u dhigay diiwaan-galinta doorashada qof iyo cod ee la filayay inay ka bilaabato magaalada Garoowe ee...

Xiisadda Puntland oo waji cusub yeelatay iyo rasaas maanta laga maqlay Garowe

Garoowe (Caasimada Online) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya xiisadda ka taagan dowlada goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, taas oo salka ku heysa ...

Ciidamada PSF ee Puntland oo ku biiray dhaq-dhaqaaq xoog leh oo ka socda Galmudug

Dhuusamareeb (Caasimda Online) - Ciidamada PSF ee Puntland ayaa si rasmi ah ugu biiray gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Koonfurta gobolka...

Puntland oo ka jawaabtay dalabkii GALMUDUG

Hobyo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Puntland ay ka jawaabtay dalabkii kasoo baxay Galmudug ee ku aadanaa...

Wasiir loo diiday in uu tago degmooyinka gobol ka tirsan Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Wasiir Ku-xigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Qaasim Maxamed Yuusuf ayaa loo diiday in uu tago degmooyinka gobolka Gardafuu ee...

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda S/L iyo Puntland

Buuhoodle (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Togdheer ee waqooyiga dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo oo u...

Dagaal culus oo dhexmaray Somaliland iyo Puntland

Hargeysa (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Ceyn ayaa sheegaya in maanta ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ay ku dagaalameen gobolkaasi, kaas...

Somaliland oo Puntland ka qabsatay magaalo muhiim ah

Boocame (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay maanta la wareegeen gacan ku...

PUNTLAND oo ka laabatay go’aankii arrimaha shidaalka

Garoowe (Caasimada Online) - Puntland ayaa ka laabatay go’aankeedii arrimaha shidaalka, waxayna taageertay heshiiska wadaagga wax soo-saarka shidaalka ee ay kala saxiideen dowladda federaalka...

JUXA oo war cusub ka soo saaray xiisadda PUNTLAND

Garoowe (Caasimada Online) - Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ayaa markale ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan muranka hareeyey...

Xiisadda Puntland oo kasii dartay iyo dibadbaxyo dhacay

Boosaaso (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa sheegaya in haatan ay kasii dareyso xiisadda ka taagan maamulkaasi, taas oo ka dhalatay...

Ciidamada PUNTLAND oo 5 askari looga dilay weerar

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Sugure oo ku dhow tuulada Galgala oo 40km dhinaca Koonfur Galbeed uga beegan magaalada Boosaaso...

Maxaa ka jira in Puntland ay qorsheyneyso muddo kororsi?

Garoowe (Caasimada Online) - Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Puntland, Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo dhowaan xilkan loo magacaabay ayaa ka hadlay...

Maayir Mooge iyo Barkhad Batuun oo ay ka dhex tafatay – Maxay isku hayaan?

Hargeysa (Caasimada Online) – Maayirka magaalada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge iyo Xildhibaan Barkhad Batuun oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayey ka dhex tafatay. Maayir...