Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Sarkaal ka tirsan Puntland oo lagu dilay GAALKACYO

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka laga helayo gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay...

XOG: Xiisaddii Puntland oo xal laga gaaray iyo Deni oo dib usoo magacaabaya…

Garoowe (Caasmada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in xal buuxa laga gaaray xiisaddii u dhexeysay madaxtooyada Puntland iyo baarlamaanka...

Somaliland iyo Puntland oo qarka u saaran dagaal cusub

Garoowe (Caasimada Online) - Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay markale dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabeen gobolka Sool. Wararka ayaa sheegaya in...

Halkee marayaan wada-hadallada madaxtooyada iyo baarlamanka Puntland?

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in ay mar kale xalay kulan yeesheen guddi ka socday baarlamaanka Puntland iyo madaxweynaha...

Xiisadda siyaasadeed ee PUNTLAND oo kasii dartay

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in ay sii laba kacleysay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gudaha Puntland, taas oo...

Puntland oo xubno Shabaab ah ku qabatay BOOSAASO

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Puntland ay howlgallo ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta...

Wafdi ka socda DF oo tegay Puntland kadib dhacdadii magaalada BOOSAASO

Muqdisho (Caasimada Online) - Wafdi ballaaran oo uu horkacayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta gaaray Puntland, isaga...

PUNTLAND oo garoonka Boosaaso kasoo celisay ku-simaha madaxweynaha

Boosaaso (Caasimada Online) - Diyaarad ay la socotay ku simaha madaxweynaha Soomaaliya, ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samayar,...

Sawirro: Puntland oo xal u heshay shidaal la’aantii ka jirtay deegaannadeeda

Boosaaso (Caasimada Online) - Puntland oo ah dowlad goboleedkii ugu horreeyey ee ka aas-aasmay dalka ayaa xal u heshay shidaal la'aan muddooyinkii lasoo dhaafay...

Xog: Deni oo qorsheynaya laba tallaabo oo xasaasi ah marka uu ku laabto Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) - Sida ay ogaatay Caasimada Online, madaxweynaha maamulka goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku guul dareystay doorashadii madaxtinimo ee Soomaaliya,...

Agaasime Cabdinuur oo beeniyey warar laga faafiyey oo la xiriira Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) - Agaasime ku-xigeenka madaxtooyada Villa Somalia Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka fal celiyay qoraal ay warbaahinta iyo baraha bulshada qaarkood lagu...

Isimada Puntland oo aqbalay dalabkii madaxweyne Deni

Boosaaso (Caasimada Online) - Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa aqblay codsi uga yimid madaxweynaha maamulkaasi, Mudane Saciid Cabdullahi Deni, kaas oo ku aadanaa inuu...

Ciidamada Puntland iyo PSF oo markale ku dagaalamay Boosaaso + Khasaaraha

Boosaaso (Caasimada Online) - Macluumaad dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Boosaaso, kaas oo u dhexeeyey ciidanka...

Hub la isku dayey in lagala baxo xarun oo dagaal ka dhex qarxiyey ciidanka Puntland

Qardho (Caasimada Online) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal xalay ka dhacay gudaha magaalada Qardho, kaas oo u dhexeeyey ciidamo...

Dagaal culus oo maanta ka qarxay duleedka caasimada PUNTLAND + Khasaraaha

Garoowe (Caasimada Online) - Waxaa maanta dagaal culus uu ka qarxay duleedka magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland, kaasi oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo...

PUNTLAND oo ciidamadii ugu badnaa xalay geysay magaalada BOOSAASO

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha magaaladaasi, taas oo u...

PUNTLAND oo si weyn uga hortimid warbixintii kasoo baxday DF SOOMAALIYA

Garoowe (Caasimada Online) - Hay'adda Puntland u qaabilsan dhanka maareynta ee magaceeda loo soo gaabiyo HADMA ayaa been abuur ku tilmaamtay warbixin kasoo baxday...

Puntland oo deegaanadeeda maanta ka musaafurisay dad badan oo ka soo jeeda…

Boosaaso (Caasimada Online) - Maamulka Puntland ayaa waxa uu deegaanadiisa ka bilaabay musaafurinta dadka kasoo jeeda Itoobiya, kuwaasi oo qaarkood muddo badan ku sugnaayeen...

PUNTLAND oo fashilisay qorshe uu deegaanadeeda ka waday taliye XIJAAR – Xog

Garoowe (Caasimada Online) - Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay ogaatay, kadibna ay fashilisay qorshe gaar ah oo uu deegaanada maamulkaas ka lahaa taliyaha...

Ciidamada Puntland iyo rag hubeysan oo dagaal culus uu ku dhex-maray Garoowe

Garoowe (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor imaad xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe ee...

Muqdisho oo u baahan is-beddel maamul oo deg deg ah afar arrin dartood

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waa meesha laga qiimeeyo dowlad kasta oo fadhisa Villa Somalia. Amniga, dhaqaalaha, jaceylka bulshada iyo adeegyada dowladnimadaba waxay...