Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Sarkaal ka tirsan Puntland oo xalay lagu dilay duleedka Garowe – Yaa ka dambeeyey?

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada badda ee PMPF ee...

Daacish oo weerar ku dishay mas’uul ka tirsan Puntland

Boosaaso (Caasimada Online) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar qorsheysan oo ay xalay dabley ka tirsan kooxda Daacish ka fuliyeen...

Wasiir ka tirsanaa Puntland oo COVID-19 u geeriyooday

Garoowe (Caasimada Online) - Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa saaka ku geeriyooday Allaha u naxariistee wasiir ku xigeenkii wasaaradda howlaha guud &...

PUNTLAND iyo DAACISH oo maalintii saddexaad ku dagaalamayo GALGALA

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maalintii saddexaad dagaal u dhexeeyey ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish uu ka...

ASKARI booliska Somaliland ka tirsan oo TOOGASHO ku dilay wiil reer PUNTLAND ah

Boorama (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno magaalada Boorama ee gobolka Awdal ee Somaliland waxay sheegayaan in ciidamada booliska ee ka howlgala magaaladaas...

Wararkii ugu dambeeyey qarax maanta lala beegsaday wasiirka amniga Puntland

Qandala (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday gaadiid kolonyo oo ay lasocdeen Wasiirka Amniga Puntland Cabdi...

Siciid Deni oo hortegay baarlamaanka Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Magaalada Garoowe ee xarunta Nugaal waxaa goordhow ka furmay kulanka xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland oo uu maanta ka qeyb-galayo...

Puntland oo iska fogeysay eedeyn la xiriirta Jubaland oo loo jeediyey (Warbixin)

Garowe (Caasimadda Online) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa biyo qabow ku shubtay wararka sheegaya iney kaliya garab istaag u muujineyso Jubaland oo kaliya iyadoo...

Dagaal culus oo markale Puntland iyo Daacish ku dhex-maray gobolka Bari

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in markale dagaal culus uu ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee gobolkaasi, kaas...

Xog: DF oo ciidanka Gorgor geyneysa soodinta Puntland iyo Galmudug + Sababta

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Saraakiil ka tirsan ciidanka gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya ee Gorgor ayaa Caasimada Online u sheegay in maalmaha soo socdo...

PUNTLAND oo howl-gal ku dishay xubno Al-Shabab ah

Garoowe (Caasimada Online) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidanka sida gaarka ah u...

Ciidamada Puntland oo 100 qof ku qabtay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online ) - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl-gal ciidamada ammaanka Puntland ay xalay ka sameeyeen gudaha & duleedka Boosaaso. Howl-galkan...

Guddiga doorashada oo ku hanjabay in Muqdisho lagu dooranayo xildhibaannada PUNTLAND iyo JUBALAND

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka ayaa ku hanjabay inay doorashada xubnaha baarlamanka kasoo galaya Puntland iyo Jubaland ku qaban...

Ciidamada Puntland oo dib ugala wareegay Al-Shabab deegaano ku yaal Sanaag

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maanta ciidamada maamulka Puntland ay howl-gallo ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo...

Al-Shabab oo ‘hub kala soo dagay’ xeebaha Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saacadihii la soo dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab...

Khilaafka baarlamaanka Puntland oo meel sare gaaray iyo wararkii ugu dambeeyey

Garoowe (Caasimada Online) - Magaalada Garoowe waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo iska horjeeda, kuwaas oo ay wadaan xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, kuwaas...

Xiisad ka taagan PUNTLAND oo maanta looga banaan-baxay magaalada Qardho

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa sheegaya inuu maanta ka dhacay banaanbax weyn, iyada oo gebi ahaanba...

Ciidamo cusub oo maanta la wareegay amniga xarunta baarlamaanka Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Garoowe ayaa sheegaya in xalay ciidamada cusub la geeyey xarunta baarlamaanka ee maamulka Puntland. Ciidamadan oo ka...

Dad ku dhintay dabeylo ku dhuftay bariga PUNTLAND

Garoowe (Caasimada Online) - Waxaa saacadihii la soo dhaafay deegaanada Puntland ka da'ay roobab dabeylo wata oo ku dhufay xeebaha ku yaalla maamulkaasi. Wararka ayaa...

Puntland oo hub fara badan ku qabatay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ka sameeyey qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso ee xarunta...

Arrinta keliya ee looga baaqsan karo in Muqdisho uu ku laabato xaalkii xumaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii tegay dib ugu soo laabtay toogashooyinka ay geysanayaan kooxaha argagixisada. Kadibna waxaa sahal noqotay inay baxsadaan...