Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Puntland oo hub fara badan ku qabatay Boosaaso

Boosaaso (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ka sameeyey qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso ee xarunta...

Puntland oo gacanta ku dhigtay lacag dhan hal bilyan

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka laga helayo magaalada Qardho ayaa sheegaya in maanta lagu qabtay lacag dhan hal bilyan oo Shilin Soomaali ah. Lacagtaan aadka...

Mas’uul ka tirsan PUNTLAND oo toogasho lagu dilay iyo wararkii ugu dambeeyey

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo loogu geystay mas'uul ka tirsanaa Puntland. Marxuumka ayaa...

Puntland oo howlgal kula wareegtay deegaano lagu arkay kooxda Al-Shabaab

Garoowe (Caasimada Online) - Ciidamada daraawiishta Puntland oo saacadihii la soo dhaafay gaaray gobolka Sanaag ayaa howlgallo ka sameeyey gudaha gobolkaasi. Howl-gallada oo ahaa kuwa...

Puntland oo qirtay inay Al-Shabaab ay ku sugan yihiin meelo ka mid ah SANAAG

Garoowe (Caasimada Online) - Taliyaha ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Puntland ee gobolka Sanaag General Cabdullahi Cumar Canshuur ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wararka...

Mas’uul ka tirsanaa Puntland oo lagu toogtay Garoowe

Garoowe (Caasimada Online) - Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho xalay lagu dilay mas'uul ka tirsanaa dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland...

Xog: Puntland oo ‘diyaarisay’ xubnaha ku metalaya gudiga doorashada heer federaal

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in saacadaha soo socdo madaxweynaha Puntland uu ku dhawaaqi doono xubnaha uga mid noqonaya...

Sawirro: Shacabka Badhan oo dacwo ka ah masuul ka tirsan Puntland iyo dibadbax rabshado wata oo dhaca

Badhan (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in banaanbax rabshado wata ay saaka ka istaadhmeen magaaladaasi. Banaanbaxayaasha ayaa...

Askari ka tirsan ciidamada Puntland oo dil iyo dhaawac ka geystay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur Yare ayaa ka warbxiyey dil iyo dhaawac ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo,...

Wararkii ugu dambeeyey furitaanka shirka dowladda dhexe, Jubbaland iyo Puntland

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoonaan karo oo soo baxaya ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ee maanta uu si rasmi ah u...

Wasiir ka tirsanaa Puntland oo ‘u geeriyooday’ Coronavirus

Garoowe (Caasimada Online) - Allaha u naxariistee waxaa saaka istbitaal ku yaalla magaalada Garoowe ku geeriyooday wasiiru-dowlihii madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland, Marxuum Maxamed Xasan...

Puntland oo ciidamadii ugu badnaa geysay Gaalkacyo iyo ujeedada ka dambeysa

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland ayaa lagu soo warramayaa in maanta la geeyey waqooyiga magaalada Gaalkacyo...

Taliyihii ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland oo dagaal lagu dilay maanta

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay...

Xarunta golaha wakiilada maamulka Puntland oo hal sabab darteed loo iibinayo

Garoowe (Caasimada Online) - Xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay ansixiyeen in la iibiyo xarunta ay hadda ku shaqeeyeen...

Puntland oo ‘ka baaqsatay’ shirkii MUQDISHO, kuna dhawaaqeysa go’aano culus

Garoowe (Caasimada Online) - Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Puntland ay ka 'baaqatay' shirka dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe,...

Dibad-baxyo ka dhan ah Puntland oo laga abaabulayo magaalada Boosaaso (Aqri)

Boosaaso (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi uu ka socda abaabulka dibad-baxyo ballaaran...

Puntland oo joojisay dibad-bax lagu taageeri lahaa madaxweyne FARMAAJO

Boosaaso (Caasimad Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay joojiyeen dibad-bax la doonayey inuu maanta ka dhaco...

Wararkii ugu dambeeyey ee khilaafka Saciid Deni iyo Axmed Karaash ee Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka laga helayo gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa ay aqbaleen...

Dagaal culus oo dhex-maray maleeshiyo kala taabacsan PUNTLAND iyo GALMUDUG

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal beeleed saaka dib uga qarxay duleedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wararka ayaa...

Ciidamada PUNTLAND iyo DAACISH oo ku dagaalamay bartamaha BOOSAASO

Boosaaso (Caasimadda Online) - Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa laga soo sheegayaa inuu ka dhacay iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Amniga Dowlad...

ABIY AHMED oo qunsulka Itoobiya u fadhiya Somaliland u dalacsiiyay safiir buuxa

Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay shaaca ka qaaday in qunsulka Itoobiya u fadhiya Hargeysa dhawaan loo dalacsiiyay...