Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa damacsan inuu xil ka qaadis ku sameeyo Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan. Wararku waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha imaanshihiisa ay la kawsan doonto xil ka qaadista, iyadoona ay taasi ka danbeysay kadib xifaaltan Siyaasadeed oo ka dhex curtay Madaxweynaha iyo Ra’wasaaraha Dalka C/Weli Sheekh Axmed, kadib markii...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sidan aan shalay daabacnay, madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi-Qeybdiid, ayaa dacwo ka dhan ah maamul goboleedka Puntland u diray dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo beesha caalamka, isaga oo ku eedeeyey inay xayiraad duulimaad kusoo rogeen isaga. Haddaba waxaa Caasimada Online u suurta gashay inay hesho warqaddii rasmiga ahayd ee Qeybdiid uu diray, oo cinwaan looga dhigay: Daan-daansi...
Gaalkacyo (Caasimada Online) - Xili uu meel xun gaarsiisan yahay Khilaafka dhul ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa waxaa arrintaasi si kulul uga hadlay Ugaas Axmed Wali oo ka mid ah Nabadoonada Daga Deegaanada Puntland. Ugaas Axmed Wali waxa uu sheegay inuu arrin khaldan u arko hadalkii maalinimadii shalay kasoo yeeray Maamulka Puntland, wuxuuna ku tilmaamay inay ceeb ku...
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Kooxdiisa Damujadiid ayaa qorsheenaya inay gudoomiyaha Gobolka Banaadir u magacaabaan Cabdullaahi Sanbaloolshe oo dhowaan golaha Wasiiradu ka qaadeen xilka agaasimihii Hay’adda Nabadsugida Qaranka. Kooxda Damujadiid ayaa dooneysa inay kala qaado Duqa magaalada Muqdisho iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo uu haatan isku hayo Muungaab. Xasan Sheekh iyo Kooxda Damujadiid ayaa u balan qaaday Cabdullaahi Sanbaloolshe inay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci), ayaa waxa uu ka hadlay tallaabadii xabsiga looga soo sii daayay, ka dib muddo 35 maalmood ah oo uu u xirnaa Dowladda Federalka ee Somaliy. Axmed Xasan Cadow waxaa la xiray 15-kii bishii hore ee August, ka gadaal markii Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed uu soo...
Kaddib markii golaha wasiirada ka xayuubiyeen xilka Taliyihii hore ee Nabadsugida 07-dii bishan. Madaxweynaha dowladda federaalka waxay ku qaadatay mudo dhowr todobaad ah inuu aqbalo, taasoo dad badan ay u muuqatay bilowga is qabqabsi siyaasadeed oo u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaarihiisa. Walaacu waxaa sii kordhiyay kadib Madaxweynaha markii uu ka dhega adaygay inuu aqbalo xilka qaadista Sanbalooshe, dhiniciisa Ra’iisal...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo-wareedyo ka tirsan Maamulka KMG Jubba, ayaa inoo xaqiijiyay in Hoggaamiyaha Maamulkaasi uu Habeenimadii xalay halkaasi ku qabtay Kullan xasaasi ahaa. Ilo-wareedka ayaa inoo xaqiijiyay in Kullanka uu ahaa mid u dhexeeyay Axmed Madoobe iyo Odayaal ka tirsan Beesha Sade oo taageersan Maamulka KMG Jubba. Kullanka ayaa la tilmaamay inuu ahaa mid looga hadlaayay Xaalada kacsan ee Axmed...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar hoose oo naga soo gaarayo Xarunta Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” uu maalmaha soo socdo ku wajahan yahay Dalka Talyaaniga. Wararku waxa ay sheegayaan in dhigiisa Gobolka Roma uu ka helay Casuumaad, iyadoona la sheegay in halkaasi uu kulamo khuseeya Gobolka Banaadir kula qaadan doono Madaxda Gobolka Roma. Mungaab ayaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo ay mudooyinkaani kac-saneyd Siyaasadaha ka taagan goboladda dhexe, ayaa waxaa iminka lasoo warinayaa in halkaasi ay ka taagan tahay xiisado dagaal oo salka ku haayo Awood qeybsi. Kulan ay Magaalada Muqdisho isugu yimaadeen odoyaal iyo siyaasiyiin ka tirsan beel ka tirsan beelaha Somaliyeed ee wax ka dega gobollada dhexe ayaa waxa ay kaga soo hor...
Nairobi (Caasimada Online) - Xafiiska Waaxda Socdaalka Zambia ku leeyihiin Gobalka Ndola, waxay soo masaafuriyeen 10 Muwaadin oo Somali ah, kuwaasi oo la sheegay inay si sharci-darro ku soo galeen dalkaasi. Sida maanta lagu soo daabacay Wargeyska Times of Zambia ee ka soo baxa caasimadda dalka Zambia ee Lusaka waxay Saraakiisha Waxada Socdaalka gacanta ku dhigeen 9 Somali oo si tahriib...
Muqdisho (Caasimada Online) - Siyaasiyiin, Waxgarad, Aqoonyahanno, Culuma’udiin, Dhallinyarro iyo Haween ka tirsan Beesha Wacaysle ayaa waxay maanta magaalladda Muqdisho ku yeesheen Shir ballaaran oo ay kaga hadleen qorshaha Dowladda ee Maamul-u-samaynta Goballadda Dhexe ee Somalia. Kulankaasi waxaa ka hadlay Cabdullaahi Cali Taakow, Ciise Siyaad Hiraabe, Cabdi Suudi Hiraabe (Suusac), Muxumed Taranbi, Nabadoon Shucayb Jimcaale, C/llaahi Geeddi Shadoor iyo Ciise Macallim...
Gaalkacyo (Caasimada Online) - Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay hadal uu sheegay madaxweynaha maamulka Galmudug, Cabdiqeybdiid kaasoo ahaa in Puntland ay xayiraad ku soo rogtay garoomo ay maamusho oo ku yaalla koonfurta Gaalkacyo. Cabdinaasir Badal Khalaf oo warfaafinta u qaabilsan gobalka Mudug ayaa sheegay in Puntland aaney u diidin madaxweynaha Galmuudg, Cabdi Qeybdiid in uu ka soo dago garoonka diyaaradaha Gaalkacyo...
Columbus (Caasimada Online ) - Dalka Soomaaliya waxaa allaah uu ku maneystay kheyraad tira badan oo nooc walba leh, oo ka dhigi kara mid ka mid ah kuwa ugu hodansan dunida, haddii laga faa’iideysto. Si kastaba, kheyraadkaasi ayaa waxaa had iyo goor lagu hayaa boob aysan inta badan bulshada Soomaalida ka war-hayn. Cabdi Salaam Xaaji Ismaaciil, oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha shacabka Dowlada Federaalka Somalia, ayaa Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ugu yeeray in maalmo kooban gudahooda uu kusoo gaaro Magaalada Muqdisho Ra’isul wasaaraha, ayaa la sheegayaa in Su’aalo laga weydiin doono Arrimaha Xukuumadiisa iyo Heshiiska Xukuumada ay lagashay Shirkad laga leeyahy Dalka Turkiga. Gudoomiya Ku-xigeenka Labaad Mahad Cabdala Cawad, ayaa daboolka ka qaaday in Ra’isulwasaaraha Dalka...
Garoowe (Caasimada Online) - Wasaradda Duulista hawadda iyo garoomadda maamul goboleedka Puntland, ayaa ka jawaatay eed dhanka Galmudug uga timo oo salka ku haysa is hortaag lagu sameeyay garoon diyaaradeed oo sanadkii hore la halkaas hirgaliyay. Wasiirka wasaradaasi Xasan Cade oo waraysi siiyay Caasimada Online, ayaa sheegay inaysan Puntland diidin garoon diyaaradeed oo laga hirgaliyay Gaalkacyo, balse arrinta la isku...
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka. Madaxweynuhu wuxuu ka qeyb gelayaa shirka Golaha Guud ee Qarammada Midoobay ee New York,  halkaasi oo uu ka jeedin doono khudbad ku saabsan horumarka ay Dowladda Soomaaliya ku tallaabsatay iyo howlaha hadda hor yaalla. Madaxweyne...
Muqdisho (Caasimada Online) -  Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in ay Wadaan Mooshin ka dhan ah Sharikadda Turkiga ah ee lagu wareejiyay Maamulka Dekadda Muqdisho. Gudoomiyaha Gudiga  Arrimaha Gaadiidka Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuuboow oo la hadlay warbaahinta Maxaliga ah, ayaa sheegay in gudiga uu aad u dhaliilsan yahay qaabka ay u dhacday...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo-wareed lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Dam-Jadiid, ayaa inoo xaqiijiyay in Ra’isulwasaaraha Dalka C/weli Sheekh Axmed uu damacsan yahay inuu xil ka qaadis ku sameeyo dhowr Mas’uul oo ka tirsan DF. Ilo wareedka ayaa sidoo kale, sheegaya in Khilaaf hoose uu xiligaani ka dhex taagan yahay Ra’isulwasaaraha Dalka iyo Wasiiro ka tirsan Dam-Jadiid oo uu  kamid...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dad badan oo lagu garto wax yaabo gaar ah oo ku nool adduunyada ayaa haddana awood u yeesha in ay qabtaan howlo kale, dadkaas ayaa waxaa ka mid ah madaxweynayaasha, wariyaasha, fannaaniinta iyo qeybaha kala duwan bulshadda. Dadkaas waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo sameeyay heeso badan oo wadani ah. Heesahaas waxaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Mid kamid ah Saraakiisha la shaqeysa Col. Barre Hiiraale, ayaa inoo xaqiijiyay in Barre uu damacsan yahay inuu dib ugu laabto Deegaanka  Goobweyn oo ay ku sugnaayen isaga Ciidamadiisa. Sargaalka ayaa tilmaamay in Barre uu aaminsan yahay in Dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka ay u cadaadinayaan Hoggaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe, hase yeeshee uu dib ula laabtay go’aanadii...

ABIY AHMED oo qunsulka Itoobiya u fadhiya Somaliland u dalacsiiyay safiir buuxa

Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay shaaca ka qaaday in qunsulka Itoobiya u fadhiya Hargeysa dhawaan loo dalacsiiyay...