Muqdisho (Caasimada Online) - Muuse Abuukar oo ka tirsan Odayaasha kasoo jeeda Gobolka Sh/Hoose, ayaa daboolka ka qaaday in Madaxweyne Xassan Sheekh uu xil u dhiibtay Ra’isul wasaare C/weli Sheekh oo Siyaasad ahaa ka dheereeyay. Muuse Abuukar waxa uu sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh sida uu doono ka yeeli jiray Ra’isul wasaarihii hore ee Saacid, balse Ra’isul wasaare C/weli uu yahay...
Kismaayo (Caasimada Online) - Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Beeraha iyo Kaluumeysiga ee maamulka Maamulka KMG ah ee Jubba Cabdullaahi Sheekh Shaafici ayaa markii u horeysay ka hadlay boobka Kenya ee Badda Somalia. Wasiirka ayaa gebi ahaan beeniyay qaadashada dowlada Kenya qeyb kamid ah badda Soomaliya, inkasta oo taasi caddeymo loo hayo, waxaana isaga oo safanaya Kenya uu ku tilmaamay go'aanka ay...
Danjire Aldrik Gierveld oo xafiiskiisa ku qaabila Danjire S/Gaas Ismaaciil Qaasim Naaji, maalintii Arbacada aheyd, ayaa waxaa ay labada safiir ka wada hadleen xirriirka soo jireynka ahaa ee ka dhaxeeya labad dowladdood iyo waliba sida dowladda Nertherland ay mar waliba u jeceshahay in horuma la ga sameeyo dalka Soomaaliya, Danjire Cismaaciil Qaasim Naaji ayaa ugu horeyntii uga mahadceliyey Mudane...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar gaar ah oo nasoo gaaray ayaa sheegaya in xil ka qaadista Aggaasimaha Hay’adda Nabadsugida Qaranka Somalia C/llahi Sanbaloolshe ay soo jiitameysay Asbuucyadaani kadib markii uu Khilaaf dhex maray Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha sidaana uu Xilka ku waayay Aggaasimaha Hay’adda. Wararku waxa ay nagu soo gaarayaan in Xil ka qaadista uu ka dambeeyay Ra’isul wasaaraha Dalka, balse...
Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas maanta uu ka dhacay kulan ay ka qeybgaleen beesha caalamka iyo urur gobaleedka IGAD. Kulanka oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa loo qabtay beesha Sade ee uu ka soo jeedo Barre Hiiraale, waxaana lagu ammaanay sida ay u aqbaleen...
Afgooye (Caasimada Online) - Saraakiisha Ciidamada Ilaalada ka ah Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegaya in kala shaki baahsan uu ka dhex jiro Saraakiisha iyo Ciidamada dowladda ee amniga halkaas suga.. Mid kamid ah Saraakiisha oo aan qadka Telka kula xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in Villa Somalia ay ka shaqeeyan Ciidamo siyaabo kala duwan lagu keenay, sida saaxiibnimo, qabiil iyo dano gaar a, kuwaasi...
Kismaayo (Caasimada Online)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa inoo xaqiijinaaya in Ujeedka Gen. Gebra oo kamid ah Saraakiisha sar sare ee Dowlada Ethiopia iyo Somalia ka dhex shaqeeya, uu yahay mid salka ku haaya damaca Badda Somalia gaar ahaan Kismaayo. Wararku waxa ay nagu soo gaarayan in DF, Ethiopia "Gen. Gebra"’ iyo IGAD ay ku heshiiyeen in Ciidamada Kenya ee qeybta...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warka naga soo gaaraya Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goordhaw Shil diyaaradeed uu ka dhacay Gudaha Garoonka Aadan cadde. Wararka halkaasi naga soo gaaraya, ayaa sheegaya in Diyaarada oo waday Rakaab, ay isku dayday inay ka kacdo Garoonka balse ay ku dhacday meel god ah. Sargaal ka tirsan Laamaha Ammaanka Garoonka ayaa inoo xaqiijiyay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xassan Sheekh uu laaday ballan qaadkii rasmiga ahaa ee uu u sameeyay Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia Cali Maxamed Geedi iyo Yuusuf Garaad. Madaxweynaha ayaa waxaa la tilmaamayaa in labadaasi Mas’uul uu u ballan qaaday inuu xilal uga magacaabayo Madaxtooyada Somalia ama safaarado, hase yeeshee ay u...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya dhanka Saraakiisha Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ee ilaalada ka haya Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia ayaa sheegaya in xili waliba ay suuragal tahay in ay halis Amni dari ay soo wajahdo Xafiiska Madaxweyne Xassan. Mid kamid ah Saraakiisha DF ee Xafiiskaasi Ammaankiisa ku qoran ayaa inoo xaqiijiyay in Ammaanka Xafiiska Madaxweynaha uu yahay mid aan...
Baryahanba waxaa xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga ka jirey loolan siyaasadeed oo u dhaxeeya Nin (Ina Ilay) iyo Nirgo (Dhado). Intiina aan horay ula socon, Dhado waxaa ku sifoobey intii loolanku jirey Kooxdan isu bahaysatay, Xistiga, Dib u ridka horumarka deegaanka iyo in lagu caasiyo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ay horboodayaan sadexda Madaxweyne ku xigeen iyo...
Madiina (Caasimada Online) - Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa si weyn looga hadalhayay warbixnno ay qoreen wargeysyo waaweyn oo ka soo baxa dalka Britain, kuwaas oo lagu sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka fekereyso qorshe looga rarayo qabriga Nebi Muxammad NNKH halka uu kaga yaalo magaalada Madina. Wargeysyada the Independent iyo Daily Mail oo warbixintan qoray 1dii bishan ayaa...
Baydhabo (Caasimada Online) - Magaalada Baydhabo waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari, waxaana ay ku howlan yihiin siddii loo soo afjari lahaa muranka la xiriira maamul u sameenta gobalada koonfureed. Guddoomiye Jawaari ayaa la kulmay Madoobe Nuunow Maxamed oo weli ku adkeesanaya in uu hoggaamiyo u yahay maamulka lixda gobal ee koonfur galbeed. Haddaba Madoobe Nuunow...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo lagu kalsoon yahay ayaa warbaahinta u sheegay in wasiirka caddaallada iyo dastuurka Faarax Sheekh Cabdiqaadir uu wado qorshe xabsi loogu badalaayo Isbitaalka Keesaneey ee duleedka Muqdisho ku yaalla. Isbtaalka oo hadda shaqeeya ayaa waxaa lagu daweeyaa bukaano aad u fara badan oo qaarkood laga keeno gobalka Shabeellaha Dhexe maadama uu u dhow yahay. Dhinaca kale, waxaa arrintaas...
Baydhabo (Caasimada Online)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxaa maalintii 4-aad ku sugan guddoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari waxaana uu ku howlan yahay siddii u soo afjari lahaa ismaan dhaafka ka dhexeeya maamulka iska soo horjeeda ee magaalada ka dhisan iyo in la sameeyo hal maamul oo loo dhan yahay. Jawaari ayaa tan iyo markii uu magaalada tagay...
Minneapolis (Caasimada Online) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya ahna wakiilka Soomaaliya ee Midowga Afrika, Ambassador Axmed Cabdisalaam Xaaji Aadan ayaa lagu casuumay in uu ka hadlo Jaamacad Maraykanka ku taalla, wuxuuna ka warbixiyay xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Danjire Axmed ayaa tilmaamay in xiriirka labada dal uu aad wanaagsan yahay isla markaana Soomaaliya iyo Itoobiya ay dhawaan kala...
Laba habllood oo Soomaali ah ayaa ka mid noqday todobada Hablood ee dunida ugu qatarsan kana tirsan ISIS, Sida ay baahisay Jariirada Daily Mail ee ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa lagu soo daabacay asbuucan. Todabada Haween ee ugu qatarta badan kana tirsan Ururka Daacish ayaa waxaa la sheegay in laba hablood oo Soomaali ah ay ka mid yihiin hablaha ka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay bulshada Reer khaatumo iyo Xildhibaano ka tirsan Dawlada Soomaaliya ay kusoo dhoweeyeen Yuusuf Maxamed Cali Bulay oo ah Xildhibaanka Cusub ee bedelaya Booskii Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh. Waxaa goobta laga soo jeediyo Hanbalyo ku aadan Xildhibaanka cusub ee bedelaya Dr Cali Khaliif Galaydh oo horey uga Tirsanaa Xildhibaanada Dawlada soomaaliya,...
Baydhabo (Caasimada Online) - Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka hadlay maamulka loo sameenaayo gobalada koonfur galbeed, wuxuuna sheegay in dadka ku dhaqan gobaladaas in ay rabaan siddii ay ku sameesan lahaayeen maamul lix gobal ka kooban. Aadan Madoobe ayaa caddeeyay in uu ka mid yahay xildhibaannada taageersan maamulka lixda gobal isla markaana uu diyaar...
Sheekha Caanka ah ee Sheekh Mohamed Idiris ayaa Maxaadaro cajiib ah ku soo qaatay Xaalada Somalia iyo sida ay maanta ku sugan tahay iyo sidii ay ahaan jirtay Xiligii Bariisamaadkee Balse waxaa hadalo cajiib ah ugu jawaabay Eeedeeynta Sheekha Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Omar Geelle. Muuqaalkani oo ah mid xiiso badan leh oo aan hadalo kulul la isugu jawaabayo hadii aa...

Arrinta keliya ee looga baaqsan karo in Muqdisho uu ku laabato xaalkii xumaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii tegay dib ugu soo laabtay toogashooyinka ay geysanayaan kooxaha argagixisada. Kadibna waxaa sahal noqotay inay baxsadaan...