Dimishiq (Caasimadda Online) - Hooyo u dhalatay dalka Britain oo mar soo ahaan jirtay heesaay ayaa laga shakisan yahay inay soo gashay diinta Islaamka waxayna dadka heysta diinta Kirishtaanka ugu hanjabtay inay ku gowrici doonto ‘Mindi af la’aan ah’, sida ay warbixintaani daaha ka qaadeyso. Baareyaasha ayaa daaha ka qaaday inay haweeneey British ah u safartay dal dhaca Bariga Dhexe...
New Delhi (Caasimadda Online) - Gabar ayaa guursatay eey si ay uga farxiso qoyskeeda, kuwaasoo filaya haddii ay sidaan sameyso inay iska ridi doonto habaar ay aamisan yihiin inuu ku dhacay. Ka dib xaflad la yaab leh oo dhacday, 18 sanno jirta Mangli Munda ayaa xariga ku dhegtay oo wadatay eeygaan oo uu usoo xulay aabaheed, iyadoo asxaabteedii xaafadda  ku...
Kismaayo (Caasimada Online)-Mid ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubbooyinka ayaa shaki ka muujiyay heshiiskii dhawaan Kismaayo ay ku gaareyn Korneel Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe, kaasoo la xiriiray in lagu soo afjaro dagaallada u dhexeeyay. Maxamed Maxammuud Yuusuf Aw-libaax oo la hadlay mid ka mid Idaacadaha maxalliga ee Muqdisho ayaa sheegay heshiiskaas in uu muujinaayo in si awood...
Hargeysa(Caasimada Online) - Warka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Maamulkaasi ay baadi-goob adag ugu jiraan  Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaarada Beeraha Dawladii Sheekh Shariif  Sheikh Axmed oo lagu Magacaabo Maxamed Cali Bilaal (Ayax) isla markaana ahaa Xildhibaan Baarlamaanka ka tirsanaa. Ciidamada Ammaanka Maamulka madaarka Hargeysa ayaa bil kadib ka war helay in uu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo-xog-Ogaal ka tirsan Xarunta Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in kullan xasaasi ah uu Madaxtooyada Somalia ku dhex maray Madaxweyne Xassan iyo Col. Barre Hiiraale. Ilo-wareedyada ayaa sheegaya in kullanka uu socday ku dhawaad laba saac, waxaana la Tilmaamayaa inay kawada hadleen nabadda Gobalada Jubbooyinka iyo kaalinta Barre uga aadan. Madaxweyne Xasan ayaa waxa uu Col. Barre Hiiraale...
Muqdisho (Caasimada Online)-Shabakada Caasimada Online oo xiriiro kala duwan la sameysay Muqalasiinta Soomaalida ee rara doonyahay ka baxa Xeebaha Dalka Libya ayaa inoo xaqiijiyay in Doonyihii ugu dambeeyay ee ku qalibmay Badda u dhexeysa Libya iyo Talyaaniga ay u badnaayen Dhalinyaro kasoo jeeday Deegaanada Maamulka Somaliland. Waxa ay sheegen in doontii ugu dambeysay ay ku geeriyooden 97 tahriibe oo u...
WAR SAXAAFADEED KA SOO BAXAY NIDAAMKA AZAANIYA Maanta oo ay taariikhdu tahay 3/9/2014, waxaanu Saxaafadeedda u soo bandhigeynaa, mowqifka iyo aragtida nidaamka Azaaniya oo ka kooban qodobadan soo socda: Bogaadin iyo Hambalyo. Mahadcelin Fikirka iyo mowqifka nidaamka Azaaniya. Talo soo jeedin BOGAADIN IYO HAMBALYO. Nidaamka Azaaniya, wuxuu Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku bogaadineynaa, hannaanka nabadeed ee ay u martay, sidii ay u dhammeyn laheyd colaadii...
Dalka Sweden ayaa kamid ah dalalka Caalamka ee qaabila qaxootiga Soomaalida oo inta badan dalkooda uga cararay dagaalada qabaailka iyo kuwa diimaha ee ka jiray Soomaaliya laga soo bilaabo 1991-dii. Dalkaani oo ka mid ah dalalka Caalamka ee lagu tilmaamo dhexdhexaadka, siyaasadiisu tahay qunyar socodka, Soomaali badana ay ku nooshahay kuna heysato amaan iyo nolol wanaagsan inkastoo ay aad...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa goordhow shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee golaha baarlamaanka, Jeylaani Nuur Iikar, kaasoo sheegay in howllo culus oo soo baxay darteed in uu dib ugu dhacay kal fadhiggii shannnaad ee golaha baarlamaanka oo lagu waday in uu qabsoomo 10-ka bishan. In kastoo uusan faah-faahin howlaha culus ee soo baxay, haddana wuxuu ku...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe lagu ballaarinaayo howlaha uu bulshadda u hayo garoonka diyaaradaha Muqdisho isla markaana laga dhigo mid la mid ah garoomada caalamka ku yaalla. Wasiirka gaadidka iyo hawada xukuumadda Soomaaliya, Siciid Jaamac Qorsheel ayaa warbaahinta u sheegay in uu socdo mashruuc la rabo in garoonka la dhigo mid shaqeeya habeenkii halka uu hadda yahay...
Garowe (Caasimada Online) - Waxaa hawada ka baxay Telefishinka Puntland kadib markii la bixin waayay lacagta kirada 4 bilood ee u danbeysay taas oo ay yeelatey shirkada Satellite-ka isla markaana sababtey inuu gabi ahaan-ba Puntland Tv hawada ka baxo. Mas’uuliyiinta Idaacadda iyo Tv-ga Puntland ayaa ku xog waramay inaan la bixin bilihii lasoo dhaafey kharashaad faro badan oo ay ku shaqeyn...
Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan maxkamadda caalamiga ah ku dacweysay Kenya, oo isku dayeysa inay boobto qeyb ka mid ah badda Somalia. Waxaa shalay isna Kenya tagay madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo la kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Dad badan ayaa qiyaasiyey in marnaba Xasan Sheekh iyo Kenyatta aysan isku fiicnaan karin maadaama Kenya ay boobeyso baddeena. Si kastaba sawir...
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Arbaca ah shir jaraa’id ku qabtay Korneel Barre Aadan Shire Hiiraale oo noqday wasiirka gaashandhigga Soomaaliya, wuxuuna ka warbixiyay wax yaabaha ku kalifay in uu qaato nabadda isla markaana uu soo afjaro dagaalkii uu kula jiray maamulka kumeel gaarka ee Jubba iyo ciidanka Kenya. Barre Hiiraale ayaa ballan qaaday in uu ka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Somalia Nichlos Kay iyo Haweenayda ku-xigeenka u ah Fathia Serrour, ayaa waxa ay kullan la qaaten Barre Aadan Shire ‘’Barre Hiiraale’’ kaasi oo ka dhacay Xarunta AMISOM Xalane ee Magaalada Muqdisho. Ujeedka kullanka ayaa waxaa lagu sheegay mid is wareysi iyo xog kala qaadasho ahaa, iyadoona ay labadaasi Mas’uul ku dhawaad...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa isa soo taraayo eedeymo kulul oo loo jeedinaayo Wasiirka wasaarada Warfaafinta Xukuumada Somalia Mustaf  Dhuxulow oo lagu eedeynaayo inuu u kala eexday Bahda Warbaahinta Maxaliga. Wasiir Dhuxulow ayaa waxaa la sheegayaa in dhalinyaro aan ku lug laheyn Saxaafada uu ka iibiyay Fiisooyin si ay usoo qaatan Siminaaro, waxaana arrintaasi dhaliilay Idaacadaha qaar iyo weliba Weriyayaal madax-banaan. Maxamed...
Muqdisho (Caasimada Online) - Gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ku xog waramay in Madaxda Dowladda Somalia gaar ahaan Taliyaha Nabadsugida iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay ugu hanjabeen dil iyo xarig hadii uu ka hadlo tacadiyada ka socda Muqdisho. Qof la ehela Gudoomiye Xaad ayaa cod sir ak ka duubay Nabadoonka, oo ka hadlaya xaaladda soo wajahday, wuxuuna yiri...
Baydhabo (Caasimada Online) - Magaalada Baydhabo waxaa maalintii 3-aad ku sugan guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxmed Cismaan Jawaari, waxaana la sheegayaa in uu kulamo la lee yahay mas’uuliyiin ka tirsan maamulada is khilaafsan ee ka dhisan magaalada. Jawaari ayaa shaley kulan natiijo la’aan ku soo dhammaaday la yeeshay odayaal iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka lixda gobal ee uu hoggaamiyo Madoobe Nuunow Maxamed,...
Roma (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Talyaaniga, marna soo noqday Wasiirka arrimaha dibada, Massimo D’Alema ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in shirkad Talyaani ah ay heshiis lagu boobayo xeebaha Somalia la gasho dowladda Kenya, iyadoo taasina uu ku tilmaamay inay meel ku dhac ku tahayTalyaaniga oo ku lug lahaado boobka xeebaha Somalia, halka looga baahnaa inuu...
Nairobi (Caasimada Online) - Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa habeenkii xaley kulan ku yeeshay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, Xasan Sheekh Maxammuud iyo Uhuro Kenyatta. Kulanka labada nin oo ahaa mid albaabada uu u xiran yahay ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah sidda ay baahisay warbaahinta Kenya ee KBC. Waxyaabaha kulanka looga hadlay waxaa ka mid ahaa sidii loo xoojin lahaa...
ISHII BUGTAAY KU BIKAACSO:- 31 August, 2014, goor barqo ah, waxa soo hammmiyey Koox ka koobneyd ilaa 9 naftood halligayaal ah, inay ku dayaan (wareemaan), Xarunta Gobolka Banaadir ee Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, kuwaasoo ay manaxayaashii soo maquuniyey wiilashii dhallinyarada ahaa ee shartoodii ayaga Ilaahay ku celiyey, ay ka yeelan kareen dhowr ujeeddo, sida:- 1. In ay jabka iyo...

Arrinta keliya ee looga baaqsan karo in Muqdisho ku laabato xaalkii xumaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii tegay dib ugu soo laabtay toogashooyinka ay geysanayaan kooxaha argagixisada. Kadibna waxaa sahal noqotay inay baxsadaan...