Kismaayo (Caasimada Online) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa maanta oo Isniin ah ka furmay shir hordhac u ah shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo bishan ka furmaya isla magaaladaas. Shirkan ayaa waxaa daah-furay Guddoomiyaha dib u heshiisiinta Jubbooyinka Cabdi Balaaye, kaasoona sheegay in shirkan uu hordhac u yahay shirweynaha soo socda, wuxuuna intaas ku daray in ay...
Dacwadda DFS u gudbisey Hague waa mid lagu tirtirayo Law no. 37, laguna xagal daacinayo Baarlamaanka Soomaaliya? Maxkamadda Qaramada Midoobey (QM) ee Hague ayaa website-keeda ku daabacday dacwaddii Xadka Badda ee ay u gudsatey Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS), taas oo ka kooban 17 bog, oo la sheegay in laga dacwoonayo Kenya oo ay sheegeen in ay bad ku haysato. Laakiin marka...
Kismaayo (Caasimada Online) - Waxaa soo baxaya warar badan oo la isku haleyn karo kuwaasoo muujinaya in Korneel Barre Aadan Shire uu isaga baxay siyaasadda isagoona wixii hadda ka dambeeya caafimaad u aadaya dalka dibadiisa. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa u xaqiijiyay Caasimada Online in Barre Hiiraale oo hadda Muqdisho ku sugan uu siyaasadda ka baxay isla markaana aanu ka...
Garoowe (Caasimada Online) - Warar gaar ah oo aan helnay ayaa sheegaya in Maamulka Puntland ay Shixnado Hub ah u gudbisay  Maamulka Khatumo oo Dagaal kula jira Maamulka Somaliland. Wararku waxa ay Tibaaxayaan in Shixnadaha hubka loogu talo galay in Maamulka Khatumo ay isaga difaacan Weerarada kaga imaanaya dhanka Ciidamada Maamulka Somaliland oo gacanta ku hayo Deegaano hoos yimaada Saax-dheer oo ay...
Garoowe (Caasimada Online) - Xiriirka kubadda maamulka Puntland ayaa qaadacay doorasho magaalada Muqdisho ka dhacday maalintii Axadda, taasoo lagu doortay guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta. Agaasimaha wasaaradda cayaaraha ee maamulka Puntland, Axmed Cabdullaahi Tigaana, ayaa BBC-da u sheegay in doorashadii lagu doortay Cabdiqani Saciid Carab ay ahayd mid si musuq-maasuq u dhacday isla markaana ay cabasho arrintaas ku muujinayaan ay...
Baydhabo (Caasimada Online) - Magaalada Baydhabo oo uu ku sugan yahay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari waxaa ka dhacday Isniintii shaley doorasho la sheegay in lagu doortay guddoomiyaha baarlamaanka ee maamulka lixda gobal. Cumar Aadan Xasan (Cumar Dheere) ayaa loo doortay in uu noqdo afhayeenka baarlamaanka maamulka lixda gobal ee uu hoggaamiyo Madoobe Nuunow Maxamed. Guddoomiyaha cusub ee la doortay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa shalay lagu qabtay doorashadii 3-aad ee lagu doortay guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, waxaana xilkaas loo doortay Yaasiif Abuukar Cariif, oo horrey u soo noqday xoghayaha xiriirka. Yaasin ayaa la tartamay labo qof oo kale waxaana uu helay wadarta guud codadka la dhiibtay maadama ay u codeeyeen 25-qof oo matalayay kooxaha heerarka kala duwan...
Garoowe (Caasimada Online) - Warka ka imaanaya Magaalada Saax-dheer ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in halkaasi ay isku farasaareen Ciidamada Maamulka Khatumo iyo kuwa Maamulka Somaliland. Dagaalka labada Ciidan ayaa la sheegayaa inuu qaatay ku dhawaad Laba saac, waxa uuna ka dhacay Seddex deegaan oo hoostagta Deegaanka Saax-dheer. Dagaalka ayaa waxa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada Khaatumo ay weerar culus la...
Kismaayo (Caasimada Online) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa maanta oo Isniin ah gaaray wafdi ka socda dowladda Turkiga, waxaana hoggaaminaayay madaxweyne ku-xigeenka labaad ee maamulka KMG ah ee Jubba, Suldaan Cabdiqaadir Maxamed Luga-dheere. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubba iyo qeybaha bulshada ayaa garoonka Kismaayo ku soo dhaweeyay wafdiga. Hoggaamiye ku-xigeenka labaad ee maamulka KMG ah...
Siyaasada aan ku tiirsanayn xididada adag waxay ku soo af meerantaa inta qofkaas danta laga leeyahay. Ma aana filayn , qiyaastaydana kuma aysan jirin in Cabdi Maxamud Cumar (Cabdi Iley) ciyaarta siyaasadu dhinaca kale isugu rogi doonto. Waan maqlaynay beryahan oo dhan waa la sitaa Ina Maxamud Cumar, Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Somalidu ka degto Ethiopia. Maanta waxaaa kulan leh Xisbiga...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sargaal ka tirsan Xafiiska Ra’isulwasaaraha Dalka C/weli Sheekh Axmed, ayaa inoo xaqiijiyay in Ra’isul wasaaraha, Wasiiro, Xildhibaano iyo Odayaal kasoo jeeda Beesha Sade ay kullan la qaaten Col. Barre Hiiraale kaasi oo lagu lafa-guray  Siyaasadda iyo isku soo dhawaanshaha Barre iyo Axmed Madoobe. Sargaalka ayaa inoo xaqiijiyay in Mas’uuliyiintaasi ay Col. Barre ku cadaadiyeen inuu u Hoggaansamo...
Baydhabo (Caasimada Online) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ee horay u joogay Baydhabo, mas’uuliyiinta maamulka gobolka, kan degmada iyo qeybaha bulshada ayaa soo dhoweeyay guddoomiyaha. Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu ku sugnaan doono...
Shirkad Cusub oo Diyaaradeed laguna Magacaabo Som-air oo lagu daah furay magaadalada Nairobi ee dalka Kenya, Sawiro . Waxaa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay shirkad Cusub oo la Yiraahdo Som-air, Waxaana Munaasabad si wayn loo soo agaasimay lagu Qabtay Hotel Panari ee Magaalada Nairobi. Xafladaan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo Qeybgalay Mas’uuliyiin iskugu jirta...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warka ka imaanaya Magaalada Kismaayo  ee Xarunta gobalka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dayacan yihiin Ciidamada Col. Barre Hiiraale ee maalmo ka hor gaaray Magaalada Kismaayo. Wararku waxa ay sheegayaan in Ciidamadaasi oo kor u dhaafaya 85 askari ay Col. Barre kasoo raaceen Duleedka Kismaayo gaar ahaan Deegaanka Goobweyn si loogu dajiyo Xarun ciidan...
Kismaayo (Caasimada Online) - Urur gobaleedka IGAD oo ka dhisan geeska Afrika ayaa si weyn u soo dhaweeyay tallaabadii uu korneel Barre Hiiraale ku oggolaaday in uu tago magaalada Kisamayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose isla markaana uu aqbalo heshiis ay garwadeen ka ahayd dowladda Soomaaliya iyo IGAD. Wakiilka IGAD ee Soomaaliya, Ambassador Maxamed Cabdi Affey oo saxaafadda ugu warramay maanta...
Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow naga soo gaaray Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa sheegaya in goor dhow uu Guddoomiyaha ku wajahan yahay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay. Wararku waxa ay sheegayaan in guddoomiyaha ay Socdaalkiisa ku wehlin doonaan Xildhibaano kasoo Jeeda Baydhabo. Socdaalka Guddoomiyaha iyo xubnaha la socda, ayaa waxaa la Tilmaamayaa in Ujeedkooda uu...
Baydhabo (Caasimada Online) - Wariye ka tirsan Caasimada Online ayaa soo sheegaya in magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ay ku wajahan yihiin saacadaha soo socda wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari. Wafdiga guddoomiyaha baarlamaanka, waxaa ka mid ah Shariif Xasan Sheekh Aadan oo horrey xilal uga soo qabtay dowladihii kumeel gaarka ee dalka soo maray. Ammaanka...
Saaxdheer (Caasimada Online) - Kaddib markii Khamiistii hore uu dagaal xooggan ka dhacay deeganka Saaxdheer ee gobalka Sool, waxaa soo baxaya warar sheegaya in dadkii shacabka ee ku noolaa magaalada iyo maamulkoodii Khaatumo State ay u baxsadeen dhinaca iyo dalka Itoobiya. Wariye soo arkay xaaladda ay ku sugan yihiin dadkii ku noolaa Saaxdheer ayaa tagay deeganka Togga Ergo oo ku yaalla...
Kismaayo (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa soo gaaray wafdi wasiiro ah oo uu hoggaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha iyo fedaraalka, Cabdullaahi Goodax Barre, waxaa kaloo wasiiradda kale ka mid ah maaliyadda iyo garsoorka. Wafdigan ayaa maalmihii la soo dhaafay magaalada Kismaayo ku sugnaa, waxaana iyaga iyo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Ambassador Maxamed Cabdi Affey ay ku howlanaayeen...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Ra’isul wasaaraha Dalka C/weli Sheekh Axmed uu u yeeray Hoggaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe oo iminka ku sugan Magaalada Kismaayo. Ra’isul wasaaraha ayaa waxaa la tilmaamayaa in Axmed Madoobe uu u qabtay muddo kooban inuu kusoo gaaro Magaalada Muqdisho, si kullan wada-xaajood ah ay Magaalada Muqdisho ugu wada yeeshaan Labada Hoggaamiye...

Arrinta keliya ee looga baaqsan karo in Muqdisho ku laabato xaalkii xumaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii tegay dib ugu soo laabtay toogashooyinka ay geysanayaan kooxaha argagixisada. Kadibna waxaa sahal noqotay inay baxsadaan...