Kismaayo (Caasimada Online) - Ilo-xog-Ogaal ka tirsan shaqaalaha Madaxtooyada Kismaayo, gaar ahaan kuwa khuseeya Xafiiska Hoggaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe, ayaa inoo xaqiijiyay in Wufuudii ka kala soctay Beesha Caalamka iyo kuwa Dowlada Federaalka Somalia Boorsooyinkooda laga saarayo Xarunta Madaxtooyada Kismaayo. Ilo wareedka ayaa xaqiijinaaya in arrintaasi ay ka danbeysay kadib markii Wufuudaasi aysan xalay gamcin hurdada, iyadoona la maqlaayay gurxanka...
Kampala (Caasimada Online)-Sida lagu soo daabacay Wargeyska The New Vision ee ka soo baxa Magaalladda Kampala,ayaa waxaa lagu qoray in Ciidamada Ammaanka Dalka Ugaanda, gaar ahaan kuwa Caasimada ay gacanta ku dhigeen Gaari nooca raaxada ah oo ay ka buuxaan walxaha qarxa. Wargeyska ayaa qoray in Ciidamadu ay ku guuleysteen qabashada gaarigaasi xili ay ku howlanaayeen Howlgalo ay ku xaqiijinayeen...
Kismaayo (Caasimada Online) - Guddoomiyaha golaha nabadda iyo midnimada Jubbooyinka, Barre Aadan Shire ayaa faah-faahiyay sababta uu ku qaadacay shirka dib u heshiisiinta ee Jubbooyinka oo maalintii labaad ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Isagoo la hadlaayay Idaacadda VOA-da ayuu sheegay in shirka ka furmay Kismaayo uusan ahayn kii loo sheegay in uu ka qeybgalaayo, wuxuuna sababta ku...
Britain (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Somalia C/wali Sheekh Axmed Maxamed oo arrimo shaqo u jooga Dalka Britain, ayaa daboolka ka qaaday Arrimo la xiriira Khilaafka la sheegay inuu kala dhexeeyo Madaxweyne Xassan. C/wali Sheekh Axmed Maxamed oo ka hadlaayay arintaasi ayaa sheegay inay tahay mid been abuur ah oo aan sal iyo baar ku laheyn Siyaasada dhabta ah ee...
Muqdisho (Caasimada Online)-Golaha nabadda iyo midnimada ee Jubbooyinka oo uu hoggaamiyo Barre Aadan Shire ayaa eedeen u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii shaley furay shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo ka socda magaalada Kismaayo. Cabdi Shire oo xubin ka ah guddigaas ayaa warbaahinta u sheegay in marka loo eego shirka Kismaayo ka socda ay ku kala aragti duwan yihiin madaxweynaha...
    Muqdisho (Caasimada Online)- Madxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shaley daah  furay shirweynaha dib u heshiisiinta gobollada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in shirkan uu billow u yahay xallinta khilaafaadka ka dhex jirra dadka deggan Jubbooyinka. Wuxuu “Maanta waxaa halkaan ka furmay shir dib u heshiisiin, dib u heshiisiintu waxay ku timaadaa dadka oo quluubtooda la isku xiro. Wado...
Shirka lagu balansanaa in loo qabto Kooxihii isku khilaafsanaa Maamulka KMG ah ee Juba oo ay gar wadeenka ka aheyd xukuumada Soomaaliya xubno kamid ah, xubnahaas oo uu hogaaminayey Wasiirka Arimaha Gudaha Abdullahi Godax Bare si hordhac ahna heshiis loogu gaaray, heshiiskaas oo qodobadiisu kamid ahaayeen in shir dib u heshiisiin iyo dhamaysir Maamul loo qabto Kooxda Ahmed Madoobe...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in Odayaal ka soo jeeda Beelaha dega Jubbooyinka ay isaga baxeen hoolka shirka uu ka socdo. Suldaan Cabdi oo kamid ah Salaadiinta Gobolka Jubbooyinka oo u waramaayay Idaacada KNN ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in shirka ay ka baxeen isla maalinimadii shalay. Suldaan Cabdi waxa uu...
Madaxweynaha DF Soomaaliya Dr Hassan Sheikh Mohamud iyo Raisul Wasaaraha DF Soomaaliya Dr Abdiweli Sheikh Ahmed ayaa la sheegayaa inuu khilaafkoodu gaaray meeshii ugu xumeyd kadib markii golaha Wasiirada Soomaaliya oo uu shir gudoominayay ay Xilka ka qaadeen Agaasimaha Hay’adaha Nabadsugida Soomaaliya Mr Abdullahi Sanbaloolshe oo ahaa nin aad ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo aan lala socodsiin Madaxweynaha arimaha...
Kismaayo (Caasimada Online) - Warar hoose oo aan ka heleyno Siyaasiyiin ka ag dhow Prof. Mohamed Abdi Xaji Mohamed (Prof. Gaandi) ayaa inoo xaqiijiyay in Gaandi uu Xiligaani gacanta kula jiro Siyaasado kasoo horjeeda Dowlada Federaalka Somalia oo loogu hiilinaayo Dowlada Ethiopia. Sida aan xogtu ku heleyno Gaandi ayaa wada Qorsho Deegaanada Jubba looga hirgalin lahaa Maamul Siyaasad iyo Militeri ahaanba...
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa mudooyinkaani soo kordhaaya Wasiirada aan sida saxda ah ugu shaqeyn Wasaaradaha loo magacaabay, kadib markii ay faraha kasii baxday Faragalinta ay Mudanayaasha Mab’da ahaan aaminsan Dam-Jadiid ku sameynayaan Xafiisyada aan iyaga Khuseen. Wasiirada qaar ayaa ka cabanaaya Faragalin adag oo lagu haayo, taasi oo xiliyada qaar sababta inaysan ka hadli Karin. Wasiirada ka cabanaaya Faragalinta ayaa waxaa kamid...
Kismaayo (Caasimada Online) - Hilowle Aadan oo ka mid ahaa dadkii aas-aasay maamulka kumeel gaarka ee Jubba, ayaa ugu baaqay Barre Aadan Shire in uu ka qeybgalo shirka maalintii labaad ka socda Kismaayo. Isagoo ku sugan Kismaayo ayuu sheegay Barre Hiiraale in looga baahan yahay in uu ka qeybgalo shirka si loo gaaro nabad iyo xasilloni ka islaaxda Jubbooyinka. Mar uu ka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Guddiga ammaanka baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sharci darro ku tilmaamay shirka shalay ka  furmaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada. Guddoomiye ku-xigeenka guddigaas, Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in dhammaan maamulada hadda laga dhisaayo dalka ay yihiin kuwa sharci darro ah oo aan waa faqsaneen sharciga dalka sida uu hadalka u dhigay. Wuxuu sheegay haddii la dhisaayo maamul...
Muqdisho (Caasimada Online) - Qoys Maraykan ah oo safar ku joogay dalka Kenya ayaa waxaa safarkooda ka kharibay Askari ka tirsan Boliska Kenya, kaasi oo Reerka kula dhaqmay arrin kedis iyo mucjiso ku noqotay. Askariga waxa uu si qaldan u qabtay gabar 15-jir oo la socotay waalidkeda, isagoo u qaatay inay tahay gabadha lagu magacaabo Samantha Lewthwaite ee u dhalatay dalka...
Muqdisho (Caasimada Online)-Wafdiga la socday Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ee gaaray Magaalada Kismaayo, ayaa waxaa kamid ahaa Aggaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia C/llahi Sanbaloolshe oo dhawaan xilka laga qaaday. Madaxweyne Xassan ayaa waxa uu Magaalada Muqdisho uga tagay xubno DF muhiim u ahaa inay ka qeybgalaan shirka ka furmay Kismaayo, isagoona Kismaayo u ka xeystay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Mid ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka ee Jubbooyinka ka soo jeeda ayaa sheegay in Barre Hiiraale uusan u hakan doonin shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka ee Kismaayo maanta ka furmay. Xildhibaan Maxamed Iidle Geedi Xerrow oo la hadlay Idaacad maxalli ah oo Muqdisho ku taalla ayaa sheegay in Barre Hiiraale uu shaqsi yahay isla markaana beesha...
Kismaayo (Caasimada Online) - Iyadoo uu maanta Magaalada Kismaayo ka furmay shirka dib u heshiisiinta Beelaha Dega Jubbooyinka wajigiisa  labaad, ayaa waxaa halkaasi Khudbad si dadban kaga careysiisay Axmed Madoobe ka jeediyay Madxaweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xassan Sheekh Maxamuud. Inta uu Madaxweynuhu Jeedinaayay Khudbadiisa ayaa waxa uu si dadban u muujiyay in shirka uu ka muuqdo qabyo, kadib markii uu...
Kismaayo (Caasimada Online)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa maanta oo Talaado ah si rasmi ah uga furmay shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka. Shirka waa daah furay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxammuud balse waxaa hadallo ka jeediyay wasiirka arrimaha gudaha iyo arrimaha fedaraalka ahna madaxa guddiga shirka Cabdullaahi Goodax Barre, wakiilka IGAD ee Soomaaliya, Maxamed Cabdi Affeey, hoggaamiyaha maamulka...
Muqdisho (Caasimada Online)-Col. Barre Hiiraale oo xiligaani ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirka ka furmay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose. Barre waxa uu sheegay in shirka Kismaayo uu yahay mid aan xiligaani u cuntameynin garabkiisa waxa uuna cadeeyay inuusan diyaar u aheyn Siyaasadaha Axmed Madoobe ee marba dhinac u rogmaaya. ‘’Anigo go’aan ayaan leeyahay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u furay shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega Kismaayo oo maanta ka furmaayay Magaalada Kismaayo. Goobta shirka ayaa waxaa ku sugnaa Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Xukuumada Somalia iyo Wufuud kale oo ka soctay Beesha Caalamka iyo Waxgarad ka kala yimid Gobolada Jubbooyinka ee Soomaaliya. Madaxweynaha...

ABIY AHMED oo qunsulka Itoobiya u fadhiya Somaliland u dalacsiiyay safiir buuxa

Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay shaaca ka qaaday in qunsulka Itoobiya u fadhiya Hargeysa dhawaan loo dalacsiiyay...