Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Xildhibaanno ku qul-qulaya Muqdisho iyo C/Weli oo baarlamanka la geynayo

Muqdisho (Caasimada Online) - Xilli uu weli taagan yahay Khilaafka adag ee u dhaxeeya Xasan Sheekh iyo C/Weli Sheekh, ayaa waxaa Muqdisho kusoo qulqulaya Xildhibaanno...

Muxuu C/Weli GAAS ka yiri diidmada laga muujiyay heshiiskii DF iyo P/Land?

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu ka hadlay wararka maalmahaani ugu danbeeyay kasoo yeeraayay Maamul goboleedyada dalka...

21 October dhaxalkeeda waa la xalin la’yahay illaa maanta (Xog iyo Gorfeyn)

Dunida Maalinba Taariikh ayey xustaa kala duwan oo haddana kala magac dheer, oo Muunad iyo maamuus ku dhex leh shacabka dunida ku nool, qaarna...

Yaa ka dambeeyey in dowlada Ethiopia ay dalkeeda kasoo ceyrisay GALAYR?

Addis-Ababa (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maamulka Khaatuma, Cali khaliif Galeyr ayaa laga masaafuriyey magaalada Addis Ababa oo uu dhowaan u tagay shir ku saabsan...

Kay oo soo kala dhex galay DF Somalia iyo P/L iyo qodob ee la isku hayey oo…

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Garoowe ayaa sheegaya in wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay uu isku soo dhoweeynayo maaamulka...

Xog: DF Somalia oo wado qorshe lagu soo nooleynayo siyaasada Cali Khaliif

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya dhanka DF ayaa sheegaya in Dowladu ay wado qorsho cusub oo ay kusoo nooleyneyso Siyaasada Madaxweynaha Maamulka Khatumo...

SAWIRRO iyo xog dheeri ah: Socdaalka ra’iisul wasaare Cabdi Weli ee Garowe

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed iyo wafdi u hoggaaminayo oo maanta duhurkii soo gaaray magalada Garowe xarunta dowladda Puntland ayaa...

Maxaa kala socotaa ujeeddada uu R/W C/Weli u tagayo magaalada Garoowe?

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo diyaar garoow lagu soo...

Xog: Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb oo isla gartay ka hortagga caraqalad P/L

Cadaado (Caasimada Online) - Wararka ka imanaya Magaalada Cadaado, ayaa sheegaya in kullan xasaasi ah oo halkaasi ku dhex maray Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb iyo...

Ujeedka wafdi Khaatumo ka socda oo magaalada Muqdisho ku sugan (Xog)

Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan wafuud ka socota maamulka Khaatumo. Wafdiyadan oo labo mar yimid magaalada ayaa waxaa qeyb ka mid ah...

Diyaarad dagaal oo maanta lagu arkay magaalada GAALKACYO (Faah-faahin)

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaas saakay lagu arkay diyaarad dagaal oo aan...

Shirka Cadaado oo mucaarad hor leh la kulmay (Sidee ayey wax u socdaan)

Dhuusamarreeb (Caasimada Online) - Kaddib markii uu qaadacay maamulka Puntland shirka lagu dhisaayo maamul u sameenta gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa soo baxaya dhinacyo...

Maxaa sababay in Abdi Qeybdiid uu ka laabto xiritaanka garoonka Gaalkacyo?

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay sababaha ay uga laabteen go’aankii ay ku xayireen garoonka diyaaradaha ee...

C/Weli Gaas oo ku wajahan Gaalkacyo iyo xog cusub oo laga helaayo xiisada

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online, ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu ku wajahan...

Ciidamo ka tagay GAROOWE oo gaaray Gaalkacyo & Qeybdiid oo iclaamiyey…

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Xiisadda ka dhex oogan Puntland iyo Gal-Mudug, ayaa u muuqata mid kasii dareyso, aayada oo Puntland ay ciidamo dirtay, Cabdi...

Xog: Gaadiid dagaal iyo maleeshiyo ka baxay G/Dhexe oo gaaray Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Duleedka gobolka, Mudug gaar ahaan Koonfurta Magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in ay halkaas gaareen gaadiid dagaal iyo...

Sawiro: Qeybdiid oo ka degay magaalo kale & garoomadi Gaalkacyo oo xirmay

Cadaado (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid”uu ka dagay...

Beesha Muungaab oo si adag uga soo horjeesatay qorshaha Xasan Sheekh

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa soo baxaya guux siyaasadeed oo ku aadan in guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jeneraal Xasan Xuseen Muungaab xilka laga...

SARKAAL sare oo lagu dilay GAROOWE

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, ayaa sheegaya in habeenimadii xalay halkaasi lagu dilay Sargaal ka tirsanaa Hay’adda...

Galmudug oo ku dhowaaqday arrin dib usoo celin karta colaadihii hore (Aqri)

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaa maanta oo Arbaca ah shir jaraa’id ku qabtay xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil, oo k...

Somaliland oo shaacisay in Itoobiya aysan u ogolaan doonin dhismaha dekad cusub

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa sheegtay inay fileyso in dhowaan la soo geba-gebeeyo saxiixa heshiiska ay la galeyso Itoobiya, kaasi oo is-afgaradkiisa lagu...