Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Ugaarsi lagu hayo macallimiinta dugsi..

Beledweyne (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeysan xalay magaalada ay ku weerareen Macalin...

Qaraxyo ruxay Magaalada BOOSAASO

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qaraxyo loo adeegsaday Bam gacmeedyo. Qaraxyada...

XASAN Khaatumo miyuu aqoonsaday mise maamul goboleed cusub? (XOG)

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheynaya inuu taageero maamul goboleed ka dhex sameysma Somaliland iyo Puntland, iyadoo dalku ku jiro...

Hadalki kasoo yeeray P/L oo cirka kusii shareeray colaadii kala dhexeysay S/L

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helaayo Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in Maamulka Axmed Siilaanyo uu aad uga carooday hadalkii kasoo...

Gaas oo u baxay inuu soo galo heshiis cusub kaddib heshiiskii ay diiday DFS

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamul goboleedka Cabdiweli Cali Gaas ayaa saaka oo Isniin ah u dhoofey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Safarka...

Sirta ka dambeysa shirka Shariif Xasan, Gaas iyo Axmed Madoobe ee XAMAR

Shir ay markii ugu horeysay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dhisan Soomaaliya marka laga reebo Somaliland yeelanayaan ayaa qabanqaabadiisa ka socotaa Muqdisho iyadoo ay magaalada soo gaareen...

Xog dheeri ah: Socdaalka Gaas, Shariif Xasan iyo Axmed Madoobe ee XAMAR

Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo maanta ay so gaareen magaalada Muqdisho madaxweynaha maamulka Puntland iyo madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe ayaa waxaa soo baxaya warar...

C/W Gaas oo ku wajahan Muqdisho iyo Xasan Sheekh oo wada qorshe ah in..

Garoowe (Caasimada Online) - Warar goor dhow nasoo gaaray, ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Cali Gaas uu ku wajahan yahay magaalada Muqdisho...

Gudoomiye la dilay & qarax dhacay

Gaalkacyo (Caasimada Online) Wararka aan ka heleyno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in goordhow xaafada garsoor lagu dilay gudoomiyihii xaafadaasi Maxamuud Diiriye "Bidaar". Labo dhalinyaro ah...

Puntand oo lasoo dar-daarantay mid ka mid wasiirada cusub ee DFS + Sawirro

Garoowe (Caasimada Online) - Wasiirka cusub ee Waxbarashada Dowladda Federaalka Somalia Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilko-Jiir) ayaa magaalada Garoowe loogu sameeyay kulan sagootin iyo dardaaran isugu...

MAXAA KA KA DHACAY BOOSAASO?

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in Halkaasi ay Kooxo hubeysan ku toogteen Askari ka tirsanaa...

DHAGEYSO: DAD saliid ku sumoobay

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in isbitaalka magaalada la dhigay ku dhawaad 20 ruux...

Warbixin: Qarax ka dhacay Gaalkacyo iyo mas’uul sare oo lagu dhaawacay !!

Gaalkacyo (Caasimada Online)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee gobolka...

Xubno ka tirsan xukuumadda Gaas oo xilka R/W DFS u raadsaday Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Magaalada Muqdishu ayaa waxaa ku sugan xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Cabdiweli Gaas kuwasoo u suxul duubaya sidii loogu...

Qeybdiid oo dagaal ka dhex hurinaaya Somaliland iyo Khatumo (Xog cusub)

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanayo Magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu Hub u daabulaayo Maamulka Khatumo. Wararku...

Xog: R/W Cabdi Weli oo 1 shuruud oo adag ku xiray in uu xilka iska casilo!!

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa isa soo taraya calaamadaha muujinaya in Ra'iisulwasaare C/weli Sheekh Axmed uu xilkiisa weyn doono kadib wada hadalo hoose oo maalmihii...

SARIRRO: Wariye C/risaaq Cali Silver oo lagu aasay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online)-  Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu aasay wariye C/risaaq Cali Cabdu Silver oo xalay kooxo hubeysan ay ku dileen...

XOG: Gaas oo shirka Copenhagen aan ka qeyb galeyn “Dhowrasho Sumcad”

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Gaas, ayaa la sheegay inuu ka baaqsaday ka qeyb galka shirka Copenhagen ee Soomaalida, sabab...

Xildhibaanno ku qul-qulaya Muqdisho iyo C/Weli oo baarlamanka la geynayo

Muqdisho (Caasimada Online) - Xilli uu weli taagan yahay Khilaafka adag ee u dhaxeeya Xasan Sheekh iyo C/Weli Sheekh, ayaa waxaa Muqdisho kusoo qulqulaya Xildhibaanno...

Muxuu C/Weli GAAS ka yiri diidmada laga muujiyay heshiiskii DF iyo P/Land?

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu ka hadlay wararka maalmahaani ugu danbeeyay kasoo yeeraayay Maamul goboleedyada dalka...

Somaliland oo caalamka ka dalbatay faro-gelinta kiis culus oo ka taagan Muqdisho

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa baaq culus u dirtay beesha caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda...