Wasiirkii hore ee wasaarada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ka sheegay xaflad uu ka hadlay in ciidamada AMISOM ay ka heersareeyaan ciidamada dowlada marka loo eego adeegyada ay u baahan yihiin. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in markii ugu horeysay ee uu xilkaasi qabtay uu la kulmay taliyaha ugu sareeya ciidamada AMISOM oo u sheegay in ciidamada AMISOM...
Kismaayo (Caasimada Online) - Xili xaalada magaalada Kismaayo ay sii xumaanayso ayaa waxaa iminka soo baxaya in ciidaamo badan oo ka tirsan Beesha Kablalax ay isaga baxeen magaalada Kismaayo. Ciidankan ayaa waxa ay ku sugan yihiin Duleedka magaalada Kismaayo iyaga oo xusay in ay ka soo baxeen xadgudub ay sheegeen in Maleeshiyada Raaskambooni ay ka wadaan Kismaayo. Col. Cabdiqani Ibraahim oo...
Geneva (Caasimada Online) - Sida ay baahiyeen wargeysyo ka soo baxa dalal ka tirsan Yurub & Afrika, safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya waddanka Switzerland Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Baribari) ayaa lagu eedeeyey inuu lug weyn ku lee yahay arrimo la xiriira fiisooyin la kala iibsaday, waxaana eedeeynta Yuusuf lagu xusay in fiisooyin loogu talogalay in ay dalkaasi ku yimaadaan Madax...
Muqdisho (Caasimada Online) - Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo horey usoo noqdey wasiirkii dastuurka dowladda KMG ahaayd ee Soomaaliya xilligaana ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa ka deyriyey xaaladda uu dalku waqtigan ku sugan-yahay,waxuuna madaxweynaha Soomaaliya ku eedeyey dhammaanba arrimaha ka taagan dalka. Xildhibaan Xoosh waxaa uu ka mid yahay xildhibaannada iyo siyaasiyinta Soomaaliyed ee ka soo horjeeda hab-siyaasadedka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helaayo Deegaanada Tixsiile iyo Warmaxan ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaaya in ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Ciidamada Dowladda Somaliya dhexdooda. Ciidamada Dowladda, ayaa waxay qaarkood ka caroodeen dilkii dooraad Deegaanka Tixsiile loogu geystay Yuusuf  Indhoole, oo horey u soo noqday Gudoomiyaha Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Yuusuf Indhoole waxaa lagu eedeeyay in uu ka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Shir looga hadli lahaa shidaalka oo lagu wadey in horaanta bishaan uu ka dhaco London ayaa dowladda Soomaaliya ay ka baaqatay, sidoo kale guddiga batroolka iyo macdanta ee baarlamaanka ayaa kulan la yeeshay Wasiirka batroolka iyo macdanta ee dowladda federalka Soomaaliya. Arrimahan ayaa waxay dhacayaan iyadoo la sheegayo in meelo badan oo Soomaliya ka mid ah...
Shacabka Magaalada Muqdisho oo markii ugu horeeyay ka hadlay arimo badan oo taagan kuwaas oo caqabad ku ah Horumarka Magaalada Muqdisho iyo Sababaha keenay in ay dib u dhac ku timaado Horumarka Magaalada ka socday. Waxa ay shacabka dhaliileen maamulka gobolka Banaadir oo ay ku dhaliileen inuusan waxba ka qaban horumarka magaalada caasimadda ah. Waxa ay si gaar ah u sheegeen...
Muqdisho (Caasimada Online) - Beesha Hawiye ayaa kullan xasaasi ah oo runta loogu sheegay dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku yeelatay magaalada Muqdisho. Ujeedada kullanka ayaa Hawiye waxa ay ku sheegeen sidii looga tashan lahaa aayaha beesha iyo iska qabashada cadaalad darrada dowladda federaalka ay ku hayso dadka iyo deegaanka Hawiye. Beesha Hawiye waxa ay sheegtay inay dowladda Soomaaliya kusoo dhoweysay deeganadeeda...
Nairobi (Caasimada Online) - Xoghayaha Guud ee Urur-gobaleedka IGAD, Maxbuub Macallim ayaa sheegay inaysan weli Dowladaha Kenya iyo Somalia u soo gudbinin murankooda ku aadan Aayaha Qaxootiga Soomaalida ee weli ku nool Xeryaha Qaxootiga ee W/bari Kenya. Mas’uulka ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wargeys ka soo baxa dalka Kenya, wuxuuna tilmaamay inuu la socdo Heshiiskii saddex...
Gaalkacyo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya miyaga gobolka Mudug ayaa sheegaya in lasii daayay seddex ruux oo lagu heystay afduub ahaan miyiga gobolkaasi. Seddexda ruux ee lasii daayay ayaa la sheegay in la afduubtay 11 July sanadkii 2012, iyadoo lagu heystay duleedka magaalada Gaalkacyo, waxaana afduub ahaan u heystay kooxo burcad badeeda Soomaali ah. Wararka ayaa sheegaya in seddexdaasi...
Cakirnaan Siyaasadeed, Calawsanaan Maamul, Ficiltan Shaqsiyaadeed, Gocasho raad-raacyo qallafsan leh iyo Ifafaalo aan rajo lahayn ayaa laga dareemayaa Jawiga guud ee dalka Somalia. Xafiisyadda Madaxweynaha, Ra’isul-wasaaraha iyo kuwa Ergooyinka Caalamiga ee u xil-saaran Arrimaha Somalia intaba waxaa maalmahan ka soo baxay hadallo mutaxan oo sii ololin kara khilaafka siyaasadeed ee la hadal-hayo inuu Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul-wasaare C/weli Sheekh...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa go’aan ay adag tahay in laga rumeysto u sheegay xildhibaanno uu shalay kula shiray Villa Somalia. Xubnaha uu Xasan la shiray ayaa ahaa Guddi ka socday Xildhibaanada Baarlamaanka, ee ka soo horjeeda Siyaasada Dowladdiisa. Madaxweynaha oo Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilay Xildhibaanadaan, ayaa waxay ka wada...
Dal madax banan oo Qaran ah oo leh Barlamaan Madaxwayne iyo Calan u gaara in beesha caalamku ay siday doonto u Mamusho ma saxbaa? mise waa inay beesha caalamku ku qadariso kuna ictiraanto arrimaha hoose dadka dalkaas iska leh Soomaaliya hadii in yar oo khilaafa soo kala dhex galo hay,yadaha dawligaa waxaa Markiiba saxaafadda la hadla beesha caalamka Soomaaliya...
Gaarisa (Caasimada Online) - Wararka laga helaayo Magaalada Garissa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, ayaa waxay sheegayaan in xalay lagu dilay Allaha u naxariistee Sheekh C/rashiid Xasan. Sheekha waxa uu ka mid ahaa Culima'udiinka sida weyn leh looga garanaayo Magaalada Garissa, iyadoo uu Siirada Rasuulka (NNKH) uu ka akhrin jiray Masaajidka weyn ee Jameeca (Masjid Jaamac). Sheekh C/rashiid Xasan, ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jesiiradda Comoros, Said Hasasan El-anrif ayaa shaaca ka qaaday inay Ciiddanka Boliska gacanta ku dhigeen saddex nin oo asalkoodu Somali yahay, xilli ay ka soo degayeen Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee caasimadda Jesiiradda ee Moroni. Raggaasi oo la sheegay inay wateen Baasabooro Kenyaati oo la been abuuray, ayaa la sheegay inay ku doodeen inay xubno ka...
Muqdisho(Caasimada Online) - Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa markii ugu horeysay aaday safar dhanka dibada ah, waxii ka dambeeyay markii 27-kii Febraayo 2014 loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir. Gudoomiye Muungaab aya la sheegay in safarkiisa uu ku wajahan yahay magaalada Istanbul ee dalka Turiga, halkaasi oo la sheegay inuu u aaday horumarinta mashaariicda...
Sool(Caasimada Online) - Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka inka badan 35 ruux ayaa dhaawacyo kala duwan uu kasoo gaaray dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Lama oga waxyabaha sababay in dabka uu ka kaco kaalinta shidaal ee ku taala Laascaanood, laakiin Dr Axmed Cadaani oo kamid ah dhaqaatiirta magaalada ayaa sheegay in seddex ruux...
London (Caasimada Online) - Shaki kama taagna in qof kasta oo daawada kubadda cagta uu garanayo xiddiga kooxda Arsenal iyo dalka France Abu Diaby. Hase yeeshee dad badan ayaan ogeyn in Abu Diaby uu muslim yahay, haddana cod aad u macaan uu lee yahay marka uu qur’aanka kariimka ah aqrinayo. Diaby ayaa dhowaan qur’aan ka aqriyey masjid ku yaalla bariga...
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya howl gelinta iyo dib u dhiska goobihii ganacsi iyo adeegyadii maxaliga ahaa ee muddo 23 sano ka hor u dambeysay balse haatan waxaad arkeysaa in dib loo howl gelinayo goobahaasi. Hadaba Suuqa Ceel-Garweyne oo ka mid ahaan jiray suuqyadii caanka ahaa magaalada Muqdisho, ayaa waxaa dib loo furay shalay, ayada oo uu furay duqa magaalada...
Qarax kale ayaa fiidnamdii hore ee caawa mar kale ka dhacay xarunta maamulka Somaliland ee Hargeysa. Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay wasaaradda caddaaladda ee Somaliland horteeda, waxaana Wasaaraddu ku dhawdahay Madaxtooyada. Qaraxn waxaa ku dhaawacmey hal qof oo goobta ka dhawaa, ninka ku dhaawacmey ayaa la sheegayaa in uu kamid ahaa laanta xeer ilaalinta Somaliland. Ciidamo badan ayaa...

Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...